Home » 1:24 pm
Entries posted on “July, 2013”
Adisababa : July 25, 2013 – (SDN) Warar laga helayo magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Cabdi wali Gaas oo haatan ku sugan halkaasi lagu wado inuu ku dhawaaqo inuu yahay musharax madaxweyne ee maamulka Puntland. Wararku waxa ay intaa ku darayaan in Ra’iisal wasaarihii hore ee Somalia uu kulan la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Salaamu laahi caleykum Shaley (24 July) waxaa uu heshiish laba geesood ahi ku dhex marey Ambassador hotel hargeisa labada xisbi siyaasi ee mucaaridka ee UCID Iyo WADDANI kuwaas oo mudooyinkii danbe iyago isku mucaarid ah hadana kala soo horjeedey marmarka qaarna ay hawada isku marin jireen eedeymo kulkuluul oo ay isku weerarayaan. Hadaba , […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afartankan tillaabo ayaa qofkii sida ay tahay u qaada waxa uu ku noolaanayaa farxad waxa uuna gaadhayaa horumar waana uu ka nolol duwanaanayaa dadka kale. 1- Maalin walba soco 10-30 daqiiqo adiga oo faraxsan. 2- fadhiiso kaligaa 10 daqiiqo adiga oo aamusan. 3- maalin kasta ka hurud 7-8 saacadood . 4- Nolashaada Maalin kasta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mugdisho: 25-july 2013 (SDN) Sida ay Ku warramayso mid ka mid ah idaacaha maxaliga ee ku yaalla magaalada Muqdisho, waxaa xabsiga maalinimadii Arbacada ee 24-07-2013 laga sii daayay qaar ka mid ah maxaabiistii lala xidhay hoggaamiye Xasan Daahir Aweys oo dhawaan ka soo baxsaday Al-Shabaab. Idaacadda ayaa sheegtay in sagaal ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mugdisho: 25-july-2013(SDN)Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho kulan ku dhex maray Madaxda ugu sareysa dalka oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisal Wasaare Saacid, Wakiilka Qaramada Midoobay Nicholas Kay, Taliyaha Guud ee Ciidamada dalka kenya ahna kuxigeenka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya jooga, Wakiilo ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Libya: 25-July-2013(SDN):- Doonni ay saarnaayeen Tahriibayaal soomaaliyeed oo tiradoodu dhan tahay 95, oo 36-kii saacadood ee u dambeeyey dul-heehaabaysay Badweynta Libiya iyo Dalka Talyaaniga u dhaxaysa, ayaa ugu dambayntii lagu guulaystay in la badbaadiyo. Doontan oo ka shiraacatay Dala Libya ayaa ay la soo deristay cillad sababtay inay muddo ka badan 36-saacadood biyaha dushooda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jawhar: 25-july-2013(SDN)Ciidamada Ammaannka dowlada Somalia ee gobolka Sh/dhexe ayaa gacanta ku soo dhigay nin la sheegay inuu walaalkiis ka yar ku dilay degaanka Gololey ee oo qiyaastii 25km galbeed kaga toosan magaalada Jowhar. Ninkan ayaa la sheeegay in xilligii Gacanta lagu soo dhigayey uu ka isku dayey inuu ka baxsado Deegaanka la sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 25-july-2013 (SDN)Salaadiintii iyo waxgaradkii isu xilqaamay xallinta khilaafka ka dhex taagan Golaha wadatashiga iyo toosinta Qaranka iyo xukuumadda ayaa Habeenkii xalay ahaa la kulmay Golaha wadatashiga iyo Toosinta. Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhnaayeen kana dhacay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa lagu lafo guray sidii Golaha wadatashiga iyo Xukuumadda la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceerigaabo July 25,2013(SDN)-Beelweynta Muuse Ismaciil Gadheyn ayaa baaq taageero ah oo ay u jeediyeen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Waxa ay ku sheegeen in ay Deagaanadooda ka furi doonaan Xafiisyada Golaha. Baaqa oo nuqul ka mid ahi na soo gaadhayna waxa uu u dhignaa sidan: BAAQ TAAGEERO Hadaanu nahay salaadiinta odayaasha, waxgaradka reerka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 25,2013(SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa heshiis toban qodob ka kooban la sixiixday Guddoomiyaha xisbiga Wadani Md Cabdiraxmaan Ciro. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa bilihii u danbeeyay wax uu la soo baxay mucaarad toosin ah oo uu Xukuumada Axmed Siilaanyo cebeheeda dibeda ugu soo saarayo. Mucaaradadan toosinta ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »