Home » 5:32 pm Entries posted on “July, 2013”

Jaamac Shabeel oo ka Hadlay aragtidiisa la Xidhiidha Midowga labada Xisbi Mucaarid {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.July (SDN) Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge “Jaamac Shabeel” ayaa Sheegay In Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane  Faysal Cali Waraabe uu ku Dhex Milmay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka. Gudoomiyaha Golaha Dhexe ayaa hadalkan ka Jeediyay Madal ay Maanta Xisbiga Kulmiye kula Midoobayeen Urur Siyaasadeedkii Jamhuuriga ee Ku Hadhay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukuumada ka Yeeli Mayno inay Aflagaadayso Dhego Weyne iyo Maxamed Xaashi” Muuse Biixi{DHAGAYSO}

Hargaysa 25.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay xukuumaddu markii lagu dhawaaqay Golaha Wada Tashiga iyo toosinta qaranka ay wada hadalo ka galeen isla markaana ay ku qanceen in ay u dulqaataan wax kasta oo ka yimaada. Guddoomiyaha Xisbiga Taladda Haya ee Kulmiye ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad lagu soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo soo dhaweeyay Midowgii labada Xisbi Mucaarid

Hargaysa 25.July (SDN) Hadii aanu nahey Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Waxaanu si diirana u soo dhaweyneynaa Heshiiska labada xisbi mucaarad Shaley Ku Gaadheen magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Ambassador. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay Gudoomiyaha Golaha Wadatshiga iyo Toosinta Qarankan Muj: Xasan Guure Jaamac ayaa lagu Sheegay in Golahoodu uu soo dhawaynayo  Baaqii iyo Talooyinkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

HESHIISKA MAAMUL-WAD​AAGA HAWADA, IYO HIMILADDA SOMALILAND​!

Waa Jamhuuriyadii is-diidooyin ka! Guul-daradu waa guul, gaajadu waa dhereg, beentu waa run, Silicu waa ladnaan, qalad kuna, waa sax! Haa sidaas weeye. Somaliland iyo nidaamkeeda siyaasiga ah ee dawladnimo hadaad si dhab ah u dhugato, waxad xasuusan, Caalam kii Oceania ee uu George Orwell Novel kiisii la magac baxay 1984 kaga qisooday. Sheekada buugaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sideebay dawladu dhaqaalaha dalka u kordhisaa kharashaadka aan loo baahnayna u yaraysa

Waan idin salaamay dhammantiinba dadka maqaalkan akhrisanayaw. Horta anigu dalkii Somaliland ma degeni laakin sida ay dawladu wax u maamusho war iguma seegana oo wax walba warbaahintaan kala socda. La iskuma hayo Xukuumadan waxbadan way qabatay hadana kolay hawlbadan baa u taala. Somaliland waa dal yar oo sabool ah , shaqala la’anta iyo baahida dadkuna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiirada oo shirkoodii maanta uga dooday qodobo dhowr ah

Muqdisho July 25, 2013(SDN)-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah. Golaha Wasiirada ayaa ugu horeyntii warbixin ka dhegeystay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Mudane Cabdikariin Guuleed iyo Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdixakiin Faqi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Community Condemns Health Commissioner

A Somali health organization announced Monday that members of the Twin Cities Somali community would gather Friday to express a “vote of no confidence” for Minnesota Health Commissioner Edward Ehlinger. The press conference is being organized by Isuroon—a nonprofit founded by Hopkins resident Fartun Weli that provides health education and advocacy for the local Somali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxba Xirsi-yow Ha Soo Hangalaysane.… – Qalinkii: Xuseen Xasan Badmaax

Wax badan ayuu qalinku ka maagay inaan dhinac ula baxo wasiir ka tirsan dawlada Dhukkan ee uu hogaanka ka yahay madaxweyne Axmed-siiraanyo maanta se inankan Xirsi ee dabaylaha bari sitaan ayaan doonayaa inaan runta warbaahinta u mariyo. Xirsi waxa aan leeyahay hadii adeerkaa kuu sameeyay xil aan jirin oo aan distoori iyo sharci midnaba ahayn,kaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Women Have A Role To Play In Peacebuilding

The role of women in peacebuilding has long been underestimated in Somaliland. Since the country’s collapse and the emergence of Somaliland, citizens have been plagued by protracted political insecurity and militarised violence. The prolonged conflict produced gendered outcomes in Somaliland, with particular shifts enabling Somali women to participate in activities – such as conflict resolution […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo wali ku mashquulsan Abaabulka Odayaal u jawaaba Golaha wadatashiga iyo isku daygii Salaadiinta is xilqaamay oo Hal bacaad lagu lisay u muuqda

  Hargeysa: 25-july-2013 (SDN)Inkastoo ay jiraan dhaqdhaqaaqyo wax ku ool ah oo ay waddaan salaadiin iyo wax garad reer Somaliland ahi, Haddana waxa ay wali xukuumadda Somaliland ku mashquulsan tahay sidii ay abuuri lahayd Odayaal beelaysan oo jawaabo dhinaca xukuumadda u xaglinaya. Maanta oo ugu dambaysay waxa ay xukuumadda soo Abaabushay Odayaal la sheegay inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »