Home » 2:28 am
Entries posted on “July, 2013”
The escalating war for control of what is left of Somalia, between the al-Shabab extremists and the African Union puppet “transitional federal government”, offers little hope of peaceful resolution. Al-Shabab is now deeply entrenched and, with the help of foreign jihadists, virtually controls all southern Somalia. However contentious, their viciously anti-feminist interpretation of fundamentalist Islam […]
Posted in Uncategorized | Read More »
There is a famous wisdom, which states that change is inevitable and growth is optional. The newsflash pronouncement this week in Hargeisa, which terminated the political difference between UCID and WADDANI opposition parties, has received a warm welcome by a fast majority of the people both at home and overseas as well. The present situation […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid abdi rashid xasan mataan oo waxba kama jiraan ka dhigay warar ay ka qoreen warbaahinta qaar isaga madaxweynaha xisbiga ucid jamaal ali xusein sidaas inay diidan yihiin midowga labada xisbi (KampalaSDN) Musharaxa madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu noocadeyey mar aanu la xidhiidhnay warar ay warbaahinta qaar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 25.July (SDN) Wargayska Indepandent ee dalka ingiriiska ayaa baahiyey faallo uu mashaqada siyaasadeed ee dalka masar ka qoray qoraaga weyn ee u dhasha wadanka Bitain Mr Robert Fisk. Qoraagu waxa uu ka deyriyey khasaaraha nafeed ee maalinba ta xigta soo gaadhaya dadka banaanbaxyada wada, iyadoo ay suurogal tahay inay jiraan dhinacyo weli u heelan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.July (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaarada Waxbarashada Mud,Maxamed Xasan ayaa maanta u soo xidhay kulan mudo shan maalmood ah uga socday Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa,Masuuliyiinta Wasaarada waxbarashada ee Lamaanaha oo ka kala socday Gobolada dalka. Kulankan oo ay ka qayb galayaashu ku baranayeen macluumaad ku saabsan sidii ay si siman Wiilasha iyo gabdhuhuba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Warsaxaafadeed naga soo gaadhay laanta xisbiga ucid ee dalka Uganda ayaa lagu Sheegay in laanta xisbiga ee Uganda uu soo dhawaynayo, heshiiska dhex maray labada xisbi mucardi oo in badan ba loo hanqal tagayey waan kaalintoodi oo ay buuxiyeyeen mar horan auu eegayd . Waan kaalinta kaliye ee lagu saxi karo xukumada hada talada haysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 25.July (SDN) Maayirka Degmada Gabilay Mud, Shucayb Maxamed Muuse ayaa sheegay, in mudadii Lixda bilood ahayd ee ay xilka hayeen ay fuliyeen mashaariic badan kuwa kalena ay haatan wadaan. Maayirka Gabilay oo u waramayey Shabakada Qurbejoog.com waxa uu sheegay, in ay waxbadan ka qabteen dhinaca wadooyinka, haatana ay magaalada Gabilay ka bilaabeen wado sideed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.July (SDN) Kulan ay ka soo qayb galeen Maayarada Degmooyinka Hargeysa, Gabilay, Booramme, Berbera iyo Burco,Kuna saabsan Qaabka horuumarinta xisaabaadka iyo ilaalinta kharashaadka ayaa maanta lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa, Maayirka Degmada Boorame Mud,Saleebaan xasan Xaddi oo Shabakada Qurbejoog.com uga waramay kulankaas, ayaa sheegay in kulankan isugu yimaadeen maayirada shan degmo oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cawayskii 22/07/2013, waxaan daawaday oo ay indhahayga iyo dhegahayguba si fiirro leh uga bogteen laba waraysi oo ka kala baxay Telefishanadda UNIVERSAL iyo HCTV. Waxa labada waraysiba la soo geliyay youtube-ka, waxa ka sii kala xigtay oo soo daabacay ama geliyay qaar ka mid mareegaha internet-ka ee wararka laga daalacdo. Labadaas waraysiba waxa labada Telefishan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.July (SDN) Ururkii Jamhuuriga oo ka mid ahaa Ururadii ku hadhay doorashadii Golayaasha degaanka ee dalka ka qabsoontay dabayaaqadii sanadkii hore ayaa Maanta si rasmiya ugu Biiray Xisbiga Talada haya ee Kulmiye. Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo loogu qabtay Kusoo biirista ururkaas hore huteel Mansoor ee magaalada Hargeysa,ayaa waxa ka soo qayb […]
Posted in Uncategorized | Read More »