Home » 2:33 pm Entries posted on “July, 2013”

Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo soo bandhigay Tacadiyadii Xukuumada Siilaanyo ee lixdii Bilood ee u Danbeysay

  Hargaysa 26July13(SDN)Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA una taagan ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta Somaliland iyo tayaynta, sidoo kalena ah Urarka keliya ee Saxaafaddu leedahay ee sifo sharci ah lagu aasaasay, isla markaana ay ku mideysan yihiin inta ugu badan hay’adaha Warbaahinta Somaliland iyo Suxufiyiinta ka hawlgasha. Dhanka kale, Ururka SOLJA waxa xubinimo buuxda ka haysta ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister Farmajo to Honor Somali Graduates in Ohio

The organizing committee of the annual Somali Graduation and Scholarship Program is pleased to invite all Somalis who graduated from Ohio high schools and colleges to the most prominent Somali event in Ohio celebrating their academic achievement. The Fourth Annual Ohio Somali Graduation Program will be held on Friday, August 9, 2013 at 6:00pm-11:30pm Hilton […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weerarkii Jeelka Abu Qurayb waxuu muujinayaa saamaynta shabakadda Alqaacida ee Gobolka

Washington 26.July (SDN) Wargayska Washington Post ee dalka Maraykanka ayaa todobaadkan badhtamihiisii waxa uu qoray warbixin muujinaysa sida uu weerarkii ay alqaacidada labada webi ku qaadeen xabsiga Abu Qurayb ee galbeedka magalada baqdaad ku yaalla, uu sumcad xumo ugu yahay xukuumadda dalkaas iyo saaxiibadeeda dhinaca ammaanka ka caawiya. Wargayska ayaa waxaa uu leeyahay weerarkaas oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:WAA LA IISOOMAA SHEEKO GAABAN

London July 26,2013(SDN)-Waa majaajilo qosol badan oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan iyo Masoomeyaasha marmarsiyooinka ay ka yimaada dadka aan soomin. Dadka qaar yaaan sinaba loo karin in ay soomaan iyaga oo ay dhici karto xitaa in ay tukadaan Salaada,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Sida Soomaalida loogu dhibaateeyo Yemen & Gabdho sheegay in sedex bilood la kufsanayay

Sanca July 26,2013(SDN)-Waa warbixin sawir ka bixineysa sida loola macaamilo Soomaalida nolol doonka ah ee Tahriibka ku taga dalka Yemen iyaga oo doonaya in ay uga sii gudbaan Sucuudiga. Waa sawiro naxdin leh ha daawan hadii aad calool jilicsan tahay iyo hadii caruuri ku ag joogto,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Gollaha Guurtida Somaliland oo Mag Gaarsiiyay Degaanka Adhicadeeye

Adhicadeeye July 26,2013(SDN)-Wefdi ka socdey Gollaha Guurtida Somaliland oo uu hogaaminayay Xoghayaha Guud ee Golaahaasi ayaa gaaray degmeda Adhicadeeye. Wefdiga Guurtida ayaa halkaa Gaarsiiyay Mag ay u sideen mid ka mida beelaha Adhicadeeye,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Wariye Mustafe Xaaji Cabdinuur oo khudbad ka hor jeediyay Gollaha Amaanka ee QM

New York July 26,2013(SDN)-Wariyaha caaka ah ee Mustafe Xaaji Cabdinuur ayaa khudbad xamaasad leh ka hor jeediyay Gollaha Amanaaka ee Qaramaa Midoobey. Wariye Mustafe ayaa Gollaha Amaanka ee QM uga waramay nolosha suxuufiyiinta Soomaaliyeed,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Taxane Diini ah oo loogu magacdaray Dhacdo Iyo Cibro – Bilal waa sayidkayagii

Ottawa July 26,2013(SDN)-Dhacdo Iyo Cibro – Bilal waa sayidkayagii waa  Barnaamij Diini ah oo Taxane ah oo uu halkan inooga soo jeedin doono Walalakeen Sheekh Saciid Cali Axmed. Barnaamijkan Taxanaha Diiniga ahi waa Qebtiisii 1aad,taxanahanina waxa waanu idiin sii wadi doonaa Insha allah,DAAWO.    

Posted in Uncategorized | Read More »

SHEEKO:CASHADII MADAXWAYNAHA – MARWADIISA IYO WASIIRADIISA

Waa sheeko dhex martey madaxweyne iyo marwadiisa , oo wasiiradii guulwadayaasha ahaana agtaagan yihiin . Iyadoo uu madaxwaynihii akhriyaayo (report) yadii loo keenay , oo dhawr wasiir oo gaagaabani la joogaan , ayaa XAASKII madaxwaynahu xafiiskii uu fadhiyey soo gashay iyada oo degdegsan oo wejigeedana ka muuqato WERWER iyo BAQASHO. Markaasuu madaxwaynihii waydiiyay isaga oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Danish Refugee Council article: On the edge of Somalia

Millions of men, women and children have fled their homes in Somalia since civil war broke out in 1991. After more than two decades of continuous war, recurrent droughts and famine, over one million Somalis remain displaced. Some have settled as far north as they could, and reside in Puntland. Danish Refugee Council with the […]

Posted in Uncategorized | Read More »