Home » 8:17 pm Entries posted on “July, 2013”

Hogaamiye ka Soo Jeeda Xisbiyada Mucaaridka Tunis oo la dilay,iyo Dawlada oo loogu baaqay inay Xilka ka Degto

Tunis 26.July (SDN) Waxaa shalay (khamiis) lagu dilay magaalada Tunis ee caasimada dalka Tuniisiya mid kamid ah hogaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ee dalkaasi. Maxamed Brahmi ayaa hogaamin jiray dhaq dhaqaaqa (Popular Movement) wuxuuna sidoo kale xubin ka ahaa Baarlamaanka dalkaasi. Hogaamiyahan ayaa kamid ahaa mucaaridka sida weyn u dhaliila Xisbiga Islaamiga ah ee dalkaasi ka taliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Cuisine Smothers the Stereotypes

If your only information about Toronto’s Somali community comes from the news media, you could easily come to believe that the community is comprised entirely of drug dealing, gun toting thugs. A visit to Dabagoye, a Somali restaurant located a few streets over from the infamous Rexdale house where Rob Ford posed in a photo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Q.M oo Canbaaraysay Tarxiilka Muhaajiriinta ee ay ku Hawlan tahay Dawlada AUSTRALIA

Australia 26.July (SDN) Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa qoraal ay manta soo saartay (Jimce) si weyn ugu dhaliishay heshiiska dhexmaray wadamada Australia iyo Papua New Guinea(PNG). Heshiiskaasi oo ay horey u cambaareeyeen hay’adaha xaquuqul insaanka ee Australia ayaa qoraya in qaxootiga doonyaha ku yimaada dalka Australia aan loo ogolaan inay dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WARARKII UGU DAMBEEYEY WAFTIGII GAARAY GOBOLKA SHABELADA HOOSE

War qabadka  26.July (Qurbejoog.com)  Kadib Markii uu shir Saacado Qaatay uu Magaalada Muqdisho ku Dhexmaray Wasiiro iyo Xildhibaano ka Soo Jeedo Beelaha ku Loolamaayo Gobolka Shabeelada Hoose ee uu Dagaalka ka Dhaxeeyo kaas oo loogu Hadlaayey Sida Loo Qaboojin Karo Colaada Iminka Ka Soo Cusboonaatay Gobolkaasi. Kulankii Kadib Ayaa waxaa Maantay Magaalada Muqdisho ee Caasimada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Budhcad Badeed isu rogay inay Ilaaliyaan Maraakiibta Sida Sharci Daradda ah uga Kalluumaysta Xeebaha Somalia

Nairobi 26.July13  (SDN) Warbixintii dhawaan ay qaramada midoobay u gudbiyeen gudiga u xilsaaran ilaalinta cunaqabataynta saaran wadamada Soomaaliya iyo Eritrea ayaa soo bandhigay in Burcad badeeda Soomaalidu ay ilaalshaan maraakiibta sida sharci darrada uga kalluumaysta badaha Soomaaliya si ay uga kabto hoos u dhicii ku yimid dakhligooda kadib markii ay yaraadeen maraakiibtii ay afduubka ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mas’uuliyiinta Waxbarashada Punt Land oo Soo Kormeeray Mashruuc socda Deegaanka Dangorayo

Garowe 26.July (SDN) Masuuliyiinta wasaarada waxbarasha Puntland iyo hay’ada World Vision ayaa dhowaanahan kormeer ku tagtay Degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal iyo tuulooyin hoostaga. Gudoomiyaha waxbarshada Gobolka Nugaal Xasan Cadulaahi Cilmi (Xasan Birimo) oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in kormeerkaasi ahaa mid loogu kuur galay barnaamij waxbarasho oo World Vision ay ka waday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Soo Xidhay Tartankii Axaadiista iyo abaal Marino uu Gudoonsiiyay ka qayb galayaashii “DAAWO SAWIRO”

Hargaysa 26.July13 (SDN) Madaxweyne ku xigeen Jamhuuriayda Somaliland Mudane Cabdiraxamaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa isna galabta soo xidhay tartanka Axaadiista iyo Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee Hargeysa kulankan oo ahaa mid ay Ardaydu ugu tartamaysay 30-ka Jis,20 jis, iyo 10 ka Jis ee Qur’aanka kariim ka ah ayaa waxa uu noqday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Abaal Marin Gaadhi,Kutub,Laptobyo,iyo Agab kale Gudoonsiiyay Ardaydii ku Tartantan Xiftiga Qur’aanka DAAWO

Hargaysa 26.July13 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa galabta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabilay Ardaydii Tartanka Qur’aanka Kariimka ku guulaysatay Kaalmaha hore ee Koowaad, Labaad, Saddexaad iyo Afraad. Kulankan oo ahaa mid aan noociisa hore uga dhicin sida ay sheegeen Culimadu waxa uu ahaa mid xaga madaxweynaha ka yimid markii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faysal Cali Waraabe 22 Sanno oo Hadal ah iyo Xirsi Cali X. Xasan 3 sanno oo Horumar iyo Waxqabad ah

Waxa beryahanba dalka ka socday isku tuurtuur siyaasadeed oo u dhexeeya Fasyal Cali Waraabe Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan kaas oo ay bulshadu siyaabo kala duwan u aragtay. Hadaba waxa is waydiintu tahay farqiga u dhexeeya labadan masuul muxuu yahay marka loo eeego xaga Siyaasada, Horumarka, Dadnimada iyo Dedaalka Wadanimo. Aan ku horeeyo wasiir Xirsi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TVGA QARANKA GOOB SALDHIG U NOQOTAY CUNSURIYAD.CAADIFAD IYO CABUDHIN

“Muxuu Ka Bedeli Doonaa Wasiir Cukuse, Maxayse Filayaan Shaaqaaluhu” Telefishanka Qaranka oo ah Telefishankii loogu Talo galay in uu u adeego Bulshada ayaa noqday Goobtii ugu horeysay ee ay ka bilaabantay dhaqamo aad u xun xun oo aan hore uga dhicin saaxada saxaafada somaliland. Arintan ayaa ay sababtey ama timid wakhtigii koobnaa ee uu haystay […]

Posted in Uncategorized | Read More »