Home » 2:48 am Entries posted on “July, 2013”

Sidee ayuu Bangiga dhexe ee Somaliland u hormarinkaraa qaabka uu u maamulo sicirka lagacta

Waxa aynu marka hore ka hadli doonaa muhiimada uu isbedbedalka sicirka lacagtu u  leeyahay dhaqaalaha wadanka. Marka xigta waxa aynu soo bandhigi doonaa hab cusub oo uu bangiga dhexe ee Somaliland kor ugu qaadi karo maamulka sicirka lacagta taasi oo iyana sare u qaadi doonta dhaqaalaha wadanka. Waxaa muhim ah in aynu isla garano in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

YUSUF GULED GOOD BEENALE WADAL BEENALE DR CAGAWEYNE WAA NIN JIRA EE KA MADAXWEYNAHA IYO QARANKABA BEENTA!!!!

Salaan ka dib. Wuxuu yidhi Caydilihii reer Burco Dahab Shiil baa bad galey…. Walee mid nacasa oo wax soo malmaluuqey ayaa bad galey!!!!   Anigoo ku tashadey inaan iska seexdo, ayaan ileyn waa la iigu daw galaye waxaan soo qaatey Lap Top yar oo meel halkana yaaley.  Sidii caadadu ii aheyd waxaan is idhi bal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nasashada qurbejoog Daawo Aamina Cabdilaahi oo la waydiinayo Suaalo reer Uk +Hot Video daawasho wacan

london 27July13(SDN) Nasashada qurbejoog Daawo Aamina Cabdilaahi oo la waydiinayo Suaalo reer Uk  +Hot Video daawasho wacan.

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Maraykanka Oo Sheegtay In Ay Joojinayso Barnaamijkii Dal Ku Galida Baqtiyaanasiibka Ee La Odhan Jiray “Loterryga Ama Green Cardka”+Hot Video +Dood Xiisa Badan..

London 27July (SDN) Dawlada Dalkaasi Maraykanka Oo Sheegtay In Ay Joojinayso Barnaamujkii Dal Ku Galida Baqtiyaanasiibka Ee La Odhan Jiray “Loterryga Ama Green Cardka”+Hot Video +Dood Xiisa Badan..

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Ucid oo u soo jediyey madaxwaynaha Somaliland inu si dhaqso xilka uga qado wasiirka Madaxtooyada halkan ka daawo

Hargaysa 27July13(SDN) Xisbiga Ucid oo u soo jediyey madaxwaynaha Somaliland inu si dhaqso xilka uga qado wasiirka Madaxtooyada shirkan jaraaid ay qabteen xubnahan halkan ka daawo.

Posted in Uncategorized | Read More »

UNSC extends monitoring group for Somalia, Eritrea

New York, July 27, 2013 (SDN) —The Un Security CoUncil extended the mandate of the United Nations expert panel monitoring compliance with sanctions against Somalia and Eritrea by 16 months. In a resolution adopted on Wednesday, the Security CoUncil asked Secretary-General Ban Ki-moon to re-establish the eight-member Monitoring Group on Eritrea and Somalia Until November […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hadaanu Nahay Taageerayaasha WADANI UK Waxaanu Soo Dhawaynaynaa Heshiiska uu Xisbigu la Galay Ucid

ASC ugu horayn waxaan halkanka salaamayaa guud ahaan shacbi waynaha somaliland iyo howl wadeenada shabakadan QURBOJOOGNEWS waxaan idin leeyay dhamaaantiin RABADAAAAAN KARIIM ale ha inagu gaadhsiiiyo bishaa bisheeda caafimaad iyo cimridherer inta kadib . Hadii aanu nahey taageerayaasha xisbiga mucaarid ah ee wadani ee UK iyo qaarada Yuruba . Waxaanu si diirana u soo dhaweyneynaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mo Farah pleads with Barclays not to end remittances to Somalia

London, July 27, 2013 (SDN) —Double Olympic gold medallist Mo Farah has thrown his fame and weight behind a campaign to stop Barclays Bank withdrawing from Britain’s £2bn remittance market, a decision campaigners say will have catastrophic repercussions for some of the world’s poorest countries, including his native Somalia. The runner has sent a direct […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland to stiffen human trafficking penalties

Hargeisa, July 27, 2013 (SDN) —The government of the self-declared republic of Somaliland will stiffen penalties for human trafficking to stem illegal migration, particularly by the region’s youths.  “Of course there is an article in Somaliland’s penal code dealing with this issue, but we think it is not deterrent enough. For this reason, the government […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madax ka Tirsan Wasaarada Caafimaadka oo Kormeer ku Maray Goobaha uu Talaalku ka socdo ee Boorama

Boorama 26.July (SDN) Dr Cali Sh.Cumar oo ah Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Wasaarada Caafimaadka ayaa  Kormeer ku soo maray Goobaha uu Talaalka Dabayshu ka Socdo ee Degmada Boorama. Waxaa agaasimaha Kormeerkan ku Wehelinayay Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal Dr C.raxmaan Jaamac Hadi iyo Xidhiidhiyaha Waaxda Talaalka ee Wasaarada Caafimaadka Abiib Aadan Nuur iyagoo […]

Posted in Sports | Read More »