Home » 6:18 pm
Entries posted on “July, 2013”
Hargaysa 27.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis ay hor taalo dhaabado Culus oo loo baahan yahay Sidii uu Khibradiisa ugaga Gudbi lahaa. Faysal Cali Waraabe oo ka Hadalayay Madal uu Xilka Wasaaradaasi kula Wareegayay Maanta Wasiirka Cusub ayaa Hoosta ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.July (SDN) Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sadex Sanno ka Hor waxay Maantoo kale la Wareegtay Hogaaminta Qaranka kadib Markii ay ku Guulaysatay Doorashadii Madaxtooyada ee Somaliland ka qabsoontay 26 June sanadkii 2010kii. Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Galabta Warbaahinta ugu Soo Bandhigay Waxqabadkii dawlada u Hirgalay Mudadaas Sadexda Sanno ah inkastoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa :27-july-2013 (SD)Waxaa shalay hotel xamdi ee magaalada hargeysa ka dhacay kulan aan noociisa oo kale hore loo arag ka dib markii dad waji ku macaash ah oo la doonayey inay canbaareeyaan golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka la iskugu keenay huteelkaasi. dadkaasi oo loo sheegay in loo qaybinayo lacago ayaa khilaaf ka dhashay ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa :27-july-2013 (SDN)Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay jireen Warar Hoose oo sheegayey Khilaaf daran oo soo kala dhex galay Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) iyo Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa waxa maanta si cad Eedo la xdhiidha dhul Dan guud ah isku weydaarsaday maayarka Caasimadda Hargeysa iyo Xildhibaan Nac-nac. Ugu horrayn Xildhibaan Nac-nac oo ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:27-july-2013 (SDN) — 26-ka July-2013, Waxa ay Maxmadda sare ee dalka Kenya burisay qorshe ay dowladdu kaga saaraysay 55,000 oo u badan qaxooti Soomaali ah caasimadda Nairobi iyo magaalooyin kale, Dadkaas oo ay xukuumaddu u qorshaysay inay Geyso Xeryo Qaxooti, sida ay Hay’adda xuquuqda Aadimiga u doodda ee Humar Right Watch ay maanta sheegtay. Maxkamadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe: 27-july-2013 (SDN)- Mudanayaasha Aqalka wakiilada Puntland ayaa maanta ka dooday xeerka miisaaniyadda sanadka soo socda ee 2014ka, kaasoo la qorsheeyay in maalinta barri ah si rasmi ah Dooddiisa loo gudo galo. Xildhibaanada ayaa isla soo qaatay sida la isku waafajin karo dakhliga dawladdu ay canshuurta ku qaaddo iyo qiimaha lacageed ee mushahar ahaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cairo:-27-july-2013-(SDN) in kabadan 100-ruux oo dhamaantoodba ah taageerayaasha Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Maxamed Mursi, ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen iska hor-imaadyo ay la galeen Ciidamada Ammaanka ee Dalkaasi. Isku dhacyada ayaa soo bilowday habeenimadii xalay saqdhexe iyadoo ay sii socdaan maanta waxaana ay ka dhaceen agagaarka masaajidka Rabaa al-Adawiya, sida ay xaqiijiyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mugdisho:27-july-2013 (SDN)Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa saaka fal toogasho ah waxa ay ku fulisay askar ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya oo horr dilal ugeestay. Falkan toogashada ah ayaa waxa ay ka dhacday barxada iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho,halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo maxkamada ciidanka qalabka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa :27-july-2013(SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Biixi Yoonin, ayaa maanta xilkiii wasaaradaas si rasmi ah ula wareegay. Munaasibadda xil-wareejinta oo ka dhacday Hoolka Guriga shaqaalaha eek u yaalla caasimadda Hargeysa, ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiirro, xildhibaanno, Guddoomayaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, marti sharaf […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mauritius : 27-july-2013 – (SND)Hay’ad Xuquuqda Aadanaha qaabbilsan ayaa sheegtay in loo diiday in ay booqato 12 Soomaali ah oo ku xidhan Mauritius. Dadkaas oo la eedeeyay, balse aan weli dembi lagu helin magacyadooda iyo Da’dooda waxa ay kala yihiin sidatan: 1. Abdeoulkader Mohamed Ali, 22-sano jir . 2. Said Mohamed Hassan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »