Home » 1:19 am Entries posted on “July, 2013”

Travel : Countries that accept Somaliland passport

Hargeisa, July 28, 2013 (SDN) —The following countries accept Somaliland passport to be used as means of entry into their countries . Somaliland has diplomatic missions in these countries , while most of these countries have either representatives in Somaliland or have diplomatic missions in the country . The names of these countries are : […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab claim attack on Turkish mission in Somalia, three dead

Mogadishu, July 28, 2013 (SDN) —A car loaded with explosives rammed into an office housing Turkish embassy staff in the Somali capital, killing three people, witnesses and officials said on Saturday, the latest in a series of blasts claimed by Islamist al Shabaab rebels. Al Shabaab was pushed out of bases in Mogadishu by Somali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland’s New Foreign Minister Takes Office

Hargeisa, July 28, 2013 (SDN) —Mohamed Bihi Yonis  took office yeterday as Somaliland’s new Foreign affairs minister after his predecessor Mohamed Abdilahi Omer transferred as the minister of commerce in last month’s cabinet reshuffle. The new minister will serve as acting minister until the parliament votes on his confirmation. In a speech at the ceremony […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaybtii Labaad ee Tariikhdii Xaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) Dawasho Wacan

London 28July13(SDN) Qaybtii Labaad ee Tariikhdii Xaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) Dawasho Wacan.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Tababare Saintfiet oo Reer Belgian Ah Ayaa Laba Bilood oo Bilaa Mushahar ah Ku Tababari Doona Xulka Malawi Muxuuse Ka Wadaa?By Jaahuur

Malawi-July-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa xagaa iyo Bari Africa Malawi. Xiriirka kubadda cagta ee Malawi (Football Association of Malawi) ayaa manta shaaca ka qaadey iney heleen tababare cusub oo reer Belgian ah una tababari doona xulkooda qaranka laba bilood oo taburucaad ah (Volunteer). Haddaba tababarahan oo lagu magacaabo Saintfiet oo isagu ka dhawaajiyey […]

Posted in Sports | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Sheekh u dhashay Somaliland oo ku Guulaystay Abaal Marinta Macalinka ugu Wanaagsan Adduunka ee Sanadkan

Hargaysa 27.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo ka mid ah Culimada waa weyn ee Gobolka Awdal oo ku Guulaystay abaal Marinta Caalamiga ah ee Macalinka ugu Wanaagsan Adduunka . Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo Qur’aanka Kariimka ah ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland:Sadex Sano ka Hor iyo Maantoo Kale Milgihii Xilwareejinta Siilaanyo Vs Rayaale {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.July (SDN) Waxay ku beegnayd 26 bishii June 2010kii Markii Shacabka Somaliland ay u dareereen Goobihii Codbixinta Doorashadii Madaxtooyada oo ahayd wareegeedii labaad. Waxaa ku Loolamayay Sadex Xisbi,Sadex Murashax Madaxweyne iyo ku Xigeenadoodii oo ku lamaanaa. Waxay ahayd Mucjiso in Xisbigii ugu Tunka Weynaa Mucaaridka Somaliland ee Kulmiye uu ku Guulaysto kala badh iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab oo qarxisay Safaarada Turkiga ee Muqdisho iyo Saraakiil Turki ah oo ku Geeriyootay

Muqdisho July 27,2013(SDN)-Al Shabaab ayaa sheegatay Qarax is-miidaamin ah oo dad ku dhinteen oo ka dhacay safaarada Turkigu ku leeyahay Muqdosho maanta. “Qaraxan ismiidaaminta ah waxaa lala beegsaday xarun ay deggen yihiin shaqaalaha safaaradda Turkiga oo ku taala meel ku dhow isgoyska KM-4, waxaana ku dhintay saddex qof oo qof ka mid ah uu ahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Kama Qayb galayno Shir aanu daba fadhiisanayno Madaxweynaha Somalia” Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Shacabka Somaliland uga Mahadceliyay Sidii Qiimaha Badnayd ee ay dalka ugu soo dhaweeyeen . Wasiirka Cusub ee Amuuraha Dibadu Waxa uu intaas ku daray inuu Wada Shaqayn buuxda la yeelan doono Ururada Caalamiga ah iyo dalalka Caalamka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxa Aanu Dhaxalnay Dalka Dunida Intiisa Kale Godoon Kaga Jira Una Baahan In La Der Der Galiyo” Dr Maxamed C.laahi {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimaha Dibada haatanse loo magacaabay Wasiirka Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa si qoto dheer uga Sheekeeyay talaabooyinkii ay Wasaaradu ku hawl gashay Mudadii uu Xilkeeda hayay,taas oo ay ugu Mudnayd ayuu Yidhi in Somaliland ka Gudubto Waxa uu ugu Yeedhay Go’doonkii ay kaga Jirtay ka qayb galka […]

Posted in Uncategorized | Read More »