Home » 7:06 am Entries posted on “July, 2013”

Wasiir xirsi oo markale khilaaf Geliyey Derejo Bixinta wajiga labaad ee Ciidamada Somaliland

Hargeysa -28-july-2012(SDN)Waxa khilaaf Ba’ani ka taagan yahay Sida iyo Xilliga La bixinayo Wajiga labaad Derejooyinka Ciidanka Somaliland. Miiska Saraakiisha oo ku yaalla magaalada Hargeysa, ayaa ilaa shalay waxa ka socda shirar ay leeyihiin qaar kamid ah wasiiradda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddidii loo xil saaray inay  kala xulaan qaabka ugu haboon ee Derejooyinka loo siin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaad ka taqaan Dalalka lagau tegi karayo Baasaboorka Somaliland?

Hargeysa July 28,2013(SDN)-Baasaboorka Somaliland ayaa waxa lagu tagaa dhawr dal oo dunida dacaladeeda ku yaal sida ay daabacday barta Internetka ee Medeshivalley. Dalalkan ayaa waxa ka furan Xafiisyada safaaradeed ee laga helo adeegyada ama dal ku-galada lagu yimaado Somaliland. Somaliland oo aan helin aqoonsi caalemi ah ilaa iyo haatan ayaa waxa ay dunida inteeda badani […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Mudaharaad looga soo Horjeedo lacagaha Been Abuurka ah oo Baladweyne ka dhacay

Baledweyne July 28,2013(SDN)-Magaalada Baldweyne ayaa waxa ruxay mudahaaraad shacabka halkaa ku nooli uga soo horjeedaan lacagaha been abuurka ah ee magaaladaasi la geeyo. Sicir bararka ka dhasha lacagaha been abuurka ayaa Baladweyne faro ba’an ku haya,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Xilwareejintii Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Somaliland iyo Weedhihii Faysal Cali Waraabe

Hargeysa July 28,2013(SDN)-Xafalad Xilwareejin aheyd oo ka dhacaday Qolka Shirarka ee Dawlada ayaa waxa la isku weydaarsaday weedho isugu jira dhiiri gelin iyo dhaliiloba oo wasaaradaa ku wejahan. Wasiirada isbedelaya iyo marti sharaf kale oo faro badan oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

Wakiilka Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaliya oo Canbaareeyay Qarixii lala Beegsaday Xarunta Turkiga Muqdisho

Nairobi July 28,2013(SDN)-Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii kooxaha xagjirka ee Al shabaab ku qaadeen xarun ay ku sugnaayeen shaqaale Turki ah oo ka howlgalla safaaradda Turkigu ay ku leedahay Muqdisho. Warsaxaafadeed: ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa lagu sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siyaasadda iyo akhlaaqda siyaasiga maanta joogaa laba isleh maaha

Siyaasaddu akhlaaq ma leedahey ? tahanu waa su ‘ aal da ‘ wayn oo taariikhiya oo culimadu iyo aqoon yahaniinta siyaasaddu wax badan iswaydiiyeen , wax badana baadheen wax badana ka yidhaahdeen (kana qoreen) , bal hadaba inyar oo ay kooban aynu ka soo qaadano . 1- Siyaasaddu waa shaqo uu hogaaminayo xaakim (madaxweyne) oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysaay Hooyadi Fankaay ma sidaasa kuu danbaysay

Asc, waxan halkan marka hore ka salaamaya dhamaan akhristayasha maqaalkan meelkastoo ay kala joogaanba. Hadaba akhristaw maqaalkani wuu ka duwanyahay kuwii hore aan kaga hadli jiray dhinacayada ganacsiga iyo siyaasada labadaba , mawduucani wuxu ku saabsanyahay soojireenkii dhaqanka iyo fanka Somalida. Waqti lagu qiyaasay ila 1940 nadii in ku dhaw ayay ahayd markii ugu horeysay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kulan Amniga looga hadlayo la yeeshay Taliyeyaasha ciidamada iyo Gudoomiyeyaasha 17-ka degmo

Muqdisho July 28, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa caawa kulan ballaaran oo afur ah la yeeshay taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida, taliye xigeenada, guddoomiye-yaasha 17-ka degmo ee gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale kulanka ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane Cabdikariin Guuleed, Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Cabdixakiin Faqi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Sawir Gacmeed Qosol Badan

Hargeysa July 28,2013(SDN)-Sawir Gacmeed aad u qosol oo uu soo bandhigay farshaxanka Amin Amir ayaa sawir ka bixinaya xaalada Siyaasada ee Somaliland. Sairku waxa uu si gar ah uga hadalyaa isbedelka Siyaasadeed ee Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo ka Eng Faysal Cali Waraabe,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Silanyo Administration Celebrates Third Power Anniversary

Hargeisa, July 28, 2013 (SDN) —The Kulmiye administration of president Ahmed Mahmud Silanyo has celebrated 3 years in office with a briefing on development activities attained within the duration. At a press briefing conducted by presidential Spokesperson Ahmed Suleiman Duhul the country was termed to be at a better status in all sectors as a […]

Posted in Uncategorized | Read More »