Home » 8:32 pm
Entries posted on “July, 2013”
Hargaysa 28.June (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Caawa ka qayb galay Munaasibad uu ugu Talo galay inuu Qurbejooga Somaliland Warbixin kaga Siiyaan Waxqabadkii u Hirgalay Xukuumada Mudadii Sadexda Sanno ahayd ee ay Hogaaminta qaranka haysay taas oo lagu qabtay Huteel Maansoor . Waxaa halkaas ka hadlay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.June (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ayaa caawa Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa Mansor hutel kaga qaybgelay xaflad ballaadhan ay xukuumaddu ugu talo gashay inay ku Qurbejooga Somaliland ee dalka ku Sugan ay Warbixin uga siiso Waxyaabihii u Qabsoomay Mudada Sadexda Sanno ah ee Xukuumada Xisbiga Kulmiye ay talada Qaranka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 28, 2013(SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid aheyd Miisaaniyad gaar ah oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan ayaa sidoo kale diirada lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, July 28, 2013 (SDN) —Egal international airport in Hargeisa which has been under rehabilitation is expected to be opened next week, Somaliland’s civil aviation minister, Mr Mohamoud Hashi Abdi, has disclosed. Rehabilitation of the airport which started in March last year, and scheduled to have been completed by April this year, was delayed because […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 28.July (SDN) Waxaa maanta Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool si Mug leh loogu soo dhaweeyay C.risaaq C.laahi Maxamed oo ah Wiilkii kaalinta 1aad ka Galay Tartankii Qur’aanka Kariimka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland soo qaban qaabiyay. Soo dhawaynta ardaygan ayaa waxaa ka qayb qaatay madaxda laamaha dawlada,Culimaa-udiin,iyo Waxgaradka ku dhaqan Magaalada Laascaanood. Isu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, July 28, 2013 (SDN) —Somaliland Security forces especially anti-terror squad known as Rapid Reaction Unit (RRU) have been put on high alert in country following warnings that Al shabab militant might carry out possible attacks similar to Saturday’s attacks of Turkish employee residence in Mogadishu which claimed the lives of three people. Official sources […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.July (SDN) Wasiirka wasaarada caafimaadka Mud. Saleebaan Ciise Axmed (xagla toosiye) ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayo habsocodka talaalka ku soo maray goobaha uu ka socdo Talaalka Cudurka dabaysha ee caasimada Hargeysa. Wasiirka oo ay kor-meerkiisa ku wehelisay Madaxa hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Somaliland Marwo Aasiya Cismaan, waxa ay kormeerkooda ku soo mareen Degmooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, July 28, 2013 (SDN) —Somalia’s prime minister says a Turkish security official and a Somali student were killed in a terrorist attack on the Turkish consulate and relief mission. Prime Minister Abdi Farah Shirdon said Sunday that three suicide bombers also died in the attack Saturday, which he condemned. He said acts of terrorism […]
Posted in Uncategorized | Read More »
On the windswept plains of sand, rock and shingle, that recede westwards from the Somaliland shore on the Gulf of Aden to Ethiopia’s stepped plateaus, is a rocky outcrop of caves illumed by vivid frescos of striped cattle, long-necked giraffes, and slender human forms. The rock paintings of Laas Geel are believed to be at […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa Sheegay in dhamaystirkii Garoonka Caasimada Hargaysa ay ka hadhsan tahay 420 Mitir isla markaana ay ku rajo weyn yihiin inay ku dhamaato Maalmaha soo socda . Wasiirka ayaa hadalkan ka Sheegay mar ay Galabta Madaarka ku Booqdeen Wasiirada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta,Hawlaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »