Home » 4:06 am Entries posted on “June, 2013”

DHEGEYSO:Siyaasiga Xuseen Cadhoole oo ka mida Mucaaridka Jabuuti ee Qurbejooga ah:Dibedbaxa waanu Joojineynaa inta Wadahadaladu Socdaan

Ottawa June 28,2013(SDN)-Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole oo ka mid ah hogaanka mucaaridka Jabuuti ee Woqooyiga America ayaa nooga waramay Wadahadal haatan uu ku baaqay madaxweynaha Jabuuti. Xuseen Cadhoole ayaa nooga waramay waxa ay Qurbjooga uga dhigan yihiin  wadahadaladan u socda Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cadhoole1.MP3″] HALKAN GUJII OO DHEGEYSO WAREYSIGA XUSEEN CADHOOLE

Posted in Uncategorized | Read More »

Hassan Issa Is An Inexcusable politically Dead Leader

Some people like me with little knowledge of politics, might not have received their political education inside formal classrooms, but we have been trained under the sponsorship of Mr.Silanyo. Because we have disciplined ourselves in the assignments of preparing the home – work and understanding the Silanyo monkey – business of political hiccups. We can’t […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Jaaliyada reer Jabuuti ee ku nool Gobolka Awdal oo xusay Xorimada Jabuuti

Boorama June 28,2013(SDN)-Jaaliyada Jabuuti ee ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal ee Somaliland ayaa xus ay ku weyneynayaan munaasibada sanad guurada Xorimada Jabuuti ku qabtay magaalada Boorama. Munaasibada Sanad guurada 36aad ee ka soo wareegtay xiligii Jabuuti ka xorowday gumeystihii Faransiiska ayaa dunida dacaladeeda si weyn looga xusay,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Prof Axmed Ismaciil Samatar oo Booqday Xaafada Daami

Hargeysa June 28,2013(SDN)-Waxa booqday xaafada daami ee degmeda Gacan Libaax ee magaalada Hargeysa Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo beryahanba booqanayay Somaliland. Prof Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay xaafada Daami isla markaana warbixin ka dhegeystay madaxda iyo waxgaradka Bulshada halkaa kunool,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:QIimeyn ay sameeyeen Xisbiga haya Talada Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya

Jig Jiga June 28,2013(SDN)-Xisbiga haya talada Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa isugu yimid kulan lagu qiimeeynayo waxqabadkii xisbiga ee mudooyinkii u danbeeyay. Xisbiga ayaa laamihiisa goboladu ay maalmaha soo socda ay soo bandhigi doonaan waxyaabihii u hirgalay intii ka danbeysay kulankoodii kan ka horeeyay,DAAWO.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Geele oo Cadeeyay inuu Mucaaridkiisa la Hadlayo ,Iyo Mucaaridka oo Jawaab Taxadar leh ka bixiyay {DHAGAYSO}

Jabuuti 28.June {SDN} Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu ka rajo qabo in dhowaan wadahadallo u bilowdaan dawladdiisa iyo mucaaradka. Madaxweynaha ayaa hadalkan jeediyey xuska munaasabadda 36-aad ee ka soo wareegtay markii Jbauuti Xornimada qaadatay. Dhinaca kalena, saraakiisha dawladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa ciidamada Jabuuti ee ka tirsan AMISOM kala-qaybgalay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Brazil Iyo Spain Yaa U Kala Dabqaadaya?(Fifa Confederation Cup Finals 2013) By Jaahuur.

Fortaleza-June-28-2013-qurbejoognews-.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta diiraddda ku saareynaa koobkii Fifa Confederation Cup ee sida habsinimada uga socdey xagaaiyo cariga Brazil oo ku soo caga dhigtey ciyaartii kama dambeysta Final,waxaana isu miciya lisanaya Brazil iyo Spain. Haddaba labadan xul oo runtii aan ladhayalsan Karin ayaan la sadaalinkarin kii ku  guuleysan doona. Haddii anu yara cabirno labadan […]

Posted in Sports | Read More »

Baraamijka Todobaadka iyo Wariye Shaafi dawasho wacan

London 28/Jun/13(SDN)Baraamijka Todobaadka iyo Wariye Shaafi dawasho wacan  

Posted in Uncategorized | Read More »

Ambassador Kay: Somaliland, Somalia to Resume Talks Next Week in Turkey

Hargeisa, Jun 28, 2013 (SDN) – UN secretary general Special Representative for Somalia ambassador Nicholas Kay has confirmed that the next round of Somaliland and Somalia talks will resume next week in Ankara, the capital city of Turkey. As Somalilandinformer news website reported, Ambassador Kay made the announcement through his twitter account saying that he […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia’s security improving despite attack on U.N.: Prime Minister Shirdon

Mogadishu, Jun 27, 2013 (SDN) – Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon has said last week’s deadly assault on a U.N. compound in Mogadishu should not obscure the fact that many other attacks are now being foiled in a nation slowly recovering from war. The attack by the al Qaeda-linked al Shabaab exposed the fragility […]

Posted in Uncategorized | Read More »