Home » 3:36 pm
Entries posted on “June, 2013”
Balli Gubadle 28 June (SDN) Xulkii Gobolka Hawd u matalayay Ciyaarihii Gobolada Somaliland ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolkaas. Dadweyne Tiro badan oo ay hor kacayaan Maamulka Heer Gobol iyo Mid Degmo ayaa duleedka Magaalada Bali Gubadle kaga hor tagay Xulka Ciyaaraha ee Gobolka Hawd. Munaasibad balaadhan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.June (SDN) Maamulka Shirkada Dahabshiil ayaa maanta Xaqiijiyay in Baanka BarClays ee Ku Yaala Wadanka Ingiriisku uu ka Noqday Go’aankii uu hore u soo saaray ee uu ku sheegay inuu Xayiraad saaray Sanduuq Xisaabeedyada ay ku leeyihiin in ka Badan Laba Boqol iyo Konton Shirkadood oo Xawaaladaha ah. Cabdi raxmaan Cali Cabdi oo ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 28.June (SDN) Urur siyaasadeedka UDAD ayaa maanta taagerayaashiisa iskugu soo baxeen magaalada Garowe oo qayb ka ah bilowga ololaha doorasho ee ururada siyaasadu ugu jiraan doorashooyinka golayaasha deegaanka. Boorar ay ku muujinayaan astaanta ururka ayaa taageeraayashu wateen iyagoona isla jiibinayay erayo Guul ugu rajaynayeen doorashooyinka soo socda ururkooda. Madaxda ,masuuliyiinta iyo dadweynaha ururka ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Jun 28, 2013 (SDN) – Somalia’s government is expected to recognize a former Islamist warlord it had opposed as interim leader of a strategic port city, diplomats said, defusing a crisis over rival claims to the post that had raised fears of a return to clan warfare. The threat of the kind of clan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Jun 28, 2013 (SDN) – The son of a South Hams water engineer murdered in Africa is pleading for help from the British Government. Nim’an Bowden, who lives in Somaliland, claims he is one of five children whose father Brian Bowden was from Dartmouth. Brian Bowden, who was born in Dartmouth in 1928, left […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adado, Jun 28, 2013 (SDN) – A key al-Shabab leader in Somalia, Sheikh Hassan Dahir Aweys, has so far refused to surrender, elders from his clan have told the BBC Somali Service. The UN has reported that Mr Aweys has handed himself over to a pro-government administration in central Somalia after falling out with al-Shabab’s […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadaado June 28,2013(SDN)-Xasan Daahir Aweys ayaa lagu soo waramayaa in uu diiday talooyin logu soo jeediyay in uu iskii isugu dhiibo dawlada Soomaaliya. Sida uu saxaafada u sheegay madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdi Maxamed Axmed uu ilaa iyo haatan diidan yahay in Muqdisho la geeyo. Cadaado waxaa ku sugan xubno wasiiro ah oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MIYIR IYO MIRQAAN…LABA MUWAADIN OO MIDBA SIFO GAARA LEEYEY.!!! Siddeedaba dadku markay wadaagaan qaranimo, degaan, diin, dano bulsheed, waxa had iyo goor ka dhex taagan mushkilado la ogyey oo cidda hogaanka haysaa ay abuurto iyo qaar ay iyaga laftoodu isu geystaan. Dhibta la ogyey ee hogaanka taladda ummadaasi hayaa waa la sharaxi karaa lana tilmaami […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 28,2013(SDN)-Waxa magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday fanaanadii Soomaaliyeed ee codka tolmooneyd kana midka aheyd kooxdii Iftin ee Maryan Cali Muudey. Fanaanada ayaa maalmahan caafimaadkeeda lagula tacaalayay cusbitaal ku yaal magaalada London. Fanaanada oo ku jirtay xaalad miyir doorsoona ayaa xalay ku geeriyootay cubitaalkii ay ku jirtay. Fanaanada ayaa allaha u naxariistee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaan idin balan qaadayaa in aan idiin dhisi doono dawlad tayo leh oo kooban, waxay ka mid yihiin erayadii wuu ku hadli jiray madaxwayne ahmed maxamed silaanyo markii la doortay iyo markii wuu ololaha ku jiray ba labadaba. Waxaynu aragnaa heerka iyo tirade golahahiisa wasiirada,wasiirul dawlayaasha, wasiir ku xigeenada ay marayaan, waxay kor u dhafeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »