Home » 9:09 pm Entries posted on “June, 2013”

Saamiga Beelaha Somaliland Ku Kala Leeyihiin Kuraasta Golaha Wasiirada

Hargaysa  29Jun13  (SDN)waxan halkan idinku soo gudbinaynaa Saamiga ay ka heleen Beelaha Somaliland kurasida Golaha Wasiirada ,,,, Beesha Bariga Burco 1. Wasiirka Madaxtooyada 2. Wasiirka Duulista hawada 3. Wasiirka Macdanta 4. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha 5. Wasiiru-dawlaha Waxbarashada 6. Wasiir-ku xigeenka Beeraha Beesha Galbeedka Burco 1. Wasiirka Arrimaha Gudaha 2. Wasiirka Deegaanka 3. Wasiirka Xanaanada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Xisbiga UCID.Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga ee Xisbiga UCID.

JAMHUURIYADA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID Justice & Welfare Party Ujeedo: Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga ee Xisbiga UCID. Hargaysa 29Jun13 (SDN) Waxa aanu ugu bushaaraynaynaa dhamaanba taageerayaasha xisbiga UCID meelkasta oo ay joogaanba in loo dhamaystiray kaadhadhkii aqoonsiga xubin-nimada xisbiga ee aynu mudada dheer sugaynay. Laga bilaabo maanta waxa aanu si sharaf […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Concern over planned relocation of refugees from Kenya to Somalia

Mogadishu, 28 June 2013 (SDN) – As plans to facilitate the return of hundreds of thousands of Somali refugees from neighboring Kenya gather steam, serious doubts persist about whether conditions in Somalia are conducive to such a large-scale repatriation operation. There are some 600,000 Somali refugees in Kenya, according to government figures, more than two […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Polio Outbreak in Somalia Jeopardizes Global Eradication

A big worry among people trying to wipe out polio is that the virus will regain a foothold, somewhere to launch a comeback — someplace, perhaps, like Somalia. Polio has paralyzed 25 kids in Somalia and another six in a Kenyan refugee camp since early May, the Global Polio Eradication Initiative Wednesday. Before this outbreak, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Takes over the Control of Badhan in Eastern Sanaag

Badhan, Jun 28, 2013 (SDN) – Somaliland armed forces has taken over today the control of Badhan district in eastern Sanaag region from Puntland forces. Before today’s take over Somaliland and Puntland administrations have been existing together in the district. Residents of Badhan have welcomed Somaliland’s takeover of the control of the city. Somaliland government […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbixin ku Saabsan Waayihii Faneed iyo Nololeed ee Marxuumad Maryan Cali Mudey oo ka Mid ahayd Fanaaniintiii Iftin {DHAGAYSO}

London 28.June (SDN) Alle Naxariistiisii Jano ha ugu deeqee Waxaa Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ku Geeriyootay Fanaanadii Caanka ahayd ee Hoboladii  Kooxdii Iftin Marxuumad Maryan Cali Muudeey oo Mudooyinkii u danbeeyay Xanuun loo dhigay Cisbitaalka ay ku Geeriyootay. Marxuumad Maryan oo ka mid ahayd Foolaadkii Kooxdii Iftin ee dhinaca Wacyigalinta waxaa ka Mid ahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirada warfaafinta arimaha dibada arimaha gudaha hanbalayo ayey mudan yihiin + isbarbar dhiga kuwi hore kuwan hada waa lixda wasiire + Faalo Wariye khadar bitijoor!!!!

(KampalaSDN) Marka ugu horeysa waxaanu idinku salaamayna salaanta islaamka asc wr wb ,hadaan uu daadago qormadeenan iskugu jirta hanbalayada iyo sababta hanbalyada ku mutaysteen saddexadan wasiiir ee kala ah, wasiirka arimaha dibada wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo wasiirka arimaha gudaha Md ali mohamed waran cade oo madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidanka Qaranka oo la Wareegay Maamulka Degmada Dhahar iyo Wefti Punt land ka Imanayay oo baaqday

Dhahar 28.July (SDN) Ciidamadda Somaliland ayaa maanta si buuxa ula wareegay Gacan ku haynta maamulka Degmadda Dhahar, halkaas oo ay labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ka wada shaqayn jireen. Talaabadan ayay dadweynaha deegaankaasi soo dhaweeyeen sida uu ku soo waramayo wariyaha gobolka Sanaag Barri waxa uu sheegayaa in mudaharaad lagu taageero ciidanka Somaliland ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daruuro Colaadeed oo dib uga soo Cusboonaaday Magaalada Kismaanyo

Kismaayo 28.June (SDN) Dagaal culus oo u dhexeeya ciidammo kala taageersan, Col. Barre Hiiraale, Iftiin Xasan Baasto iyo Cabdi Baalleey oo isku dhinac ah iyo kuwa Sheekh Axmed Madoobe ayaa ka qarxay magaalada Kismaayo. Dagaalkan oo ah mid xooggan ayaa la sheegay inuu ka socdo magaalada oo dhan, waxaana weerarka qaaday ciidamada taageersan Sheekh Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDAD ee Punt land oo dhaliilo u soo Jeediyay Maamulka Puntland iyo Gudida Doorashada {DHAGAYSO}

Garowe 28.June (SDN) Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UDAD Siciid Faarax Sanwayne ayaa maanta kala hadlay Dadweynaha ku Nool Magaalada Garoowe oo isu soo bax balaadhan oo ay ku Muujinayaan Taageerada ay u hayaan Urur Siyaasaddeedkaas Waxaanu Gudoomiyuhu Khudbadiisa  kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka ,nidaamka xisbiyada iyo barnaamijka ay ku hawlgalayaan. Ururka Horseed ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »