Home » 3:44 am
Entries posted on “June, 2013”
Nairobi June 24,2013(SDN)-Ganacsatada iyo Culimada xaafada Eastleigh ee magaalada Nairobi ayaa kulamo mudo socday ka dib waxa ay ku dhawaaqeen gudi xildhibaan yusuf Xasan kala shaqeyn doona mashaariicda horumarinta xaafadaasi. Gudida ayaa daneynayaa dib u furida wadooyinka mara xaafadaas oo mudo u xirnaa dayac tir iyo xaaladaha amaanka,DAAWO
Posted in Uncategorized | Read More »
Kuala Lumpur June 24,2013(SDN)-Barnaamijka Doorka aqoonyahanka ee Tvga Somalichannel ka baxa ayaa todobaadkan waxa marti ku ah Aqoonyahan Soomalaiyeed oo culuunta xiriirka caalemiga PHD ku diyaarinaya jaamacada Malaya waa Aqoonyahan Xasan Sheekh Cali Nuur. Aqoonyahanka ayaa wariye Axmed Abukar Azhari uga waramay sababha hortaagan in qarankii Soomaaliya dib loo yagleelo,DAAWO
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti June 24,2013(SDN)-Abwaankii Reer Jabuuti Ibrahim Gadhle eebe naxariistii jano ha ka waraabiyee ayaa Hees Qiiro iyo Tiiraanyo u tiriyay marxaladihii kala duwanaa ee loo soo maray xoriyada Jamhuuriyada Jabuuti. Abwaanku waxa ii tixda ku hogo tusaaleynayaa Madaxda dalka in ay ka fiirsadaan qorsheyaasha Isticmaarku ku hawlan yahay. Heesta oo ay si la yaab leh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
london 24Jun13 (SDN) Baramijkii Doorka Haweenka ee somalichanel oo maanta soo bandhigay qaabka dhagoolayasha loola hadlo daawasho wacan.
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera June 23, 2013 (SDN)- Maareeye ku-xigeenka 2aad ee dekedda Berbera Mr. Mustafe Maxamed Yoonis (Mustafe Waxdad), ayaa iska casilay xilkaas oo uu hayay muddo laba sannadood ku dhow. Mr. Waxdad oo u waramay telefishanka HCTV, wuxuu eedaymo u jeediyay Maareeyaha dekedda Berbera Mr Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) oo uu sheegay inuu dartii shaqada uga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.June (SDN) Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu caawa Magacaabay Guddida Ka Hor-tagga Tahriibka iyo Shaqo Abuurka, isaga oo ka duulaya sidii loo soo afjari lahaa aafadaasi loona badbaadiyo da’yarta Dalka u soo koraysa. Gudida Madaxweynuhu magacaabay oo ka mid ah Golaha Wasiiradu waxay kala yihiin 1. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Beled Weyn 23 June (SDN) Mas’uuliyiinta amniga ee magaalada Beledweyne ayaa sheegay inay ku qabqabteen dad badan hawlgal ay saaka ka sameeyeen hoteellada magaaladaas. Booliiska ayaa sheegay in ay maamullada hoteellada magaaladu ay iska dhego-tireen amar horey loo siiyey oo ahaa inay soo gudbiyaan martida hoteelk ku Soo Korodh. Col. Cali Dhuux Cabdi Mahad Alla […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kimberly Law, a graduate nurse from Penticton, will head for Somaliland later this summer where she is volunteering her time and nursing skills as part of Nurses for Edna, in The Edna Adan Maternity Hospital in Hargeisa, Somaliland, Local residents, well-wishers and supporters can join the Penticton nurse next Saturday, June 29 at The Barley […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Doha, Jun 23, 2013 (SDN) – Qatar Petroleum International (QPI) has signed a Memorandum of Understanding with Electricity of Djibouti to jointly evaluate to develop a potential 60 MWwind power plant in the Republic of Djibouti. This Strategic agreement was a result of an official Qatari Delegation visit to Republic of Djibouti which took place […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mandhera 23.June (SDN) Weerar loo adeegsaday bambaanada gacanta oo dhacay woqooyi bari Kenya ayaa waxaa ku dhintay 15 qof. weerarku waxaa uu ka dhacay meel u dhow xadka Soomaaliya iyo Itoobiya. dad ka badan 12 qof ayaa ku dhaawacmay weerarkaas oo ka dhacay deegaanka laga xukumo magaalada Mandheera, waxaana uu la xiriiraa dagaal maalintii […]
Posted in Uncategorized | Read More »