Home » 12:58 pm Entries posted on “June, 2013”

Sudan & South Sudan diplomats voice support to Ethiopia dam

Addis Ababa, Jun 24, 2013 (SDN) –Diplomats from Sudan and South Sudan have expressed their support for Ethiopia’s controversial Grand Renaissance Dam on the Blue Nile river just 30km from the Sudanese border. The diplomats made the remarks after a group of Ambassadors from member states of the Nile Basin Initiative over the weekend paid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nelson Mandela’s still critical in hospital, says Zuma

Pretoria, Jun 24, 2013 (SDN) –Former South African President Nelson Mandela remains in a critical condition in hospital, President Jacob Zuma says. Mr Zuma said the doctors were doing everything they could to make the former leader comfortable, but he could not give any more medical details. South Africa’s first black president, 94, was taken […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Where sovereignty means something

Even as a political scientist, sovereignty is not something that captures a lot of my attention in the course of a normal day. But when I spend time in Somaliland, it’s inescapable, and what it means to be seen – or not seen – as a state by the rest of the world is heatedly […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President Silanyo Appoints National Committee to Combat Illegal Immigration

Hargeisa, Jun 24, 2013 (SDN) –Somaliland President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo) has appointed anti-migration and job creation committee to counter the rising trend of illegal immigration among Somaliland youth and to finds ways and means to create employment opportunities. In statement issued by president Silanyo last night said that the committee has full mandate of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia President outlines his vision for growth

The Somali nation and I thank the world for their sustained support over the past few years. As things have got steadily better, you have worked with us to build on that confidence and maintain the momentum. We appreciate the support of the G8, and the international support confirmed during the Somalia Conference in London […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UCID:Tahriibta oo noqotay dhibaato aad iyo aad u koradhay intii Xukuumadani xilka haysay

London June 24,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridk ah ee UCID ayaa war uu soo saaray waxa uu ku naqdiyay wax ka qabasho la’aanta baahday ee Xukuumada Somaliland ee ku wejahan Aafada Tahriibta. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafada loogu talo galay oo uu ku saxeexnaa Xghayaha Arrimaha Guddaha iyo xiriirka Gobolada Md Cabdi M. Suleiman Mingiste oo u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Meeliishaad Dalxiiseyaal ku laayay Bakistaan

Islamabad June 24,2013(SDN)-Meliishaad ka mida kuwa Islamiyiinta ah ee dalka Bakistaan ayaa sagaal ruux oo dalxiiseyaal ah ku laayay Woqooyiga dalkaasi. Dalxiiseyaasha ayaa maalinimadii Axada gelinkeedii danbe booqanayay Buuraha dhaadheer ee ku yaal Woqooyiga dalkaasi oo ah degaan aad u nabdoon. Meliishaadka laayay dadkan dalxiiska ku gudo jiray ayaa ku lebiisnaa direyska ciidamada amaanka ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Maamulka iyo Saxaafada Puntland oo heshiis kala sexeeday

Garoowe June 24,2013(SDN)-Maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya iyo Saxaafada ka hawlgasha degaanada Puntland ayaa heshiis wada shaqeyn ah oo ku wejahan Doorashooyinka kala exeexday. Munaabada heshiiska lagu kala saxeexday ayaa goobjoog ku ahaay isla markaana heshiiska wax ka sexeexay guddida KMG ah ee Doorashooyinka Puntland,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

Xulka Spain oo 3-0 Ku Samirsiisey Xulka Nigeria Iyo Uruguay oo 8-0 ku Karbaashtey Tahiti. By Jaahuur.

Fortaleza-Brazil-June-24-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ku turxaamineynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu ka socdo koobka Fifa Confederation Cup oo aalaba la dhigo inta aan la bilaabin koobka kubadda cagta ee aduunka Haddaba ciyaar aad u xiiso badneyd kana tirsaneyd koobkan waxaa isku nafbaxay Spain oo koobka Aduunka haysata iyo Nigeria iyana haysata koobka qaaradda […]

Posted in Sports | Read More »

DAAWO:Tartan Kubada Cagta oo Birmingham ugu soo Dhamaaday Jaaliyada Reer Jabuuti

Birmingham June 24,2013(SDN)-Waxa magaalada Birmingham ee dalka UK lagu soo gunaanaday Tartan kubada cagta ah oo halkaa ku dhex maray kooxo ka kooban Qurbejoogta reer Jabuuti ee ku nool dalka Britain. Tartankan oo Lixdii biloodba la qabto ayaa xiiso gaar ah u leh jaaliyad reer Jabuuti iyo bahda Sport,DAAWO

Posted in Uncategorized | Read More »