Home » 6:20 pm Entries posted on “June, 2013”

Barclays faces pressure from Somali cash transfer firms

London, Jun 24, 2013 (SDN) –The UK government is being urged to stop Barclays closing the last account in Somalia which allows its citizens overseas to send money back home. A group of aid practitioners said the service was a “lifeline” for an estimated 40% of the Somali population which rely on the transfers. There […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britain’s Foreign and Commonwealth Office (FCO) advise against all travel to Somalia, including Somaliland.

The Foreign and Commonwealth Office (FCO) advise against all travel to Somalia, including Somaliland. Any British nationals in Somalia should leave. There is a high threat from terrorism, including kidnapping, throughout Somalia, including Somaliland. Terrorist groups have made threats against westerners and those working for western organisations. The FCO believes that there is a constant […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WikiLeaks: We Know Where Snowden Is, But We’re Not Telling You

Former NSA contractor Edward Snowden, who has been officially indicted by the United States under the Espionage Act, is en route to Ecuador, one of at least two countries in which he is seeking asylum, WikiLeaks founder Julian Assange said today on a call with reporters. Assange would not provide further details on Snowden’s current […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxwaynahana dhawr jeer ayay la kulmeen Xildhibaanada Guurtida iyo Wakiilada ee Gobolada Awdal iyo Salal” Gudoomiye ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.(SDN)   Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inaan Gobolka Awdal ee uu ka soo jeedo Saami qaybsigii uu xaqa ugu lahaa Somaliland aanu ka helin intii xukumada hadda talada haysaa jirtay. Waxaa kale oo uu Mudane Seed ka hadlay Dilalkii ka dhacay Deegaanka Degmada Xariirad oo uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agaasimaha Guud ee Caafimaadka oo furay tababar lagaga hadlayo Maaraynta Hab raaca Caafimaadka

Hargaysa 24.(SDN)   Agaasimaha Guud  ee wasaarada Caafimaadka Dr,Cabdi Axmed Nuur, ayaa maanta ka furay  Magaalada Hargeysa Kulan howleed  ku saabsan   xoojinta Maaraynta Hab-raaca caafimaadka. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Dhakhaatiir iyo saraakiil ka tirsan wasaarada Caafimaadka hadal uu halkaa ka jeediyey Agaasimaha Guud  Ee wasaarada caafimaadka Dr, Cabdi Axmed  Nuur, waxa uu sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukumaddan maanta jirta waxaa aad loogu dhaliilaa inaanay Saamigii ay xaqa u lahaayeen ka helin Reer Awdal . Madaxwaynahana dhawr jeer” Gudoomiye ku xigeenka Waddani

Hargaysa 24.(SDN)   Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inaan Gobolka Awdal ee uu ka soo jeedo Saami qaybsigii uu xaqa ugu lahaa Somaliland aanu ka helin intii xukumada hadda talada haysaa jirtay. “Awdal waxa ka mid ahayd meelihii Gooni isku taaga Somaliland lagu Aas-aasay .waxay ka mid ahaayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wakiilada oo dib u dhigay Ansixinta Xeerka Booliska isla markaana Galay Fasax

Hargaysa 24.(SDN)   Kalfadhigii 21aad ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta la soo gabo gabeeyay Iyadoo Mudanayaashu isla qaateen in Dib loo dhigo Xeerka Booliska oo loo balansanaa in maanta Meel mariyo. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoominayay  Gudoomiyaha Golaha Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladu ay dood ka keeneen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan arkay in Dadka reer Somaliland Xoriyad dhab ah u haystaan dhiibashada Fikirka oo ay omali ah fikirkooda u dhiiban karaan” Prof Samatar {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.(SDN)  Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer uga waramay waxyaabihii uu kula kulmay Somaliland intii uu ku sugnaa, ka dib socdaal todobaadyo qaatay oo uu ku gala-bixiyay goboladda waddanka. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa shalay mar kale isa soo hortaagay Boqolaal qof oo isugu jira Ardayda ,Maamulka, Macalimiinta Jaamacadda Hargeysa iyo Masuuliyiin ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Da’a Yarta u Soo Jeediyay inay isu taagaan Kobcinta Ciyaaraha (DHAGAYSO}

Hargaysa 24.(SDN) Madaxweyne ku xigeenka jsl Md. C/raxmaan C/laahi ismaaciil (saylici) ayaa maanta ka qaybgalay xaflad balaadhan oo magaalada Hargaysa  loogu sameeyay xidhitaanka tartankii  ciyaaraha Gobolada   isla markaana shahaado sharafyo iyo abaalmarino kala duwan lagu Gudoonsiiyay  ciyaaryahanadii ka dhexmuuqday tartankaas , shirkadihii ,warbaahintii iyo wasaaradihii ka qaybqaatay  ciyaaraha Gobolada dalka ee dhawaanta la soo gaba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muuse Biixi oo Si faahfaahsan uga hadlay Siyaasada Arrimaha Dibada iyo Cawaaqib Xumida Qabyaalada {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dheeraaday Horumar uu Sheegay inay Samaysay Siyaasada Arrimaha Dibada, Waxaa kale oo Gudoomiyuhu Tilmaamay Sida ay Qabyaaladu dhaxal Xumo ugu horseedo ummada wada dhalatay ee Somaliland. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu hadalkan ka Jeediyay Madal ay Wasaarada Ciyaaruhu u samaysay abaal marino inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »