Home » 4:46 am Entries posted on “June, 2013”

Mareykanka oo dedaal Diblomaasiyadeed ugu jira sidii uu Gacanta ugu Dhigi lahaa Edward Snowden

Moscow June 25,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa ilaa iyo haatan aan gacanta ku dhigin Edward Snowden oo ah nin hore ugu shaqeynayay heyada sirdoonka ee CIAda iyo Hay’ada amaanka ee NSA oo isla markaana shaaciyay barnaamij sir ahaa oo ay sirdoonka Mareykanku ku basaasi jireen isgaarsiinta. Xukuumada Obama ayaa shaacinta barnaamijkaas kala kulantay fashil iyo caro baaxad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afhayeen Cusub oo loo magacaabay Xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaaliya

Muqdisho June 25,2013(SDN)-Rudwaan Xaaji oo hore uga tirsanaa bahda saxaafada ayaa haatan loo magacaabay in uu noqdo Afhayeenka Raiisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Shirdoon Saacid. Halkan hoose ka akhriso direegtadii lagu magacaabay Afhayeenka cusub ee raiisul wasaaraha dalka Soomaaliya.    

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Koonfur Africa oo Shacabka Dalkaasi ugu Baaqay in ay u Duceeyaan Nelson Mandela

Johansberg June 25,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Konfur Africa Jacob Zuma ayaa shacbiga dalkaasi ugu baaqay in ay u duceeyaan madaxweynihii hore ee dalkaasi Nelson Mandela oo xaaladiisa caafimaad aa looga deyrinayo. Jacob Zuma oo xalay saqdii dhexe ku booqday Mandela cusbitaalka uu ku jiro ayaa sheegay in xaalada madaxweyne Mandela ay haatan tahay khatar. Zuma waxase uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gabar Soomaaliyeed oo ka mid Noqotay Ardey ku Guuleysatay Tartan Qoraal

Augusta June 25,2013(SDN)-Gabar Soomaaliyeed oo wax ka barata Dugsiyada sare ee magaalada Lewiston ee Gobolka Maine ee cariga Mareykanka ayaa ka mid noqotay  sadex ardey oo ku guulestay tartan qoraal ah oo u dhexeeyay ardeyda Gobolka oo idil. Fadumo Muse ayaa la rumeysan yahay in ay tahay ruuxii u horeeyay ee ku guuleysta abaal marintan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muuse

Muqdisho, 25, June, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh  uga dirayaa qaraabadii, ehelkii iyo dhamaan Salaadiinta Soomaaliyeed isagoo ku hadlaya magaciisa, kan xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse Boqor Yuusuf oo galabta ku geeriyoday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laacibkii Reer Spain Rafeal Nadal oo wareegii Hore (First Round) Lagu Feentey. By Jaahuur.

London-June-24-2013-qurbejoog.news.com-Ottawa- Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaaiyo cariga Ingiriiska oo uu manta ka furmey Wimbledon Grand Slam. Saaxiibayaal koobabkan lagu magacaabo Grand Slam ayaa mid kastaaba wataa magacyo kala gooni ah sida Wimbledon,Usa Open,France Open,Australian Open, iyo wixii soo raaca oo kale,waxaana ka soo qaybgala ciyaarto badan oo ka kala yimaadda aduunka daafihiisa Gabdho […]

Posted in Sports | Read More »

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Mugleh Isku Shaandhayn Ugu Sameeyey Golahiisa Wasiiradda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda U Magacaabay Diblomaasi Ruug Cadaa Ah Maxamed Biixi Yoonis, Eryayna Wasiiro Kale Akhriso Liiska

Hargeysa25/Jun/2013(SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa wareegto xil magacaabis, eryis,iyo isku bedelid uu ku sameeyey golahiisa wasiiradda waxay u dhignayd sidani: Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Ayaa Tababar U Soo Xiray Ciidankaii Ugu Horeeyey oo Saraakiil Soomaaliyeed Ku Tababaraan Dalka Gudihiisa(SAWIRO)

  Muqdisho, 24,Juun,2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, Wasiirka Wasarada kheyraadka C/risaq Cumar Maxamed  iyo Wasiirka Warfaafinta C/laahi Cilmooge Xirsi ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo xiray ciidamo  gaaraya ilaa 880 Askari, ciidankaan ayaa goobta kusoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia calls for help to keep remittances flowing from Britain

Mogadishu, Jun 24, 2013 (SDN) – Somali money transfer businesses asked the British government to stop Barclays bank from closing their accounts in Britain, a move Somali officials and bankers said threatens remittances. Diaspora remittances are Somalia’s biggest foreign currency earner and many of its 10 million people rely on the $1.2 billion (777 million […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Young Somali facing dangers in seeking better life overseas

For most of these young Somalis, the common means of getting abroad is a deadly voyage across the Aden Gulf on tiny, unreliable boats prone to capsizing. Up to now, hundreds of Somali migrants have been killed in the rough, turbulent high seas with only a handful of them luck enough to survive to tell […]

Posted in Uncategorized | Read More »