Home » 2:34 pm
Entries posted on “June, 2013”
Hargaysa 25.June (SDN) Gudoomiyaha ururka Haweenka Qaranka ee Now Marwo Aniisa Nuur Cigaal ayaa waxa ay madaxweynaha JSL Md. Axmed maxamed maxamuud (Siilaanyo) ku bogaadisay xubnaha Haweenka ah ee ku soo biiray Golaha wasiirada . Gudoomiyaha NOW waxa ay sheegtay in iyada oo ka wakiil ah Haweenweynaha heer qaran in ay madaxweynaha uga mahadnaqayaan fursada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Jun 25, 2013 (SDN) –— When a bank transfers money to Somalia, can it be sure it’s not sending money to terrorists? That question is forcing one of Britain’s largest banks to cut ties with the largest cash transfer bank in Somalia, a company that brings in the majority of the country’s $1.2 billion […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Recent international recognition of the Federal Government of Somalia has paved the way for the IMF to provide technical assistance and policy advice to the war-torn east African nation. After a two decade-long interruption in relations with Somalia, the IMF is striving to arrive at a better understanding of the country’s current economic and institutional […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Jun 25, 2013 (SDN) –President Silanyo’s last night cabinet reshuffle saw the former Deputy Joint Special Representative for Operations and Management in the African Union-United Nations Hybrid Operation in Darfur (UNAMID) Mohamed Bihi Yonis as the new minister of foreign affairs. The country’s top diplomat Mohamed Bihi is internationally well known veteran diplomat but […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Jun 25, 2013 (SDN) –Somaliland President Ahmed Mohamed Mohaoud “Silanyo” made changes in the Cabinet, naming Shukri Haji Bandare the new Minister for Rural development and Environment, and Mohamed Bihi Yonis, the former Deputy Joint Special Representative for Operations and Management in the African Union-United Nations Hybrid Operation in Darfur (UNAMID) as the minister […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Badhan 25.June (SDN) Taliyaha ciidamada qaranka ee fadhigoodu yahay gobolka badhan Cornayl Yaasiin Cismaan Saalax ”Guray”ayaa maanta talaabo adag ka qaaday masuuliyiin ka socda maamulka puntland kuwaaso gobolka badhan u yimid sidii ay shaqaale ka shaqeeya doorashada la filayo inay puntland ka dhacdo tababaro iyo siminaaro usiin lahaayeen. Waxana taliyuhu saaka subaxnimadii markii uu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25Jun13 (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mr Ahmed Siilaanyo ayaa soo saray degreeto madaxwayne oo lagu kordhiyyey wasaarado halkan ka akhriso qabilka ka soo jeedaan. 1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maxamed Biixi Yoonis (Sacad Muuse) 2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade(Garxajis Isaxaaq) 3. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Baandare (Garxajis Isaxaaq) 4. Wasiirka Wasaaradda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.June (SDN) Ubadka lagu xanaaneeyo Xarunta darbi jiifka ee mustaqbal ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta Mudaharaad cabasho ah ka dhigay Agagaarka xaruntaasi oo ku taalada degmada maxamed mooge ka dib markii sida ay sheegeen wasiirka shaqada iyo Arimaha bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Bare Garaad uu xil ka qaadis ku sameeyay Agaasimaha Xaruntaasi Maamo Luul […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 25,2013(SDN)-Waxaa ka dhacey Caasimada Ingiriiska ee London, Shir-laba maal-moodle ah oo mug-leh oo ay ka soo qeyb-galeen bah-weynta qurbe-joogta Ciise Muse ee ku-dhaqan daafaha dunida. gaar-ahaan North-America iyo Yurub. Shirka waxaa lagu furey Aayadaha quraanka kariimka ah. Shirku wuxuu ku saleysnaa doorka ay horena uga qaateen hadana uga qaadan-karaan qurbe-joogta beeshu horumarinta degaanada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kabul June 25,2013(SDN)-Kooxda Talibaan ee dagaalka kula jira ciidamada Huwanta NATO iyo kuwa dawlada Afgaanistaan ayaa weerar aad u balaaran ku qaaday madaxtooyada dalkaasi. Weerarkan oo dhacay xili halkaasi ay ku sugnaayeen marti sharaf suxuufiyiin ka mid ahaayeen oo sugayay khudbad lagu waday in uu jeediyo madaxweyne Xamid Karzi. Qaraxyo iyo rasaas culus ayaa laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »