Home » 12:34 pm
Entries posted on “June, 2013”
Adado, Jun 26, 2013 (SDN) – Officials in central Somalia say a militant leader regarded by many as the spiritual leader of al-Shabab has been captured. The officials told VOA’s Somali service that Sheikh Hassan Dahir Aweys was taken into custody early Wednesday in the Himin and Heeb area. Aweys led an alliance of groups […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho June 26,2013(SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa khudbad munaasibada 26ka Juune ah oo uu jeediyay ku xusay arrimo kala duwan oo ka hadlayaa maalintaas ayaan waxa ay u dhigneyd sidan; Mudane Madaxweyne, Mudane Ra’iisul Wasaare; Mudane Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Golaha Adeegga Garsoorka; Mudanyaalka Golaha Shacabka iyo Xubnaha Golaha Wasiirada; Madaxda Maamulka iyo Maaraynta Hay’adaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa June 26,2013(SDN)-Prof Axmed Ismaciil Samatar ayaa ka waramay Booqashadiisii Somaliland mar uu Tvga Qaranka Somaliland waxa uu ka waramay arrimo dhawr ah ay ka mid yihiin madax banaanida Somaliland,soodheweyntii uu la kulamay iyo abaal celintiisa. “Jaamacadaha Somaliland intooda badana waan ka hadlay aad ayaanu u wada doodnay ardayda iyo su’aalihii la iswaydiinayay, mustaqbalka Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa June 26,2013(SDN)-Guddoomiyihii Ururkii Xaqsoor ee ku haray tartankii Golleyaasha degaanka Mujj Xasan Ciise Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in wadahadaladii u dhexeeyay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo in ay burbureen. “Shicibka Somaliland waxaan u sheegaynaa in ururka xaqsoor daacadnimo ku galay wadahadaladaas. Waxaan ogolaanay inaanu la hadalo xukumada ka dib markii ay iyagu ku taliyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HARGEYSA (SDN)- Wasiirka cusub ee WasaaraddaWarfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-gelinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir, ayaaka hadlay cilaaqaadka uu la yeelan doonosaxaafadda madaxa banaan ee dalka. Wasiirka Warfaafinta oo galabta u waramayay Somaliland.Org,waxa uu ka hadlay dareenkiisa ku wajahan xilka Wasiirnimo ee looga dhigaywasaaradii uu Wasiir Ku xigeenka ka ahaa, isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxauu yidhi “Walaahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Maalmaha madaxbannaanida Soomaalida. (26.6 Somaliland, 27.6 Jabuuti, 1.7 Somalia) 1. Somaliya iyo Jabuuti diyaar ma u yihiin dhaqan ahaan iyo niyad ahaan ? 2. Soomaaliya iyo Jabuuti ma aqoonsan karaan Somaliland ? Maanta waxaa ku suntan markii u horeysay ee Calan Soomaaliyeed laga taago dhul Soomaaliyeed oo xor ah, lagana rogay kii gumeysiga Ingiriiska.Waxaana astaantaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis June 26,2013(SDN)-Bangiyada Waaweyn ee dalka Mareykanka khaasatan magaalada ugu Soomaalida badan ee Minneapolis ayaa xanibaad ku soo rogay qabashada lacagaha Xawaaladuhu ka soo ururiyaan Qurbejooga ehelkooda Masruufa. Arintan ayaa fursad u ah Banka dhexe ee Somaliland una noqon karta xukuumada il dhaqaale oo muhiim u ah horu kaca dalka. Somaliland Bakeedu waxa uu meesha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis June 26,2014(SDN)-Barnaamijka Arrimaha Qoyska ee ka baxa TVga Universal qeybtiisa Woqooyiga America ayaa Todobaadkan lagu soo qaatay Arrimaha Guurka iyo sida Guur Haboon lagu heli karo. Barnaamijka waxa marti ku ah Sheekh Cabdirizaaq Xaashi imaamka masjidka abuubakar Sadiiq oo mawduucan si mug leh uga warbixinaya,DAAWO
Posted in Uncategorized | Read More »
LONdon June 26,2013(SDN)-Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalka UK ayaa waxa ay umadda ka Tacsiyadeen Geeri Naxdinta aheyd ee ku timi Marxuum Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse. Xirsi Muuse Xirsi Boqor ayaa tacsida ku diraya magaca Jaaliyada Soomaalida isla markaana waxa ka waramayaa Taariikhda Marxuumka,DAAWO
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Jun 26, 2013 (SDN) –Al-Shabaab in recent weeks has kidnapped hundreds of children from the militant-controlled town of El Bur in Galgadud, residents say, expressing fear that the al-Qaeda-affiliated group is forcibly recruiting them as child soldiers. Since early May, more than 350 children under the age of 16 have been taken from Qur’an […]
Posted in Uncategorized | Read More »