Home » 6:32 pm Entries posted on “June, 2013”

Maxaa lagu kala saaraa markay cayaaryahanadu goolal isku mid ah dhaliyeen?

Waxaa mudo 21 cisho ka soconayey goroonka hargaysa stadium ciyaaraaha gobolada jamhuuriyada soamaliland  oo ay ka soo qayb galeen 13 gobol ay ka koban tahay Sida aynu lawada socono waxay shirkada wadiniga ah ee somtel ayaa sheegtay inay bixinayso gaadhi noociisu yahay crownka  oo ay sii nayso laacibka ugu goolaasha badan  oo ay iminka u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xarunta Madaxtooyada Somaliland oo caawa laga Xusay 26 June iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay

Hargaysa 26.June (SDN) Munaasibad lagu Weynaynayo 53 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland Xoriyadeeda ka qaadatay Gumaystihii Ingiriiska 26kii June 1960 kii ayaa Caawa ka qabsoontay Xarunta Qasriga Madaxtooyada . Munaasibadan Waxaa ay fanaaniinta Qaranku ku soo bandhigeen Masrixiyad ka Turjumaysa halgankii Gobonimo doon iyo is raaci dhex maray Somaliland iyo Somalia kaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefti ka socda J.Somaliland oo Jabuuti u Yimid ka qayb galka Xuska Maalinta Qaranimada J.Jabuti ee 27 June

Jabuuti 26.June (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo ku Xigeenkiisa 1aad Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta soo gaadhay Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuuti . Gudoomiyaha oo Warbaahinta uga Waramayay Ujeedada Socdaalkooda ayaa ku Sheegay inuu la Xidhiidho Marti qaad ay ka heleen Madaxweynaha Jamhuuriyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baraamijka Doorka haweenka iyo Wariye Amal Kayse oo ka tirsan Tvga Somalichenel oo maanta idiin soo diyaarisay baraamij ka hadlaya munaasabada 26Juun

London 27Jun13(SDN)Baraamijka Doorka haweenka iyo Wariye Amal Kayse oo ka tirsan Tvga Somalichenel oo maanta idiin soo diyaarisay baraamij ka hadlaya munaasabada 26Juun oo markii u horeyey calan somaliya laga tagay Dhulsomaliyeed Daawasho wacan.

Posted in Uncategorized | Read More »

President Silanyo appoints State Minister at Ministry of Livestock

Hargeisa, Jun 26, 2013 (SDN) – Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has appointed Mr Abdirahman Jama Abdalle as the Minister of State for livestock. A presidential decree #JSL/M/XERM/249-1854/062013 released on the 26th June by presidential spokesman read, “the head of state in conformity with section 2, Article 90 of the Somaliland constitution, and in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madax Weynuhu wuxuu u balan qaaday Umadda Reer Somaliland hadduu ku Guulaysto inuu dhiso Dawlada yar oo Tayo leh” G.Xigeenka WADDANI

Hargaysa 26.June (SDN) Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa Isku shaandhaynta Madaxwayne Silaanyo ku sameeyay Golihiisa wasiirada ku tilaamay mid aan Macno badan lahayn islamarkaana ah Balan fur madaxwayne Silaanyo ku Balan furay Balanqaadkiisii ahaa inuu dhisayo Dawlad kooban oo tayo leh oo ku tiraabi jiray wakhtigii Ololaha uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Shirkan Brussels ka dhacaya 16-ka September 2013, waa mid dowladdu ay la hor-tageyso qorsheyaasheeda dib-u-dhiska dalka” Madaxweynaha Somalia

Muqdisho 26.June (SDN) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub ayaa sheegay in shirka Brussels lagu qaban doono 16-ka bisha September ee sannadkan 2013 uu muhiimad weyn u leeyahay Soomaaliya. Kulan uu madaxweynuhu uu la yeeshay wafdi ka socday Midowga Yurub oo ay hoggaaminayeen ergayga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabistiisii ka daba Keenay Wasiirul dawle Cusub oo Wasaarada Xoolaha

Hargaysa 26.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Magacaabay Wasiirul dawle cusub oo loo sameeyay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Somaliland. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1854/062013 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hal Qabsigii Siilaanyo ee Dawlad Tiro Yar, Waxaa Bedelay Dawlad Tiro badan oo Tamar yar {FAALO}.

Hargaysa 26.June (SDN) Waa Sadex Sanno oo buuro ah Markii Maantoo kale ay Shacabka Somaliland u dareereen Goobihii Codbixinta Doorashadii Madaxtooyada ee Qabsoontay 26 June 2010-kii,Taas oo ay ku Loolamayeen Madaxweynihii wakhtigaas talada dalka hayay kana soo Jeeday Xisbigii Udub Daahir Rayaale Kaahin,Gudoomiyihiii Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweynaha haatan Axmed Maxamed Maxamud […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Top Federal Govt Leaders Address the Somaliland Talks

Mogadishu, Jun 26, 2013 (SDN) – the president of the federal republic of Somalia, prime minister and the speaker all addressed the Somali and Somaliland talks during the celebration marking the 53rd anniversary that ended the British rule in northern Somalia. The president of the federal republic of Somalia admitted that atrocities occurred during the […]

Posted in Uncategorized | Read More »