Home » 4:54 am Entries posted on “June, 2013”

Madaaafiic Xalay lagu Garaacay Garoonka Duyuuradaha Kismaayo

Kismaayo June 27,2013(SDN)-Habeenimadii xalay ayaa la maqlayay madaafiic lala dhacayo gegidada duyuuradaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Gegida Duyuuradaha ee Kismaayo ayaa saldhig u ah ciidamada dalka Kiinya ee ka midka ah kuwa AMISOM. Ilaa iyo haatan ma cada cida ka danbeyay weerarka balase dadka degaanka ayaa sheegay in weerarku ka yimi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mandela oo Geeri Qarka u Saaran iyo madaxweyne Jacob Zuma oo safar ka baaqday

Pretoria June 27,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee dalka Konfur Africa Nelson Mandela ayaa xaaladiisa caafimaad lagu micneeyay Halis ka dib 20 cisho oo uu caafimaad ku jiray. Dareenka ehelka iyo madaxda dalkaasi ayaa muujinaya in haatan ay xaaladu u muuqato in Mandela aanu xanuunkan ka keceyn. Mandela ayaa haatan ku jira xaalad aanu iskii u neefsan kareyn […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khudbadihii Xasan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo ee munaasibada 26ka June

Hargeysa June 27,2013(SDN)-Waxa qasriyada Madaxtooyo ee Muqdisho iyo Hargeysa lagu kala qabtay munaasibado lagu weyneynayo sanguuradii 53aad ee maalintii calan Soomalaiyeed laga taago geyigii Soomaalida ee gumeystuhu qeybsaday. Labada Munaasabadood ayaa ku kala duwanaa waxyaabihii looga hadlay,waxaana fariimo siyaasadeed hawada isugu mriyay labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somailand Md Axmed Maxamed Siilaanyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agendaha Qarsoon ee ka danbeeya Magacaabista Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda ee Somaliland

Marka Hore salaan Guud. Marka xigga waxaan maanta qalinka u qaatay ujeeddada ka danbeysa magacaabista wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda ee Somaliland ee loo magacaabay mudane Maxamed Biixi Yoonis oo ah nin waayo aragnimo weyn ku leh hayadaha samo falka ee caalamka. Agendaha ka danbeeya magacaabistiisa iyo qof ahaan intaan ka garanaayo inaan dadka u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘Isku Shaandhayntii Wasiirada Madaxwaynuhu Lug Ba Meel Buu Dhigay. Muniirna Waxan Leeyahay Xishood” Gudomiyaha Ururka Dhalin Yarada Ee ASAAS Caydiid Sange

Hargeysa June 27,2013(SDN)-Gudomiyaha ururka dhalinyarada wadaniga ha ee ASAAS Caydiid Sange Deerigaad ayaa ka hadlay dareenkiisa isku bedelka isku shaandaynta iyo casilaada xubno kamid ah wasiirada xukumada kulmiye Gudomiye Caydiid Sange ayaa sheegay in madaxwaynuhu ku gal gashay magacaabista wasiirada qaar halka qaar ka kalena uu lugba meel dhigay waa sida uu hadalkiisa u dhigay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Munaasibad lagu furayey xarunta Hidaha iyo dhaqanka Somaliland oo Hargeysa lagu qabtay

Hargeysa June 27,2013(SDN)-Munaasibad Hargeysa loogu qabtay Xarunta Fanka iyo Suugaanta Somaliland ayaa waxa ka qeybgalay Abwaano,fanaaniin iyo shacab faro badan. Xaruntan ayaa waxa lagu keydin doonaa fanka Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Bangiyada Ingiriiska oo Wada shaqayntii kala laabtay Xawilaadaha

London June 27,2013(SDN)-Dalada kulmisa Xawaaladaha Soomaalida ee SOMSA ayaa ka warantay Bananka Britain oo gebi ahaanba joojiyay adeegii ay u fidin jireen Xawaaladaha Soomaalida. Afhayeenka SOMSA Cumar Cabdi Nuur ayaa kulan saxafadu goobjoog ku aheyd ka akhriyay war saxaafada loogu talo galay oo ay Daladu xaaladan ka soo saartay,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga

London June 27,2013(SDN)-Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga waa barnaamij ka baxa TVga Somalichannel isla markaana sida magaciisa ku dheehan lagu lafa guraa Sugaanta iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay Luuqadu soo martay. Barnaamijkan oo daadihiyo Cabdi Good ayaa todobaadkan xusayaa dhacdooyin siyaasadeed oo Somaliland Todobaadkan ku soo qaadanayaa,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal Galabnimadii ka bilowday Kismaayo oo la isu gabal dhacsaday

Kismaayo June 27,2013(SDN)-Waxa magaalada Kismaayo ka dhacay galabnimadii shalay dagaal u dhexeeya ciidamadamo ka kala qaata Axmed Madoobe iyo iyo Bare Hiiraale oo labadaba sheegta madaxweyneyaasha maamula Jubaland. Dagaalka ayaa ka biloowdey xaafada loo yaqaano Argada ee Kismaayo oo ay marayeen ciidamada Axmed Madoobe oo ay rasaas ku fureen kuwa Bare Hiiraale. Dagaalka ayaa inta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia may get new currency

IMF staff met in Kenya with officials of the new government of Somalia and discussed ways to help the country develop a macroeconomic policy. Creating a new currency was one of the issues discussed. Somalia may have a new currency to be created by the government that was empowered in 2012.The possibility was one of […]

Posted in Uncategorized | Read More »