Home » 2:36 am Entries posted on “April, 2013”

Somali refugees should return home, says Kagwe

Somali refugees camping in Kenya should return home, a senator has said. Nyeri Senator Mutahi Kagwe (Narc) said the Somali President had already signalled that his country was stable enough for its citizens to return and wondered why Somalis were still in refugee camps in Kenya. Speaking in the Senate, he said it would be […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka xiriirka caalamiga ah ee wadanka Uk ayaa sheegtay in Somalia ay ugu deeqaynaan 80 milyan oo Geniga Istarliinka ah(DAAWO)

London 28April13 (SDN) Wasiirka xiriirka caalamiga ah ee wadanka Uk ayaa tiri Somalia waxaan ugu deeqeynaa 80 milyan oo Geniga Istarliinka ah waxaa shir ay qabatay ka qeyb ga Abdihafid Mohamud Jama Uk London

Posted in Uncategorized | Read More »

Booliiska Norway iyo TVga Universal oo iska kaashanaya Wacyi gelinta Soomaalida(DAAWO)

London  28April13 (SDN)Xubna ka mida ciidamada Booliska Dalka Norway ayaa gaaray Studio,ga Universal Tv uu ku leeyahay Magaalada London iyagoo kala tashaday sida Dadka Somalida ah ee ku nool Norway loo gaarsiin karo Barnaamijyo wacyi gelin ah si ay uga badbaadaan denbiyada iyo wixii la mida Warbixintan Booliska waxaa diyaariyay Ibraahim Cumar Baafo. ABDIHAFID MAHAMUD […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka Ucid Mudane Axmed Kayse Adan Ismaciil oo Waraysi dheer ka waramaya Xalada guud ee Dalka iyo Xisbiga Ucid

London 28Apri13 (SDN) lXoghayaha Guud ee Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka Ucid Mudane Axmed Kayse Adan Ismaciil oo Waraysi dheer ka waramaya Xalada guud ee Dalka iyo Xisbiga Ucida. Dawasho Wacan :

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo 27.April (SDN) Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa  caawa gaadhay Magaalada Ceeri gaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Gudoomiyaha ayaa Socdaalkiisu la xidhiidhay Codsi ay u soo direen ardayda dugsiyada sare gaar ahaan fasalada 4aad iyo 8aad ee dugsiyada dhexe ee Gobolka Sanaag,oo ka dalbaday inuu talo iyo tusaaleba ka siiyo Nidaamka Imtaxaanadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka oo ka Warbixiyay Hawl gal baadhis ah oo ay ku sameeyeen Waaxda Cashuuraha Bariga ee Wasaarada Maaliyada ee Magaalada Berbera

Hargaysa 27.April (SDN).  Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Md. Maxamuud Aw Cabdi ayaa   maanta  sheegay in ay soo afjareen baadhis ay ka wadeen  waaxda cashuuraha  bariga  wasaarada maaliyada ee magaalada BerBera. Baadhistan ayaa  hanti dhawraha guud waxa uu ku tilmaamay in ay la xidhiidhay a  habdhaqan lagu lunsanayay cashuurta dawladda iyada oo la bedalayo dhokumentiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suugaantii iyo Waayihii Nololeed ee Alle ha U Naxariistee Marxuun C.laahi Macallin Axmed Dhoodaan {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.April (SDN). Ilaahay Naxariistiisii Janno ha ugu Deeqee Waxaa Beri oo Axad ah lagu aasi doonaa Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Ismaamul Deegaaneedka Soomalida ee Itoobiya Marxuun  Abwaan Cabdilaahi Macalin Axmed (Dhoodaan) oo Door Mug iyo Miisaan leh ka soo qaatay Halgamadii Kala duwanaa ee lagu dagaalamayay Nidaamkii Siyaad Bare . Alle ha u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Readout of Under Secretary Sherman’s Meeting with Ahmed Silanyo, President of Somaliland: press release

Yesterday, Under Secretary for Political Affairs Wendy Sherman met with Somaliland administration President Ahmed Silanyo. Under Secretary Sherman and President Silanyo discussed issues of mutual concern, including stability, democracy and governance, and the need to combat al-Shabaab. The United States expressed support for continued dialogue between the Government of Somalia and Somaliland authorities, as took […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Safe Haven Next Door; By Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo

The Horn of Africa has endured decades of violent repression, civil war, terrorism, and piracy. But after a period of neglect, the international community has taken preliminary steps to restore political stability in the region. This new approach is evident in Somalia, where a new government, with support from the United States and others, is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Laydhka ugu baaqay inay Xadhkahooda dhulka Mariyaan

Hargaysa 27.April (SDN)   Wasiirka wasaarada  Boosaha iyo isgaadhsiinta Md. Cali Cilmi  Geele ayaa ugu baaqay shirkadaha isgaadhsiinta ee dalka in ay xadhkaha  telefoonada ee ay adeegsadaan ay dhulka hoostiisa mariyaan . Wasiirku waxa uu sheegay in xiliyada roobabka iyo dabaylahu ay jiraan  xadhkaha isgaadhsiintu xayiraad  ku keenaan isu socodka Gaadiidka iyo Dadka,  waxaana uu tilmaamay […]

Posted in Uncategorized | Read More »