Home » 10:56 am
Entries posted on “April, 2013”
Laascaanood 28.April (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed faarax oo uu weheliyo Maayirka Magaalada Laas-coodC/qaadir Jaamac ayaa maanta la wareegay saamiga Gobolka Sool uu ka helay Raashinka mucaawinada ah ee dalka turkigu ugu deeqay Dalka somaaliland. Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Gudoonka Deeqdaasi ka hadlay ayaa waxa uu uga mahad celiyey Xukuumadda Somaliland sida wanaagsan ee Deeqdaqasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe April 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa ka anbabaxay Garoonka Muqdisho, isagoo ka yimid Magaalada Mombasa oo uu shalay kula soo kulamay dhigiisa Kenya Mr Uhuro Kenyatta. Wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminayay ayaa markii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Edmonton April 28,2013(SDN)-Warqad qoraal ah oo qaybo kala duwan uga hadlayo Suldaanka guud ee beel weyna irir samaale Suldan Abdikariim Farah Ibrahim kuna wajahan gayiga Somalida. Waaxayna u dhigneey sida tan Suldaan ku waxuu hadalkiisa ku bilabay isagoo ka hadlaaya wada hadalkii dhexmaray Somaliland iyo Somaliya kuna dhex maray wadanka Turkiga. waxuu yidhi Suldaanku wada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mombasa April 28 2013 (SDN)— Ka dib Kulan si wada jir ah ay u wada qaateen Madaxweynaha dalka Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyati,ayaa waxay kaga arinsadeen sidii loo xoojin lahaa xariirka labada dal,iskaashi laga sameeyo la dagaalanka waxay ugu Magacdareen Argagixisada,iyo waliba habka ugu sahlan ee qaxootiga Soomaaliyeed dib loogu soo celin karo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington April 28,2013(SDN)-Kulan dhawaan ka dhacay Xarunta Attlantic Councel ee dalka Mareykanka ayaa waxa khudbad taarikhi ah ka jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo. Khudbadii madaxweynaha ka dib ayaa waxa loo galay suaalo ay ka qeyb galayaashii kulanku weydiinayeen madaxweynaha iyo madaxdii kale ee ka tirsaneyd wefdiga Somaliland. Dadkii isu sare taagay suaalaha ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
San Luis Potosi April 28 2013 (SDN)– Ugu yaraan 13-qof ayaa ku geeriyooday dagaal u dhexeeyay Maxaabiis oo ka dhacay xabsi ku yaalla gobolka San Luis Potosi ee bartamaha dalka Mexico. Saraakiisha Amaanka xabsigaasi ayaa sheegay in koox xabsiga ku jirtay oo midiyo la farsameeyay wadatay ay weerareen koox kale oo ay xabsiga isla jireen islamarkaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris April 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa loo duuliyay Isbital ku yaalla Magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaasi oo la doonayo in lagu soo daweeyo. Wakaalada Wararka Rasmiga ah ee dalka Algeria APS ayaa soo warisay in madaxweynaha Maskaxda Dhiig kaga furmay sidaasi darteedna loogu qaaday Magaalada Paris ee dalka Faransiiska. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington April 28,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gunaanadaya safar dhawr cisho qaatay oo ay ku tegeen dalka Mareykanka. Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa mudadii ay halkaa ku sugnaayeen waxa ay la kulmeen ganacsato, siyaasiyiin iyo masuuliyiin ka tirsan dawlada Mareykanka. Madaxweynaha Somaliland iyo wefdiga uu Hogaaminayo ayaa sidoo kale isku deyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho April 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka la filayaa in uu gaaro Magaalada Garoowe ee Xarunta Caasimad Goboleedka Puntland. Xubno ka tirsan xafiiska warfaafinta Madaxweynaha Soomaaliya oo aan la xiriiray ayaa ii xaqiijiyay in maanta Madaxweynuhu uu ku wajahanyahay Magaalada Garoowe halkaasi oo uu kula kulmi doono Mas’uuliyiinta Puntland oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
UNITED NATIONS, April 27 — Somaliland’s president Ahmed Mahamoud Silanyo has been in the United States for days, and will meet tonight in Chantilly, Virginia with Somaliland expatriates living in the US. At the UN in New York, however, the letter Republic of Somaliland foreign minister Mohamed Abdullahi Omar tried to get circulated to the […]
Posted in Uncategorized | Read More »