Home » 7:04 pm Entries posted on “April, 2013”

Hanbalyo Meherka Lamaanaha Maxamed Cabdi Muuse Iyo Marwo Farax Maxamed Faarax :By Eng A/risaaq Sulieman Raygal‏

Eng A/risaaq Sulieman Raygal Xaaskiisa iyo Caruurtiisu waxay Hanbalyo Meher Wacann u dirayaan Lamaanaha is caashaqaday Mudane: Maxamed Cabdi Muuse Iyo Marwo Farax Maxamed Faarax oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Burco gaar ahaan Hotel Ramad. Qoyskani waxayleeyihiin reer kaasi cusub noqda labadii isku waree caafimaad qab ku gaadha AqalgalkoodaGacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, Waxaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Sida Miisaanka Lahayd ee Marxuun Dhoodaan Loogu Aasay Jig Jiga iyo Weedhihii Baroordiiqda “Gocashada I Haysaa Waa Aqoonta Guurtiyo,Gor Gorkaa Dabayshaday”

Jig Jiga 28.April (SDN) Alle ha u Naxariistee waxaa Galabta Si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo ka Mid ahaa Shakhsiyaadkii Calanka u Siday Suugaan Murtiyeedka Somalida . Alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo lagu aasay Xabaalaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aas Qaran oo Ummada Somaliga ku hadashaa ay u dhamayd oo lagu Wadacay alle ha u Naxariistee Abwaan C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan

Jig Jiga 28.April (SDN) Alle ha u Naxariistee waxaa Galabta Si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo ka Mid ahaa Shakhsiyaadkii Calanka u Siday Suugaan Murtiyeedka Somalida . Alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo lagu aasay Xabaalaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Forensic Anthropology and Human Rights: Uncovering Somaliland’s Troubled Past SOMALILAND, HORN OF AFRICA

Hargaysa 28.April (SDN)       Somaliland was a part of the former Republic of Somalia. For 21 years until his fall, the regime of Mohammed Siad Barre carried out massacres against the people of Somaliland. About 60,000 civilians were killed, thousands were victims of enforced disappearance, and 500,000 individuals were displaced before the declaration […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DHAGEYSO: Warbixin Faroole oo sheegay in Puntland ay tahay hooyada Soomaaliya iyo Hassan sheekh oo ka jawaabay

Garoowe April 28 2013 (SDN)– Warbixintan Waxaa Diyaariyay Wariyaha La Socda Wafdiga Madaxweynaha Max’ed Bashiir Xaashi Halkan Ka Dhageyso

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO SAWIRADA: Madaxweynaha Soomaaliya Oo Garoowe Lagu Soo Dhaweeyay

Garoowe April 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland halkaaasi oo uu kula kulmay Madaxada maamulkaasi. Hadaba Daawo Sawiarada Soo Dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh                    

Posted in Uncategorized | Read More »

Xog Ururin daboolka ka qaaday in Boqolkiiba 70% ay deegaamada Somaliland Dhulka Hoostiisa Biyo Ceegaagaan

Hargaysa 28.April (SDN)   Munaasibadd lagu soo bandhigayay Natiijada ka soo baxday Xog Ururin laga Sameeyay Biyaha dhulka hoostiisa mara ee Deegaamada Somaliland ayaa lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Xog Ururintan oo ay iska kaashadeen Wasaarada Macdanta,iyo Biyaha, Hay’ada FOA ISWALIN Qaybteeda qaabilsan Biyaha. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Jamhuuriyada Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Diinta oo ka digtay Falalka Kufsiga iyo Tahriibta oo ku soo Kordhaya Somaliland {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.April (SDN) Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta Cod Dheer kaga Digtay Tahriibta iyo Kufsiga Caruurta da’doodu yar tahay oo ku soo badanaya sida ay Xuseen Somaliland isla markaana Bulshada u soo Jeediyay inay la Yimaadaan Istiqfaar iyo alle ka Cabsi. Wasiirka Diinta  iyo Awqaaftu Waxa uu Xusay in Sinadu tahay Dunuubta uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada oo Xog waran siiyay Gole Weynahooda {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.April (SDN) Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada ayaa fadhigii maanta ee Golahaasi waxay ka soo jeediyeen Warbixin taabanaysa Wixii u qabsoomay Mudadii u dhaxaysay Labada Kalfadhi ee Golaha Wakiilada . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax,Waxaa Ugu Horayn Madashii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxuu Daaran yahay Socdaalka Wefti ka Tirsan Dawlada Itoobiya oo Safar ku Jooga Somaliland

Hargaysa 28.April (SDN) Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Md, faysal Cali sh. maxamed ayaa maanta ka war bixiyey ujeedada socdaalka wafti balaadhan oo ka socda wadanka itoobiya oo hargaysa kaga qayb galaya kulan ay la yeelanayaan masuuliyiinta hay’adaha dawliga ah qaarkood. Md,faysal cali sheikh oo maantala hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »