Home » 2:37 pm
Entries posted on “April, 2013”
Hargaysa 29.April (SDN) Golaha wakiiladda ee jamhuuriyadda S/land ayaa fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiiladda Md,Baashe maxamed faarax ayaa mudanayaasha golahaasi waxay warbixin ku saabsan xaalada Dalka kaga dhagaysteen wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha oo ay wehelinaayeen taliyayaasha ciidanka Booliska,ilaaladda Xeebaha iyo laanta socdaalka. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl,Md.Maxamed Nuur […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran April 29 2013 (SDN)– Sida ay qortay wakaalada wararka ee Fars, dowlada Iran ayaa sheegtay inay wado qorshe cusub ay kaga howlgaleyso gacan Cadan iyo Xeebaha Soomaaliya,kaasi oo ay kaga gol leeyihiin inay ku kordhiyaan la dagaalanka waxa loogu yeero Burcad badeeda Soomaalida. Saraakiil dhanka Bada qaabilsan oo ka socda dalka Iran,iyo Maraakiib dagaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho— Warsaxaafadeed,_Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ay yeesheen uga hadleen xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Kulankan ayaa sidoo kale, looga hadlay qodbo ay ka mid ahaayeen, magacaabis Garyaqaanka Guud, iyo sidoo kale warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN) Jamacada Islamic university in uganda waa jamacad ay dhigtaan main campuska ugandha arday lagu qiyaaso 10.kun oo arday oo ka kala socda 18 dal caalamiya,waxay ahyd maliintin shalay xiligii shababakada caalamiga ah SDN lagu soo macsuumay doorasho ka dhacday jamacada halkaas oo xafalad heersare ah loogu samayey dhacdo ugub ku ahayd dalka ugandha ama […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho April 29 2013 (SDN)– Maxkamada sare ee dalka ayaa shaaca ka qaaday in Dastuurka KMG ee dalka Soomaaliya uu ubaahan yahay dib u eegis ballaaran in lagu sameeyo. Gudoomiyaha Maxkamadda sare Caydiid Ilka Xanaf oo ka hadlay arrimaha la xiriira dastuurka ayaa sheegay in dastuurka uu u baahan yahay dib u eegis si loo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe April 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo xalay ka hadlayay xaflad lagu soo dhaweeynayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxa uu ku baaqay in la soo taago maxkamad hogaamiye kooxeedyadii dalka dhibka galiyay. Halkan Ka Dhageyso
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuti April 29,2013(SDN)-Afhayeenka dalada mucaaridka ee dalka Jabuuti ayaa xabsiga dib loogu celiyay ka dib kolkii ay xukuumada Jabuuti dib u soo celisay eedo hore uu ugu soojeediyay taliyaha ciidamada dalkaasi. Xukuumada Jabuuti ayaa hore ugu eedeysay in Daahir Axmed Faarax uu hore aflagaadeeyay taliyaha ciidamada Jabuuti Gen Zekeria Sheikh Ibrahim. Xukuumada Jabuuti ayaa hore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe April 29 2013 (SDN)– Iyadoo xalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku hooyday Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa xalay waxaa loo sameeyay xaflad ballaaran oo casho sharaf ah taasi oo ka dhacday aqalka Madaxtooyada cusub ee Puntland. Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay madaxda maamulka Puntland ee martida loo yahay iyo sidoo kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 29,2013(SDN)- Khubaro ka socota dalka Peru oo ku xeel dheer Culuunta loo yaqaano Forensic Anthropology ayaa fasalo iyo baaritaano ka bilaabaya xabaalo wadareedyada Somaliland. Fasalada o socon doona mudo afar todobaad ah ayaa ka qeyb qaatayaashu ay fursad u heli doonaan in ay booqdaan Xabaalaha iyo n ay casharo ku qaataan fasalo. Iyaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
‘It reinforced and reminded me that recent immigrants will soon be integrated into this society and frictions/problems will resolve themselves. History bears this to be true.” These sentences were written on an evaluation form completed by police officers attending one of the seminars that I conduct for law enforcement officers from time to time. It […]
Posted in Uncategorized | Read More »