Home » 3:36 am Entries posted on “April, 2013”

Ban Appoints British Diplomat as New UN Envoy for Somalia

New York (The Independent/Agencies)Ban Ki-moon has appointed Nicholas Kay, a diplomat from the United Kingdom, as his new Special Representative for Somalia, it was  today. Mr. Kay succeeds Augustine Mahiga of Tanzania, who has served as Special Representative and head of the UN Political Office for Somalia  for the last three years and will complete […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iraq Suspends Licenses of Al-Jazeera, 9 TV Channels for Promoting Sectarian Agenda

Baghdad (The Independent/Agencies) -Iraq has suspended the licenses of Al Jazeera and nine other television channels for allegedly promoting violence and sectarianism, Al Jazeera reported, citing a senior official at the country’s media watchdog. “We took a decision to suspend the license of some satellite channels that adopted language encouraging violence and sectarianism,” Mujahid Abu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Search for Oil Expands In Somaliland

Somaliland hopes that exploration by international oil companies will unearth reserves similar to those in nearby Yemen, and is in talks to increase the number of companies taking on acreage in the quasi-autonomous region. The region, which considers itself independent from Somalia but is not recognised by the international community, last week signed its second […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Interior Minister Briefs Parliament on Security, HUBAAL Attack Investigation

Hargeisa (The     Independent) –   Somaliland’s interior minister Mohamed Nur Arale (Duur) has briefed the House of Representatives yesterday on the security situation following outcry from the country’s journalists on the blatant attack and the failed assassination attempt on the life of Hubaal Media Network manager  Mohamed Ahmed Jama ‘Aloley by government’s security officials. The circumstances […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Wafdigiisii Uu Hogaaminayey Oo Soo Gaadhay Magaalada London.

London 30April13(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa saaka ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Heathrow Airport ee magaaladda London. Waxaana qolka marti sharafta ku soo dhaweeyay safiirka Somaliland u fadhiya Boqortooyada Ingiriiska Md Cali Aadan Cawaale, xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynahay Cali Axmed Cali, Maareeyaha Telefiishanka qaranka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Middobey oo Ergey Cusub u soo magacawday Soomaaliya

New York April 29,2013(SDN)-Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki Moon ayaa maanta ergey cusub u magaacabay dalka Soomaaliya,shaaciyayna xiliga uu Augustine Mahiga xilka ka tegayo. Afhayeenka Xafiisk xoghayaha guud ee QM ayaa sheegay in Nicholas Kay uu noqon doono danjiraha QM ee Soomaaliya. Afhayeenku waxa sidoo kale uu sheegay in Ban Ki Moon uu amaanay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ogeysiis: Jaamacadda Hargeysa iyo Kooraska Dhaqanka Ee Xagaaga!

Jaamacadda Hargeysa waxa ay ogeysiinaysaa bulshada in  bilaha Xagaaga (June/Julaay) ee sannadkan 2013-ka ay bixinayso casharro ku saabsan culuumta dhaqanka, suugaanta iyo afka Soomaaliga oo loogu talo-galay in lagu kobciyo aqoonta barbaarta Somaliland ee ku nool qurbeha, dalkana ku soo laabta xilliga xagaaga ah iyo ciddii kale ee jecelba.   Duruustan waxa weheliya safarro lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boobka Suugaanta iyo Booli-horseedka Cusub ee Nuur-Daalacay!

Beryahaaba dhac ayaa tixaha ku socday… Qaar la dooriyo ciddii curisay, kuwo la isku qabsado, heeso la iska dabaqaado.. Anigoon ka hadlay xukunka dhegaysiga heesaha iyo waxa ay diintu ka qabto, dhawr iyo tobankii gu’ ee u dambeeyay waxa aynu maqlaynay fannaaniin ku luuqaysa heeso ay kuwo hore ay lahaayeen, taasna waxa ku dirqiyay sababo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Film ka hadlaya sida colaaduhu Bulshooyinka u kala diraan oo Nabaduna dib isugu sooceliso,Somaliland oo lagu xusay Filmka(DAAWO)

London April 29,2013(SDN)-Colaadaha ayaa ku khasba Bulshada in ay degaanadooda ka haajiraan,isla markaana nabada ayaa dib u soo celisa bulshooyinka,sida lagu soo bandhigay Film Documentary. Sidoo kale Filmka ayaa eegaya sida ay isugu dhacaan qeybaha bulshada ee qaarna dalka ku haray halka qaarna barakacan, ka dib kolka ay nabada iyo koboca dhaqaale ay kordhaan.  

Posted in Uncategorized | Read More »

The documentary film series,examines the dynamics in multiple post conflict settings,Somaliland and South Sudan are presented in this trailer

Modern conflict forces people to decide whether to stay or to leave their homeland and eventually, whether to return. Long after peace and economic stability resume, the struggle between those who stayed, those who left, and those who returned is a legacy of war that affects both countries of conflict and countries of refuge. The […]

Posted in Uncategorized | Read More »