Home » 9:05 am Entries posted on “April, 2013”

Abuu Mansuur Al Amriki Oo Ka badbaaday Isku Day Dil

Muqdisho April 26 2013 (SDN)— Qoraal iyo sawiro uu soo dhigay barta uu sida weyn u adeegsado Abu Mansuur Al-Amriki ee Twitter,ka ayaa waxaa uu ku sheegay inuu ka bad baaday isku day dil oo la doonayay in lagu qaarajiyo. Abu Mansuur oo sidoo kalena la yiraahdo Cumar Xamaami ayaa waxaa uu sheegay in koox […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baraamijkii xulashada todobaadka iyo bixitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya ku sugan Wariye Shaafi

London 26April13 (SDN)Baraamijkii xulashada todobaadka iyo bixitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya ku sugan Wariye Shaafi

Posted in Uncategorized | Read More »

Walalaha loo heysto Qaraxyadii Boston oo qorsheynayay qaraxyo kale oo ay New York ka fuliyaan

Boston April 26,2013(SDN)-Sida laga soo xigtay denbibaareyaasha qaraxyadii Boston walaalaha loo heysto qaraxyada oo qorsheynayay qaraxyo dheeri ah oo ay fuliyaan. Dzhokhar Tsarnaev oo ah mid ka mida walaliha loo heysto qaraxyadii Boston ayaa u sheegay denbi baareyaasha in ay qorsheynayeen in ay qaraxyo ka fuliyaan magaalada New York. Denbibaareyaasha ayaa sheegay in ragani ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo si Qoto dheer uga waramaya qodobo Xasaasiya(DAAWO)

Hargeysa April 26,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si qoto dheer uga waramay arimo dhawr ah oo xasaasi ah. Guddoomiye Faysal ayaa ka waramaya arimaha wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland”Hargeysa iyo Muqdisho waa ay wadahadalayaan,kolkii horena iyagaa wax isku darsaday”. ayuu yiri Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha UCID waxa uu si qoto dheer uga waramay shirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo dalka dib ugu soo noqday kana war bixiyey shirkii IMF-ta ee Washington ka dhacay

Khamiis, 26, April, 201. Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo qayb galeen shirkii Hay’adda Lacagta Aduunka IMF oo ka dhacay magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Hay’adda Lacagta Aduunka IMF ayaa horaanta bishaan shaacisay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

K/koofureed oo ka digtay Talaabo ay ka qaado Kuuriyada Waqooyi

Seoul April 26,2013(SDN)- Dowladda K/koofureed ayaa waxa ay ka digtay in ay Talaabo ka qaadi doonto sida ay hadlka u dhigtay K/Waqooyi hadii ay diido in ay wada hadalo ka galaan Aaga Warshadaha ee loo yaqaano Kaesong. Wasiir ka tirsan Xukuumada Seol ayaa sheegay in Agaaga Warshadaha Kaesong uu yahay mid aad muhiim ugu ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Journalist murder unnerves Somalia media

Mogadishu, Somalia – In a two-bedroom house in Mogadishu’s Medina district, a group of about 10 women have gathered to mourn in silence. Sitting on plastic chairs, the women silently stare at the cement floor, tears freely flowing from their eyes. The women are the relatives of Mohamed Ibrahim Rage, a Radio Mogadishu and Somali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“From Tyranny to Anarchy” The Somali Experience, 2008 by Professor Hussein Adam

This is an outstanding and important book for Somalis and Somalilanders because it creates order in Somali Political events that have to be understood.   The book reflects Hussein‟s in depth knowledge and first hand experience as a Participant observer of Somali Politics and Society as Hussein was the Head of Social Science Division of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali civil society groups to take on bigger role at London conference

A number of Somali civil society groups say they are hopeful that their influence on the upcoming international conference on Somalia in London will bring about lasting benefits for the country. Set for May 7th, the London conference on Somalia will be the second one in the British capital in as many years, presenting an […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barcelona Iyo Real Madrid oo Min 4-Gool Guryahoodii Ula Caraabey Qaladdu Xageebey Uga Timid oo Si Ka Ah? By Jaahuur.

Uefa Champions League Semi Finals-Aprill-26-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Ahyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineyna xagga qaladdu uga timid labadii naadi ee reer Spain aduunkana caanka ka ahaa oo min afar gool guryahoodii ula caraabey waana Barcelona iyo Real Madrid. Haddaba goolashaa badan yaa dhabarka u saarey jawaabtu waa Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo iyana reer Germany ah. Todobaadkii […]

Posted in Sports | Read More »