Home » 3:49 pm Entries posted on “April, 2013”

Madaxweyne Siilaanyo oo uu Qaabilay Sarkaalka ku Xiga Wasiirka Arrimaha Dibada Maraykanka

Washington DS 26.April (SDN)   Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo) Wuxu la Kulmay Madax sar-are oo State Department-ka ah, oo ay ka mid ahayd. Marwo magaceeda la yidhaahdo Wendy Sherwin oo ah sarkaalada ku xigta Wasiirka Arrimaha Dibada ee Maraykanka Mr. Kerry. kulankaasi uu Madaxwaynaha iyo weftigiisu la yeesheen Madaxda sar-sare ee State Department-ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Wefti ka Socda Dawlada Itoobiya oo Socdaal Hawleed Ku Yimid Somaliland

Berbera 26.April (SDN) Wefti ka socda Dawlada Itoobiya ayaa maanta ka soo degay Madaarka Magaalada Berbera iyadoo lagu wado inay ka qayb galaan shir lagaga hadi doono Xidhiidhka Labada Wadan ee Somaliland iyo Itoobiya . Weftigan Waxaa ku Qaabilay Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Berbera Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibada,Maamulka Gobolka Saaxil,iyo Ka Degmada Berbera. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abwaankii Geyiga Somalida laga yaqaanay ee C.laahi Maxamed Axmed Dhoodaan oo Geeriyooday

Jig Jiga 26.April (SDN) Ilaahay Naxariistiisii Janno ha ugu Deeqee Waxaa Maanta Magaalada Herer ee Wadanka Itoobiya ku Geeriyooday Abwaan Cabdilaahi Macalin Axmed (Dhoodaan) oo Door Mug iyo Miisaan leh ka soo qaatay Halgamadii Kala duwanaa ee lagu dagaalamayay Nidaamkii Siyaad Bare,Waxaana Marxuunka isala Maanta lagu aasay Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobia. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo ay Casho Sharaf la Qaatay Ganacsato Waaweyn oo Maraykan ah

Washington DS 26.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigii uu hogaaminaayey oo weli ku guda jira safarkoodii ay ku jogeen dalka maraykanka ayaa waxa casho Sharaf ku qaabiley Ganacsato waa weyn oo danaynaaya in ay Somaliland maalgashi ku sameeyaan.   kulankaasi oo ay hogaaminayeen gudiga ganacsiga caalamiga ah ee heshiiyada ( Business Council For International […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Embassy Row: Shadow democracy in Africa

Washington DS 26.April (SDN)  A small but stable democracy lies in the shadow of Somalia in the volatile and terrorist-infested Horn of Africa. It formed a government based on the U.S. Constitution. It feeds more than 3.5 million residents and exports 4 million head of livestock a year to its biggest customer, Saudi Arabia. It […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britain oo Sheegtay Soomaaliya ay ka caawineyso Sirdoonka

Nairobi April 26 2013 (SDN)– Wasiirka Arimaha Africa u qaabilsan dowlada Britain Henry Bellingham oo la hadlay Warbaahinta ayaa qeexay in dowlada ingiriiska dowlada Soomaaliya ay kaa taageeri doonto dhanka hay’adaha sirdoonka si looga hortago Qataraha dhanka amaanka ah ee ka imaanaya Al-shabaab. Wasiirka oo kulan kala qeyb galayay Soomaali badan oo ku dhaqan dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

American jihadi in Somalia tweets on kill attempt

NAIROBI, Kenya (AP) — A most-wanted American jihadi in Somalia says a known assassin from the militant group al-Shabab has shot him in the neck. Omar Hammami posted on Twitter about what he labeled an assassination attempt late Thursday as he was sitting in a tea shop. He posted four pictures, one of which shows his face with blood on his neck […]

Posted in Uncategorized | Read More »

William Hague opens new British embassy in Somalia

Foreign Secretary William Hague has opened a new British embassy in Mogadishu – the first time the UK has had one in Somalia since 1991. The UK is the first European Union country to reopen an embassy in the country since the Federal Government of Somalia was established last year. Mr Hague said Somalia had […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Embassy Row: Shadow democracy in Africa

A small but stable democracy lies in the shadow of Somalia in the volatile and terrorist-infested Horn of Africa. It formed a government based on the U.S. Constitution. It feeds more than 3.5 million residents and exports 4 million head of livestock a year to its biggest customer, Saudi Arabia. It holds elections, and defeated […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ku xigeenka gaaryaqaanka dowladda oo xalay lagu dilay Muqdisho

Muqdisho April 26 2013 (SDN)— Kooxo hubaysan ayaa habeenimadii xalay ku toogtay degmada Yaaqshiid ku xigeenka garyaqaanka guud ee dowladda soomaaliya Axmadey Sheekh Nuur Maalin xili uu ka soo baxayay masaajid ku yaala degmada Yaaqshiid gaar ahaan agagaarka hotel Ramadaan waxaana sidoo kale goob ku dhaawacmay ruux la sheegay inuu la socday garyaqaanka geeriyooday. Kuxigenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »