Home » 5:29 am Entries posted on “April, 2013”

Ethiopia iyo Soomaaliya Oo la sheegay in khilaaf uu ka dhexeeyo

Washington April 27 2013 (SDN)— Matthew Bryden oo ah Madaxa Hay’adda Cilmi Baarista Sahan oo ka howlgasha Geeska Africa oo la hadlay Idaacadda VOA-da ayaa waxa uu sheegay in uu jiro khilaaf baahsan oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia kaasi oo salka ku haya maamul u sameynta Jubooyinka. Madaxa Hay’adda Cilmi Baarista Sahan ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

K/waqooyi oo Maxkamad soo taageysa Muwadin u dhashay Wadanka Maraykanka

Pyongyang April 27 2013 (SDN)– Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa maxkamad soo taageysa Muwaadin u dhashay  wadanka Maraykanka kaasi oo loo heysto danbiyo kala duwan. Wakaalada Wararka Rasmiga ah ee Kuuriyada Waqooyi KCNA ayaa sheegtay in Muwaadinka Maraykanka ah ee Maxkamada la soo taagayo loo heysto danbi ah uu maleegayay falal ay uu ku afganbinayo Xukuumada hada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama:Hadii Xukuumada Syria ay ku cadaato in ay shicibka u isticmaashay Sun,Xaalku waa isbedelayaa

Washington April 27,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa ku baaqay in la sameeyo baaritaano degdega oo lagu sameeyo hubinta in ciidamada dalka Syria ay isticmaaleen sunta dagaalka. Ciidamada Syria ee dagaalka kula jira kooxaha kacdoonka wada ayaa la sheegay in ay isticmaaleen sunta loo yaqaano nerve gas sarin. Obama ayaa sheegay in ay jiraan cadeymo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safarka Wefdiga Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Mareykanka Guul ka dhalatay Qurbejooga oo loo dhego nuglaaday

Washington April 27,2013(SDN)-Wefdi Balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa todobaadkan booqasho ku tegay dalka Mareykanka. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa intii uu safarkan ku gudo jiray waxa u suurto galay kulamo iyo heshiisyo muhiimad gaara u leh dalka. Safarka Madaxweynaha oo ay wada jir uga shaqeeyeen shirkad Xukuumada Somaliland dhawaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Investment Opportunities for the Diaspora

Would you go back to Somalia if you’re given a grant worth of 100,000 U.S dollar to invest in the country to generate new resources? If your answer is yes, then it’s time for you to design your project and head back home. That’s at least what one international agency is offering to the Somali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Celebrating Erik Prince’s Private Somali Army With The Project

Since 1993’s Battle of Mogadishu (the disastrous U.S. Army operation fictionalized in the 2001 film Black Hawk Down), the United States has avoided a heavy military presence in Somalia. Instead, three successive administrations have preferred to use the CIA and the military’s Special Operations Command to fund and train Somali warlords, neighboring belligerents like Kenya, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali President lauds UAE’s support

Mogadishu: Hassan Shaikh Mahmoud, President of Somalia, thanked the leadership, government and people of the UAE for the generous support and assistance provided to the Somali people. The Somali president made his remarks during an audience with a high-level public-private delegation led by Dr Sultan Al Jaber, State Minister in the first trip dealing with […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AQOOYAHAN NAASIR ALI KABADHE OO TALLO DHAXAL GAL AH U SOO JEEDIYEY DHAMAAN ARDAYDA IYO JAALIYADA SOMALILAND DALKA UGANDHA +XUSKA 18 may

  (KamapalaSDN)  Dhamaan Ardayda reer somaliland ee halkan wax ka dhigata waan salaamayaa , waxaan  jeclaaday inaan uso gudbiyo laba arinmod aad moodo in uu aysan inoo muuqan iyo midmidka kale oo ah arika ka nee xuska Maalinta 18 May,   ALLE mahadi haka gaadhe xafladihii  hore laqaban jiray Kuma amaanan yiin gudiyadii hore, waa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO Wasiirka Waxbarashada oo Xadhiga ka Jartay Xarun ay Wasaaradeedu ku yeelanayso Magaalada Saylac

Saylac 26.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa maanta Kormeer Shaqo waxay ku tagtay Magaalada Zaylac iyadoo xadhigana ka jartay xarun cusub oo wasaarada Waxbarshadu  ku yeelan doonto magaalada saylac. Wasiirka Waxaa ku Socdaalkan ku Wehelinaya Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi.     Saylac SDN. Qurbe Joog.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Chevron and Conoco Philips Should come back to Somaliland before it is too late

Development projects currently underway in Somaliland indicate that Somaliland’s investors have learned from the errors of the past. The Somali born London based businessman Mohamed Yusef has spent his professional life developing the very successful investment firm, Invicta Capital Limited in the United Kingdom, which specializes in investment opportunities in film, property and energy. Mohamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »