Hargaysa 28, Dec.2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa waxa uu caawa kulan kula yeeshay guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee shahaadooyinkooda xisbino ee jiritaankooda toban sannadood ee soo socda sida rasmiga ah loo gudoonsiiyay Arbacaddii doraad. Kulankan oo ahaa martiqaad casho-sharaf ah, waxa ka qaybgalay guddoomiyeyaasha saddexda xisbi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa Dec 28 2012 (SDN)— The Federal Government of Nigeria has signed a Memorandum of Understanding, MoU, with the African Union, AU, for the contribution of one Formed Police Unit, FPU, of 140 police officers and other resources to the organization’s peace Mission in Somalia, AMISOM. Disclosing this information, director of Peacekeeping of the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa Dec 28 2012 (SDN)— Dowladda Nigeria ayaa saxiixday heshiis Isfahan ah oo ay la gashay Midowga Africa, kaasi oo u ogolaanaya in ciidamo boolis ah ay u soo dirto dalka Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka AMISOM. Heshiiskan isfahanka ah ayaa dhigaya in 140-saraakiil boolis ah oo ka socda dowladda Nigeria ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28 Dec (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Qasriga Madaxtooyada Waxa uu hada Kulan kula leeyahay Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran ee Sida rasmiga ah loo Gudoonsiiyay Shahaadada Muujinaysa inay yihiin Sadexda Xisbi ee dalku yeelanayo Tobanka Sanno ee soo socda. Kulankan oo aan weli waxa war ahi ka […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho Dec 28 2012 (SDN)— Kooxo hubesan ayaa lagu waramayaa in Maqribnimadii caawa ay Magaalada Muqdisho ku dileen Nin ka tirsanaa Odayaashii Ansixiyay dastuurka KMG ah ee Soomaaliya. Dad goob joogayaal ah ayaa xaqiijinaya in Maxamed Cismaan Suufi oo ka mid ahaa dadkii ansixiyay dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ay kooxo hubeysan oo ka koobnaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)Xaflad Si meeqaamkeedu sareeyo loo soo agaasimay oo loogu dabaal degayo Xisbiga UCID oo Mar kale u soo baxay inuu ka mid noqdo Seddexda Xisbi qaraan ee uu yeelan doono dalka Somaliland Tobanka sano ee soo socda ayaa lagu qaban doonaa caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Xafladan oo uu soo qabanqaabiyay hogaanka sare ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28 Dec (SDN) Agaasimaha Waaxda Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Axmed Muxumed ayaa aqoon isweydaarsi ay ka qayb qaadanayeen Maddax dhaqameedyo iyo Xubno ka socda Qaybaha Warbaahinta waxa uu ugu soo gabo gabeeyay Xarunta Jaamacada Hargaysa. Aqoon isweydaarsigan oo mudo sadex cisho ah ay ka qayb galayaashu ku qaadanayeen duruus la xidhiidha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waa Faalo Guud ,Qabyaalada is Xigtaysiga iyo ku kala dheeraynta abtirsiimadu waa astaanta dibu dhaca,hadii aanad fikirkaa la wadaagin inta Xididka iyo Xasabadaba aad wadaagtaan, waxaa lagu arkayaa mid aan waxba kala socon danta reerka oo ay suuro gal tahayba in lagaa Xanqarsado,lagama yaabo in lagaa talo galiyo kulan ay yeeshan inta aad wada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28 Dec (SDN) War Saxaafadeed ay soo saartay hayadda Horn Center for Criminal Justice Advancement ayaa lagu shaaciyay in guud ahaanba Nabadgelyada wadanka Somaliland ay aad hoos ugu dhacay labadii sano ee la soo dhaafay. Halkan ka akhriso Warsaxaafadeedkii oo dhamaystiran. Warsaxaafadeedkan oo uu ku Saxeexan Maxamed Naasir Dhoore ayaa lagu sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo Dec 28 2012 (SDN)— Wasiirka wasaarada Warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta xukuumada Federaalka Soomaaliya C\laahi Ciilmooge Xirsi oo qara kamid ah warbaahinta isagoo ku suagan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa uu sheegay in ay maanta kulamo la qaadan doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaaasi sida Culumaa u diinka,Dhalinyarada […]
Posted in Uncategorized | Read More »