Home » 5:47 am
Entries posted on “December, 2012”
December 29, 2012 – It is with great sadness that Doctors Without Borders/ Médecins Sans Frontières (MSF) remembers that one year has passed since our two colleagues, Philippe Havet and Andrias Karel Keiluhu (“Kace”), were brutally murdered in Mogadishu. Philippe, a 53-year-old emergency coordinator from Belgium, and Kace, a 44-year-old medical doctor from Indonesia, were […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Dec 29 2012 (SDN)— Hay’adda Dhaqaatiirta Aan Xuduuda La heyn ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa sheegtay in ay aad uga murugsantahay labo shaqaalaheeda katirsanaa oo sanad ka hor lagu dilay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Philippe Havet oo ka soo jeeda Belgium ahaana Xiriiriyaha Barnaamijyada Deg dega ah iyo Andrias Karel Keiluhu oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LONDON (Reuters) – Conditions in a camp for Somali refugees in Kenya are deplorable and a government plan to send in thousands more would pose a major risk to health, medical charity Medecins Sans Frontieres (MSF) said on Friday. Kenya has more than half a million refugees from Somalia, which has lacked an effective central […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Dec 29 2012 (SDN)— Hay’adda dhaqaatiirta aan xudduudda lahayn ee MSF ayaa walaac ka muujisay qaxootiga ku sii qulqulaya xeryaha Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi-bari Kenya, kaddib markii ay dowladda Kenya ku cadaadisay kumannaan qof oo qaxooti ah oo ku noolaa magaalooyinka inay ku noqdaan xeryaha. Madaxa ergada MSF ee Kenya Dr. Elena Velilla ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Dec 29 2012 (SDN)—Wasaarada amniga qaranka dalka Kenya ayaa lacago malaayiin gaaraya ku bixisay sidii loo xaqiijin lahaa amaanka dalka Kenya guud ahaan,xiliga ku aadan doorashada la filayo inay ka dhacdo sanadka cusub ee dalka Kenya. Lacagtaan loogu talagay sugida ammaanka dalka Kenya ayaa gaareysa 6.5 bilyan oo shiling oo dheeraad ah,taasi oo intooda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somali’s are one of the most homogeneous people in the world, in general and especially in Africa. With great historical background and rich religious heritage, they are one of the rarest kinds in Africa. But with all this there is one setback that has forever been part of their history and upbringing, Tribalism. Somali’s can […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baydhabo Dec 29 2012 (SDN)— Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Galkacyo waxa ay ku toogteen Nabadoon caan ah oo ka tirsanaa dadka deegaanka sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Nabadoonka ladilay ayaa lagu Magacaabaa Goobe Aadan waxaana lagu dilay Xaafada Israac ee Magaalaa Galkacyo ee Xarunta gobolka Mudug. Kooxihii falkan dilka ah geystay ayaa goobta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Dec29 (SDN)Cawayska Qurbojoog iyo Heestii Nimco Yasiin Caraale Hablaha Waa Lala Qoslaa Miyaa Lagu Qayliyaa Dawasho Wacan.
Posted in Uncategorized | Read More »
London Dec29(SDN) Waxa caawa soo gaadhay Caasimada Uk R/wasaare ku xigeenka DFS ah wasiirka arimaha dibada ee DFS DRS-Fowsiya yuusuf xaaji aaden halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey wasaarada arimaha dibada ee dalkan britain iyo jaalliyada soomaaliyeed ee reer UK-dhawaana la kulmi doonta walliam hage wasiirka arimaha dibada ee Britain una amba bixi doonta wadanka Talyaniga lana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Libiya Dec29 (SDN) waxa habeenkii caawa u shil baabuur ku qabsaday caasimda libiiya dhalinyaro reer somaliland oo tahribayaal oo u socday xeebaha si ay uga gudbaan qarada yurub dhalinyaradan oo u badnayd dhalintii ka qayb gashay goobjoogayasha kana qalinjabiyey jamacadaha somaliland ayaa waxa ay mudado ku jireen sidii ay u gadhi lahayeen xebaha libiya iyaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »