Home » 3:41 pm Entries posted on “December, 2012”

Tababarihii Brooklyn Nets(NBA) oo Daaqadda Laga Tuurey Muxuuse Galabsadey?

New York-Dec-29-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta jaleeceynaa Tababarihii kooxda kubadda koleyga ee Brooklyn Nets (NBA) Avery Johnson oo shaqadii laga eryey muxuuse galabsadey? Haddaba tababarahan oo runtii ahaa xiddigihii barasamaadkii ee reer Mareykan Avery Johnson ayaa kooxo kala gaddisan soo tababarey,sannadii 2006-na waxaa loo magacaabey Tababarihii sannadka wuxuuna macalin u ahaa Dallas Mavericks. Akhyaartay runtii […]

Posted in Sports | Read More »

Gaas oo iska casilay ka sii mid ahaan shaha barlamanka Soomaaliya

Muqdisho Dec 29 2012 (SDN)– Kaddib kulan ay maanta ku yeesheen barlamanka Soomaaliya xarunta golaha shacbiga ayaa waxa guddoomiyha barlamanka uu ka sheegay in Xildhibaan C/wali Maxamed Cali Gaas uu iska casilay xubanimadii barlamanimo. Pro Jawaari ayaa u sheegay Mudanayaasha barlamanka in isaga uu u soo gudbiyay Istaqaaladiisa Gaas oo Soomaaliya ka soo ahaa Ra’iisul […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barlamanka Soomaaliya oo ansixiyay wasiirada cusub ee lagu soo daray Xukuumadda Saacid

Muqdisho Dec 29 2012 (SDN)— Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Wasiir ku xigeenidii uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Mudanayaasha baarlamanka ayaa kulankan waxaa ay ku yeesheen Xarunta Golaha shacabka iyadoo uu shir gudoominayay Maxamad Cismaan jawaari oo ah gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya. Muhiimada kulan ayaa waxaa ay ahayd mid kaga doodayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Cadeeyay in Xafiiska Garyaqaanka Guud uu la Wareegay dacwadaha Madaniga ah

    Hargaysa 29 Dec.(SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa maanta tababar uga  furay huteelka Imperial  Sodon Xubnood oo ka kala socday Xeer ilaalinta,Garsoorayaasha, Ciidamada Booliska iyo Asluubta. Ujeedada aqoon isweydaarsigan ayaa ku saabsan sidii dib u eegis loogu samayn lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa Xafiiska Xeer ilaalinta Guud iyo Ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Deegaanka Degmada Sallaxley oo doortay Hogaankoodii iyo ka Degmada Bali Gubadle oo Xilkii la Wareegay

  Hargaysa 29 Dec (SDN) Gudoomiyaha  Cusub ee Golaha Deegaanka ee  Degmada balligubadle Md Cabdi iimaan Jaamac ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Duqii hore ee Degmadaasi Md Ibraahin Colaad. Munaasabad lagu qabtay Hotel Al-xayaat ee magaaladaasi ayaa waxaa ka qayb galay Gudooiyaha Gobolka Balligubadle Md Jamaal Xuseen Hurre. Gudoomiyihii  hore ee Degmadaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wakiilada oo Wasiirka Maaliyada Su’aalo ka weydiiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka 2013

  Hargaysa 29 Dec (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudan C.casiis Maxamed Samaale ayaa maanta Hortagay fadhigii  Golaha Wakiilada ee Somaliland Isla markaana lagu weydiiyay Su’aalo ku wajahan Miisaaniyada Qaranka oo Maalintii Arbacadii la horkeenay Golaha. Fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa Wasiirka lagu waydiinayay Su’aalo ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka jaray Wado isku xidhaysa qaybo ka mid ah Caasimada Hargaysa

  Hargaysa 29.Dec (SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray waddo Cusub oo  laami ah oo Xidhiidhinaysa  Xaafadaha Sh,Nuur, Daami,iyo Suuqa Dhexe ee Caasimadda ,Waxaa kale oo Madaxweynuhu  dhagax dhigay saldhig cusub oo Boolis oo laga dhisi  doono Xaafadda Daami. Madaxweynaha Somaliland Waxa uu soo dhawayn xamaasadi ku dheehan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya oo Al Shabaab ku eedeeysay boolis lagu dilay Magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari

Nairobi Dec 29 2012 (DSN)— Sida uu u sheegay Sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska dalka Kenya wakaalada wararka AFP, dhacdadii ugu danbeysay ee ka dhacday dalka Kenya gaar ahaan magaalada Mandheera ee lagu dilay ciidamo Booliis ah oo Kenya ka tirsan ayaa waxa ay dilkooda sheegeen inay ka danbeeyaan dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safaarada Soomaliya oo ka warbixisay dad Soomaali ah oo ku geeriyooday dalka Libya

Tripoli Dec 29 2012 (SDN)— Ku dhawaad 20-ruux oo Soomaali ah ayaa ku geeriyootay kadib markii gaari ay la socdeen kuna rarnaa Shamiindo ay kusoo dumeen taasi oo ka dambeysay geerida dadkaasi. Tirada dadka saarnaa gaariga Shamiindada lagu soo raray ayaa waxa la sheegay inay gaarayaan 120-ruux oo isugu jiray Soomaali iyo sidoo kale dad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiiradii Kismaayo booqday oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

Muqdisho Dec 29 2012 (SDN)—Iyadoo maalmahan wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ay socdaal ku joogeen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa wasiiradaasi maanta waxa ay kusoo noqdeen magaalada Muqdisho. Wasiirada oo kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay halkaasi kula hadleen saxaafadda iyagoo faah-faahin ka bixiyay socdaalkooda Magaalada Kismaayo. Wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »