Home » 5:09 am
Entries posted on “December, 2012”
Moscow Dec 30,2012(SDN)-Mid ka mida duyuuradaha xamuulka ee dalka Ruushka ayaa kusoo dhacday wado ku taal magaalada caasimada ah ee Moscow. Duyuurada ayaa gudubtay gegidii loogu talo galay in ay caga dhigato ka dibna ku burburtay wadado kuwa gawaaridu maraan ah. Duyuurada oo kuwa rakaabka qaada aheyd ayaa waxa la socday dhawr iyo toban ruux […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Peshwar Dec 30 2012(SDN)-Koox hubeysan oo dhawaan ciidamo dalka Bakistaan u dhashay qafaashay ayaa laayay 20 ka mid ahaa ciidamadaasi,sida ay sheegeen laba ka mida ciidamadii la qaafashay oo bedbaaday. Ciidamada ayaa la qaafashay ka dib kolkii kooxdan hubeysani ee ay weeraro dhawr ah ku qaadeen dhar goobood oo baro kontrol ahaa oo ciidamadu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tripoli Dec 30 2012 (SDN)- Safaaradda Soomaaliya ee dalka Libya ayaa ku dhaawaaqday magacyada dadkii ku dhintay gaari lagu tahriibinayay oo ka dhaxmarayay gudaha dalkaasi kuna sii jeeday Magaalata Tripoli ee caasimada Libya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Libya Cabdi Qani Maxamed Waceys ayaa sheegay in dadka dhintay ay ka koobay yihiin 16-qof oo isku jira […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyad Dec 30 2012 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Suciidi Carabiya ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Maxtooyada Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir Maxamed kaasi oo booqasho ku tagay Magaalada Riyaad ee Caasimada dalkaasi. Sacud Al-Faisal, wasiirka Arrimaha dibadda Sacuudi Carabiya ayaa ku qaabilay wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya xafiiskiisa waxana ay ka wada hadleen arrimaha Soomaaliya. Wasiiru dowlaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Reports from Libya confirmed Friday that 23 Somalis and three Eritreans being smuggled through the north African country died when a vehicle they were in overturned. The dead included youths and women heading to Tripoli with the ultimate goal of reaching Europe by means of usually treacherous sea voyages. According to the Somali Ambassador to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29 Dec (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa caawa casho sharaf ugu samaynaya Xarunta Qasriga Madaxtooyada Ururadii ku hadhay doorashadii Golayaasha Deegaanka ee dabayaaqadii bishii hore ka qabsoontay Somaliland. Wararka Hor dhaca ah ee naga soo gaadhaya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya inaanay weli iman Hogaanadii Ururada Siyaasada ee ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29 Dec.(SDN) Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ayaa kormeer ay ku darsayaan shaqada iyo shaqaalaha dawlada waxa ay ku tageen Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Waxay Kooxdan ka socota Hay’ada Shaqaalaha Dawladu hawl gal Madax taabasho ah ku sameeyeen Shaqaalaha dawlada,marka laga reebo Ciidamada iyo Shaqaalaha Dawlada Hoose ee Magaalada Ceerigaabo. Kooxdan ka socota […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu Dec 29 2012 (SDN)- With Somali Football Federation (SFF) weighting on the African Union peace keepers to vacate the country’s national facility ‘Stadium Mogadishu’ the SFF secretary General Abdi Qani Said Arab, executive committee member Ali Abdi Mohamed and construction expert Lex Vander visited the facility where the Dutch expert inspected all parts of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Dec 29 2012 (SDN)—Iyadoo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta uu culeys ku saarayo ciidamada nabad ilaalinta AMISOM in ay ka guuraan garoonka kubada cagta Stadium Muqdisho ayaa xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed Cabdi Qani Saciid Carab, Cali Cabdi Maxamed (Shiine) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka iyo Lex Vander oo ah kabiirka hada […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 29 Dec.(SDN) Kulan hawleed lagu darsayo waxyaabihii ka soo baxay Doorashadii golahan deegaanka ee dhawaan ka qabsoontay, ayaa maanta lagu qabtay Hotelka maansoor ee magaaladda hargeysa. kulankan oo ay iska kaashadeen daladda Nagaad, iyo Hay’addaha Hafayooko iyo Oxform kana qayb qaadanayaan hawlwadeenadii ka qayb galay hawlihii Doorashada, ayaa waxa lagu falanqaynayaa isla markaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »