Home » 5:12 pm
Entries posted on “December, 2012”
Hargaysa 26 Dec.(SDN)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa maanta soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi mudo sadex cisho ah uga socday huteelka Imperial garsoorayaasha iyo Xeer Ilaaliyayaasha heer Qaran iyo mid gobol. Aqoon isweydaarsigan ayaa xubnihii ka qayb galay waxa ay ku qaadanayeen duruus la xidhiidha Xeerka Anshaxa Garsoorayaasha iyo Xeer-ilaaliyayaasha, waxaana si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HARGEISA, Somalia — The Kulan Art Café is a bright airy place with murals and framed paintings by local artists, potted plants, fresh coffee and ice cream, homemade cakes and a menu featuring Western staples like pizza and hamburgers. In Hargeisa, the capital of the breakaway state of Somaliland, there is nothing else like it. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Dec.(SDN) Xildhibaanada golaha deegaanka ee Degmada Ceel Afweyn iyo Gar adag oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa maanta kulan ay yeesheen ku doortay Mayaro iyo Maayar Xigeeno.. Xildhibaanada cusub ee degmadaas oo maanta yeeshay fadhigoodiiugu horeeyey ee rasmi ah isla markaana uu goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag aadan diiriye Cigaal (Geeljire) iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26 Dec (SDN) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta ka furtay Huteel Imperial Kulan hawleed ku saabsan tacadiyada ka dhanka ah Lamaanaha iyo Caruurta . Kulankan Waxaa kale oo ka soo qayb galay ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka,Agaasimaha Xafiiska Baahi Koob,waxaana ka qayb qaadanayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Dec26 SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo qaadaadhigay doorashooyinkii golaha deegaanka ee soomaaliland… Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa Hctv oo qaadaadhigay waxyaabihii ugu dambeeyey ololahii doorashooyinka golaha deegaanka iyo xisbiyada soo baxi doona ee Somaliland. Barnaamijka oo dood isweydaarsi u furey siyaasi madax banaan iyo xubno taageerayaal oo ka mid ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Dec26 Mulkilayashii tvga Universal ayaa dacwad ku soo ogay Eng:Axmed Abukar iyada oo dacwadii loo gudbiyey Maxkamadaha wadankan Uk iyo Cashuurahii tvga oo aan la bixin waraysigan gaarka oo la soo gaarsiyey qurbojoog.com daawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23 Dec .(SDN) Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSLIsmaaciil Maxamed Cismaan ((Shaqalle) ayaa war uu maanta xafiiskiisa ka soo saaray oo soo gaadhay Shabakada SDN waxa uu ku caddeeyey in saaka ay Ciidanka qaranka ee Aagga gambadhe ee Gobolka Sool u soo galeen cutub ka tirsanaa kooxda Khaatumo. Taliye shaqalle waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26 Dec.(SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.Casiis Maxamed Samaale ayaa fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland waxa uu ka soo jeediyay khudbada Miisaaniyada Qaranka ee 2013-ka. Fadhigan waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” waxaanu Xildhibaanada Golaha ku Wargaliyay inuu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa Dec26 (SDN) Munasibada ku dhawaaqista Saddexda Xisbi Qaran waxay ka dhacday Hotel Maansoor, waxana ka soo qayb galay Madax ka socota Tobada Urur ee ka qayb galay Doorashadii Golayaasha deegaanka, xubno ka mid ah Madaxda dhaqqanka Somaliland, xubno ka mid ah Guddida Doorashooyinka qaranka, Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, Maayirka iyo Maayir ku-xigeenka cusub ee Caasimada Hargeysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira Dec 26,2012(SDN)-Guddida doorashooyinka ee dalka Masar ayaa shaaciyay natiijadii codeynta ee dastuurka cusub ee dalkaasi oo murana hareeyay. Guddidu waxa ay sheegtay in cod aqlebiyada lagu ansixiyay Dastuurka cusub ee dalkaas ee madaxweyne Morsi soo bandhigay. Mucaaridka dalka Masar ayaa sheegay in codeyntu u dhacday si mususqmaasuq fara badani ku jiro,dalbadayna in dib u […]
Posted in Uncategorized | Read More »