Home » 5:01 am Entries posted on “October, 2012”

Xisbiga Ucid oo Hanbalyo Munaasibada Ciidul Adxaha u Diraya dhamaan shacbiwaynaha reer Somaliland

Hargeysa Oct 26,2012(SDN)-Xisbiga Cadaalada & Daryeelku waxaa uu Hanbalyo u dirayaa dhamaan shucuubta muslimiinta gaar ahaan shacbiwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan munaasibada CIIDUL ADXAHA awgeed Sidoo kale xisbiga ucid waxaa uu ilaahey uga rajaynayaa malaayiinka islamka ah ee gudanaya waajibaadka xajkana ilaahey ka aqbalidoono Ciidaa Ciideedana bash bash iyo barwaaqo inagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul W. Saacid Oo Hambalyada Ciida U Diraya Shacabka Soomaaliyeed Iyo Kan Dunida Muslimka

Muqdisho, Khamiis, Oct, 26, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan farxada Ciidul Adxada. Baaq ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha ayaa isaga oo ka faa’iideysanaya fursadan farxada Ciida wuxuu si gaar ah hambalyo ugu dirayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (SSE) oo Bulshada ka hambalyeeyay Ciidul Adxa

London Oct 26,2012(SDN)-Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soogudbinayaa munaasabada Ciida-ul Adxada. Ugu horreyn Ilaahay ayaa mahadi u sugnaatey iyadoo dalkeena iyo dadkiisuba ay ku ciidayaannabadgelyo isla markaana farxada ciidu ay inoogu soo galeyso inagoo ku sugan xasilooni iyodeganaansho. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Uganda oo si kulul ugu jawaabtay Eedaymo uga yimid Qaramada Midoobay, kuna Baaqday inay ciidamadeeda kala baxayso Wadamo ay Soomaaliya ku jirto

Muqdisho26/10/12  Kadib markii eedeymo ay Qaramada Midoobay u jeedisay Dowldda Uganda, iyadoo Uganda lagu eedeeyay inay taageerto jabahada M23 ee ka dagaalanta bariga DR Congo ayay Uganda ku hanjabtay inay dib u eegis ku sameynayso howgallada nabad ilaaliyeed ee ay ka waddo dalal ka tirsan qaaradda Afrika.  Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay baaritaano ay samaysay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka Guud ee Shabakada Qurbo joog Waxay Hambalyo u Dirayaan Bulshada Reer Somaliland iyo Guud ahaan Bulashada Afsomaliga ku Hadasha Munasabada Ciidul Adxa Awgeed Ilahay Ciidaa Ciideeda Cafimaad iyo Nabadgalyo Ha Inagu Gaadhsiiyo

Maamulka Guud ee Shabakada Qurbo joog Waxay Hambalyo u Dirayaan Bulshada Reer Somaliland iyo Guud ahaan Bulashada Afsomaliga ku Hadasha Munasabada Ciidul Adxa Awgeed Ilahay Ciidaa  Ciideeda  Cafimaad iyo Nabadgalyo Ha Inagu Gaadhsiiyo

Posted in Uncategorized | Read More »

caawa iyo hargeisa iyo udiyaar garawga ciidal adxada

hargeisa 25.oct.2012(sdn)waxa si aada caawa looga daremaaya udiyaargarawga ciida udxada magaalada hargeisa iyada oo faras magaalaha magaalada hargeisa ay qulqulayaan dadwayne aad utiro badan kuwaaso kadukaan sanaya suuqyada magaalada hargeisa gaar ahaan bacadlayaasha kuwaaso ay ka iibsanayaan dharkii ciida mar aaanu wax kawaydiinay gancsatada bacadlayaasha ah ayay waxay noo sheegeen in ganacsigoodu aad usocda faaiido […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha oo shacabka Somaliland iyo guud ahaan Muslimiinta ku hambalyeeyay munaasibadda Ciidul-Axda

Hargeysa 25, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa dhamabaal hambalyo ah u diray shacabka Somaliland iyo guud ahaan umadda Islaamka, munaasibadda Ciidul-Axdaha darteed. Sida lagu sheegay dhambaal kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul ku saxeexnaa, Madaxweyne Siilaanyo, waxa uu u duceeyay Xujaajta maanta taagan buurta Carafa, wuxuuna dhambalkaasi u dhignaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

2.7 Milyan oo Xujaaj ah oo Maanta iskugu tagaya Buurta Carafo si ay u gutaan Rukniga Ugu Wayn Ee Xajka

london Oct 25/12  2.7  milyan oo xaaji ayaa isugu tagan Buurta Carafo, si ay halkaa u gutaan tiirka ugu muhiimsan ee Xajka,Nabigeeni Maxamed (NNKHA) ayaa xadiis saxeexa ku sheegay in muhiimada xajku tahay, Carafo ama istaaga Carafo, waxaanay leedahay xuduudo sugan oo uu ku ansaxayo istaageedu, wakhtiyadan danbana waxa loo sameeyay calaamado muujinaya xuduudaha carafe […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fadeexado ka soo baxaaya waftigii gudoomiyaha Waddani ee UK Qaybtii 1’aad

(SARKAAL KA TIRSAN WASAARADA ARIMAHA GUDDAHA OO LASOCDAY WAFTIGII GUDOOMIYE CIRRO HOGAAMINAYAY EE LONDON SOO GAADHAY 28/09/2012. (Wasiir Duur waxa uu ku yidhi Sarkaal Nuur, Halkan waxa wada fadhiya aniga iyo Wasiir Xirsi, waa maxay xaflada sidan u eeg aad Gudoomiye Cirro u qabateen?, malacag baan u baahantihiin?- Caanan badan dusha ka saaray Sarkaal Nuur […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudida Dorashooyinka Somaliland oo ku Dhawaqday Malinta Ay Bilaamayso Ololaha Dorashooyinka

Hargaysa Oct25/2012 SDN Komashanka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaqay Maalinta iyo Waqtiga ay qabsoomayso olalaha doorashooyinka Golayaasha Deeganka .Afhayeenka Komishinka Mudane Maxamed Axmed Geele oo shir jaraid ku qabtay xarunta komoshinka ayaa ku dhawaqay jadwalka ururada iyo xisbiyada ay ku soo dhiga yaan baraamijyadooda iyo siday u kala leyahiin maalmha doorashooyinka gobolada oo dhan afhayeenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »