Home » 1:42 pm Entries posted on “October, 2012”

Faroole:Dawlada Soomaaliya waa in ay Dastuurka u hogaansantaa,dadka Jubooyinkana ay maamulkooda sameystaan

Garoowe Oct 27,2012(SDN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Farooleayaa salaadii ciida ee shalay khudbad uu jeediyay ku soo qaaday maamul u sameynta gobolada dhawaanta Shabaabka laga saaray ee Jubbooyinka. Madaxweynaha ayaa hadaladiisii waxaa ka mid ahaa;“dadka Gedo iyo jubooyinka dega waxaan leenahay sameysta maamul aad isla garateen kuna wada qanacsan tihiin,anaga Puntland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raiisul Wasaarihii hore DF Gaas oo booqanaya Qardho kuna siijeeda Buuhoodle

Qardho Oct 27,2012(SDN)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladdii KMG federaalka Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa manta gaaray magaalada Qardho kadib markii uu salaada Ciid-u-Adha kutukaday magaalada Garoowe halkaas oo uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa kasoo jeediyey oo dadweynuhu aad u soo dhaweyeen hadalada qiimaha leh. Prof. C/wali Maxamed Cali ayaa salaada ciid kadib ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhalinyaro weli ka sii qulquleysa Mareykanka oo ku biireysa Al Shabaab

Minneapolis Oct 27,2012(SDN)-Waxa afar sanadood ka dib weli sii socota dhalinyarada Mareykanka ka tageysa ee ku biireysa kooxda xagjirka ah ee Al Shabaab. Sidaana waxa lagu shaaciyay warbixin ay dawlada Mareykanku dhawaan shaacisay. Sida warbixinta lagu xusayna ilaa laba ka mida dhalinyarada ku nool magaalada Minneapolis ayaa u dhoofay Soomaaliya deetana ku biiray Shabaabka. Soomaalida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya Behane Aya kulan la Qatay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Omaar

Adis AbabaOct 27/12 (SDN )Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda ee Dawladda Itoobiya, Mudane Berhane Gebre-Kristos iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Mudane Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa maanta oo Jimca ah kulan rasmi ah ku qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya. Kulankan oo ah kii ugu horeeyay ee si rasmi ah u dhex mara labada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaar ka mida Xujeydii Soomaalida ee sanadkan oo geeriyooday

Maka Oct27,2012(SDN)-Dhawr ruux oo ka mid ahaa Soomaalidii sanadkan Eebe fursada u siiyay in ay gutaan wajibaadka xadka ayaa iyaga oo ku guda jira geeriyooday. Ilaa iyo haatan tirada dadka sugan in ay geeriyoodeen iyaga oo ku guddo jira Xajjka ayaa lagu sheegay Afar ruux. Dadka Xijaabtay iyaga oo xajjka guddanaya ayaa moodku la kulmay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudida Jaaliyada Somaliland UK “SSUK” oo Shacabka ka Hambalyo Ciidul Adxa u diraya

Gudida Jaaliyada Somaliland UK “SSUK” waxay hambalyada salaanta ciidul adxaa hawada u marinayaan dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta uu dunida guudkeedka ka joogaan, gaar ahaan UK. CIID MUBAARAK     CIIDMUBAARAK     CIID MUBAARAK Gudida Somaliland society SSUK waxaay hambalyo gaar ah udirayaan: Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Mahamed Mahamuud iyo xaaskiisa. Madaxweyne ku xigeyka mudane Abdirahmaan A. Seelici iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Habeenka Murtida iyo Madadalada ee london iyo Abwaanada Xuseen Qawdhan ,Basbaas , Muuse cali faruur ,

  Dhamaan Waxa la ogaysinayaa Ummada ku hadsha afka soomaliga inay ka soo qayb galaan Munasabad soo dhawayno Abwanada Muse cali faruur ,basbaas iyo Xasan qodhan waxa ku wahelinaya fanaaniinta Uk intii loogu jeclaa Maryan Mursal ,Saynab Cige ,cabdirasaaq gadaco ,Aj,Yusuf Dhere, Sir Maxmuud cumar Fadxiya Fiska,Faysal Yare waxay habeenkaa idiin soo bandhigayaan majaajilo gabayo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ma maleeysan ebid, sideey maanta tahay!(Qormo+Sawirro)

Muqdisho Oct 27,2012(SDN)-Isbedelka xaaladaha dunida waa wax uu Ilahay ugu tala galay inay dadku ku noolaadaan. Iyadoo dadkana uu Alle ka dhigay kuwo u samaysan la qabsiga wax kasta oo noloshooda kusoo kordha si kasta oo ay ugu adkaataba. Amniga ayaa muhiim u ah nolosha qofka. Arrimaha isbedela ee saamaynta adag ku yeesha nafta aadamigana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Policeka magaalada Ottawa ee dalka Canada oo diidan in ay ka hadlaan sababta ay u xireen nin Soomaali ah

Ottawa Oct 27,2012(SDN)-Policeka magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa dhawaan xabsiga dhigay nin Soomaali ah oo heysta dhalashada dalka Mareykanka oo booqanay qaraabo. Mahad Islam oo 32 jir ah ayaa Boolisku qabteen xili uu saaraa gaari ay wateen laba ruux oo ay ilmo adeer yihiin. Mahad ayaa xabsiga ku jiray mudo sagaal maalmood ahaa oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 4aad

Waa qormadii 4aad ee taxanaha SAMO-TALIS: Talo-nabadeedka iyo Taariikhda Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), waxaynu ku eegaynaa saamixii iyo kulankii dhex maray Xaaji CABDI iyo ninkii aabbihii dilay   Inkasta oo Xaaji Cabdi aabbihii lagu dilay dagaal muddo ka hor dhacay (1905), waxa lix iyo toban sano kaddib, kuna beegan 1921-kii lagu taamayay sidii loogu […]

Posted in Uncategorized | Read More »