Home » 3:04 am
Entries posted on “October, 2012”
Boorama Oct 28,2012(SDN/Hubaal)- Wasiirka Wasaaradda Wershadaha Cabdirisaaq Cismaan, Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Cali Xaamud Jibriil, Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Ka hortaga Masiibooyinka Qaranka (NERAD) iyo Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka ee NOW, ayaa madal kaliya kaga wada qayb-galay Munasibad hor-dhac u ah ololaha xisbiga KULMIYE. Masuuliyiintan oo isku bahaystay Munaasibadan ololaha KULMIYE bilowga u ah, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 28,2012(SDN/Hubaal)– Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaalle, ayaa shalay socdaal ugu ambo-baxay magaaladda Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika, halkaas oo la sheegay inuu kaga qaybgelayo shir lagaga hadlayo wax-soo-saarka iyo khayraadka ku dihin qaaradda Afrika. Shirkan oo la sheegay in Somaliland si heer caalami ah loogu marti-qaaday, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Oct 28,2012(SDN/Hubaal)- Dalalka Faransiiska Iyo Jarmalka ayaa khilaaf soo kala dhex galay shirkadda Caalamiga ah ee GOOGLE, ka dib markii dawladaha ay sheegeen in ay cashuur ku soo rogayaan Wargeysyadda dalalkooda ka soo baxa ee haddana Wararkooda ku baahiyey GOOGLE si ay u iibiyaan. Shirkadda GOOGLE, ayaa iyadduna markii uu soo baxay warkaasi, waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Oct 28,2012(Hubaal-W/wararka)) – Hoggaamiyaha ugu sarreeya ee Xarakada Al-Shabaab Sh. Mukhtaar Cabdiraxmaan (Abu-Zubeyr) oo cajalad maqal ah soo saaray ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin sida uu u arko dawladda cusub ee Soomaaliya iyo weliba dagaallada ay kaga soo hor jeedaan ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM. Sheekh Abu Zubeyr […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 28/12(SDN/Hubaal)- Shan Qof ayaa dhaawacmay kadib markii shalay fiidkii baabuur ay saarnaayeen shil kula galay deegaanka Xamaas ee gobolka Saaxil, xilligaas oo ay ku gudo jireen safar dalxiis ah oo ay a tamashle kaga yimaadeen magaalada Berbera iyaga oo ku soo jeeday magaalada Hargeysa. Shantan qof oo laba kamid ahi ahaayeen haween ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Oct 28/12 (SDN) Warar hoose oo ay Heshay qurbojoog.com ayaa wasarada Arimaha Dibada ee Somaliland ay warqad u gudbisay Dawlada Federaalka Soomaaliya ku sheegtay in ay ka walaacsan tahay sii ambaqaadida wadahadaladii u dhaxeeyay labada dhinac ee ku saabsanaa Mustaqbal Soomaaliland iy Somalia.Wadaxaajoodka labada dhinac oo ka dhashay Shirkii Magaalada London 23 kii Feberuary […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 27 October (SDN)- Xildhibaano ka tirsan Aqalka Odeyaasha Ingiriiska ayaa cadeeyey in furitaanka xafiiska UK ee Hargeysa muujinayso talaabo loo qaaday sidii Somaliland madaxbanaani u heli lahayd. Aqalka Odeyaasha Ingiriiska oo shalay dood ka yeeshay talaabooyinka xukuumadda Ingiriisku u qaaday sidii loo yareyn budhcad badeedka, isla markaana loo xasilin lahaa dalalka jaarka ee Geeska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa Oct27/12 (SDN) Bulshada ku dhaqan Magalada Hargaysa ayaa salaadii ciida ku bararurugay in madaxwayne ku xigeenkii somaliland laga wayey gobahii lagu tukanayo taas oo suaalo badan layska waydiyey , waxa kale oo aan lagu soo qadin warsaxafadeedkii iyo tahniyadihii uu gudubin jiray madaxwayne ku xigeenka ee loo marin jiray saxafada dadka falaqaya ayaa waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Eng. Ibraahim Aaden, Dr. Maxamuud Axmed Cagaweyne, Cabdisalaam Yuusuf Faarax, Barkhad Daahir Ismaaciil, Maxamed Cabdi Ibraahim, Maxamuud Jaamac Taarwale, Cabdirixiin Xaaji Bariis, Xil. Jaamac Ismaaciil (Shabeel), Xuseen Jaamac Guulleed, Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Prof. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo xaaskiisii marxuumad Kowsar Faarax Cilmi habeenimadii Khamiista ee October 25 2012 ku geeriyootay dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Makka 27, October 2012 (SDN)- Tiro ka mid ah Xujaajta Soomaalida ee sannadkan, ayaa ku geeriyooday dalka Sucuudiga, ka dib markii ay gudashadii waajibaadka Xajka dhamaysteen. Sida uu shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, u xaqiijiyay mid ka mid ah Xujaajta sannadkan 2012 gutay waajibaadkaas diiniga ah, ilaa 4 qof oo ka tirsanaa Xujaajta Soomaalida ayaa geeriyooday, kuwaasoo 2 […]
Posted in Uncategorized | Read More »