Home » 3:40 pm
Entries posted on “October, 2012”
Xubnihii la socday wefdigii booqashada ku gaadhay Ingiriisku waxa ay ku soo laabteen dalka, marka laga reebo Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf, Guddoomiyihii Golaha Guurtida oo xaalad caafimaad ugu hadhay Ingiriiska, kuna jiray cusbitaal ku yaalla caasimadda Landhan si loogu daaweeyo, looguna baxnaaniyo xanuunka la darsay. Sheekh Ibraahin waxa uu dhakhtarkaas ku jiray muddo illaa 2 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera October 29, 2012 (SDN)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylci) iyo Maayarka caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa maanta ka soo laabtay socdaal ay ku tageen dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Seylici iyo Maayor Jiciir oo ka soo degay Madarka Berbera, waxa halkaas kaga hortegay xubno wasiiro ah oo ay ka mid yihiin; […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 29,2012(SDN/Hubaal)- Boolatiinka Wararka ee loogu yeedho Indian Ocean Newsletter ayaa ………. Waxa uu boggiisa hore ku daabacay Warbixin qoto dheer oo uu kaga faalloonayo Taageeradii Tooska ahayd ee uu Sheegay Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur) inay ka xukuumad ahaan u fidiyeen Madaxaweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 29,2012(SDN/Hubaal)- Laba Kamid ah Lix Shirkadood oo tartan u galay qandaraas lagu bixiyey gaadiidka u daabuli doona qalabka codbixinta iyo hawl-wadeenada doorashada goobaha codbixinta ee gobollada iyo degmooyinka dalka ayaa guddida doorashooyinka Qaranka ku eedeeyey inay musuqmaasuqeen tartankii ay qandaraaskaas u galeen isla markaan ay qol madaw ugu qaybiyeen qaar kamid ah shirkadihii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 29,2012(SDN/Hubaal)- Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa qoddob-qoddob u sharraxay haykalka uu u dhisan yahay Qaran madax banaan oo xor ah isla markaana leh sifa dawladnimo iyo nidaamka kala dambeyneed ee lagu yaqaan dimuqraadiga. Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali waxa uu ka warramay qiimaha ay leedahay qaranimaddu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood Oct 29,2012(SDN/Hubaal) Ciidanka Qaranka Somaliland ee jiida hore ayaa gacanta ku dhigay Koox Dablay ah oo looga shakiyay inay ka mid yihiin dagaalyahanka Al-shabaab ee weli baaqiga ku ah deegaamo ka tirsan Koonfurta Somalia. kadib markii ay dhowaan ka baxeen magaalada Kismaayo iyo deegaamo kale, isla markaana qaar ka mid ah saraakiisha iyo dagaalyahanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HargeysaOct 29,2012 (SDN/Hubaal) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xisbiga talada Haya ee KULMIYE ku eedeeyey in uu dalka u horseeday burbur sharci iyo dastuur jebin, kadib markii sida uu sheegay uu khasab ku furay ururada siyaasadda oo aan waqtigoodii la joogin. Faysal Cali Waraabe oo shalay khudbad ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 29,2012(SDN/(Hubaal)-Shirweynihii Saddexaad ee Machadka darasaadka iyo cilmi-baadhista ee SORADI ayaa shalay ka furmay Hotel-ka Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Shirweynahan oo socon doona muddo laba maalmood ah isla markaana Sanadkiiba hal mar la qabto ayaa shalay furitaankiisa waxa ka qayb galay Wasiirro ka socda Xukuumadda Somaliland, Mudaneyaal ka socda Golaha Baarlamaanka, Aqoon-yahanno ka socday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadisho- Somalidisporanews’s Somalia news editor died of Gun shot wound after a week of treatment in a Mogadisho Hospital. Mohamed Mohamud Tuuryare was one of two Somali Journalist shot last week by unknown assailants. Mohamed received about five gun shots on his upper body and was left for dead by group of unknown thugs. Mohamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The 2012 U.S. Presidential election is very close and both candidates agree that Ohio will decide who gets elected President of the United States come November 6. That is why we have a political rally by one of the candidates almost every day. The state of Ohio is a microcosm of the United States with […]
Posted in Uncategorized | Read More »