Home » 11:08 pm Entries posted on “October, 2012”

Mucaaridaw wax toosi ee ha noqon mid wax dumiya

Waxay Somaliland u qaadatay nadaamka Demuqraadiga ee xisbiyada badan in ay xisbiyada mucaaridku dawlada ka toosiyan wixii qaloocan.  Dalkeenu imika wuxu ahaa Demuqraadi in aad u fura badan.  Inkastoo uu ku amaanan yahay dadkiisu isu tanasalbadan ay sameeyen markii u khilaaf siyaseedood soo kala dhex galay beryihi hore.   Run ahaantiina shacbigu arrintasi iyada ah aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booliiska Somaliland oo Hub ku qabtay Boorama

Hargeysa Oct 30,2012(SDN)-Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta saxaafada uga waramay hawgalo mudo socday oo ay ku soo qabqabteeen hub kala duwan. Taliye Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa sidoo kale soo ban dhigay hubkan ay ka soo qabteen Boorama. “Waxay Ciidammada Booliska Somaliland xog ku soo heleen in Hub tiro badani yaallo guri ku yaal magaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Murugada taal Somaliland Doorashada Horteed & Mawqifka Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland

Mudane Madaxwayne,   Difaacayaasha Dhexdhexaadka ah ee Xuquuqda Aadamiga Somaliland iyo dhaqdhaqaaqyada dimuqraadiyad doonka ah oo ixtiraam farobadan kuugu haya xilka qaran ee ay shacabka Somaliland kuu doorteen, waxanu si xushmad leh kuula socodsiinaynaa werwerka aanu ka qabno xaaladaha uurku taalada leh ee haatan dalkeenu maraayo gaar ahaan dhinacyada nabadgalyada iyo amaanka muwaadiniinta, xadhiga sharcidarada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudomiyaha urur siyaasadeedka NDB ee Somaliland oo soo gartay Muqdisho lana Shaciyey in loo magacabaayo Raysal Wasare Ku Xigeen

Muqdisho Oct 30/12 Guddoomiyihii Urur Siyaasadeedkii NDP ee ku hadhay Tartankii kala reebista ee ugu horeeyay ee Axsaabta iyo Ururadda Siyaasadda Somaliland Marwo Fowsiya Yusuf Xaaji Aden ayaa shalay soo gaartay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya. Foosiya X Aadan wararka laga helayo ayaa sheegaya inay Muqdisho ku sugan Tahay Una Raadsatay   Xil siyaasadeed oo Miisaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Ucid oo soo bandhigay cudiidisi tageero ee Gobolada Somaliland

  Hargaysa Oct 30/12 waxa maanta Taageerayaasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID ay soo bandhigeen  Cududooda Taageero iyagoo isku soo baxoodii balaarna isku yimid   Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaalada Hargeysa. Ugu horayn waxaa madashaasi hadal kooban ka soo jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga UCID isaga oo mahad naq balaadhan u soo jeediyay dhamaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UK groups to coordinate monitoring in Somaliland elections

International development agency Progressio, the Development Planning Unit at University College London (UCL) and Somaliland Focus (UK) are once again contributing to attempts to build a stable system of democracy in the Horn of Africa. The three organisations have been invited by Somaliland’s National Electoral Commission (NEC) to act as coordinators of the international observation […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Terminaalada Madaarka Berbera oo Daad galay iyo Mishiinadii baadhitaanka dadka ee Wasiirku Lacagta ku urursanayay oo ciladdi gashay

Berbera 30, October (SDN)- Roobkii ku da’ay magaalo Xeebeeda Berbera oo ahaa mid quwad lahaa ayaa galay labada Terminal ee Madaarka berbera ee midna laga baxo midna laga soo galo, waxaanu gaadhsiiyay khasaare balaadhan oo ay ilaa hada wasaaradda Duulista iyo Hawadu af-ka ka xidhatay inay sheegto. Daadka Galay Terminaaladda ayaa la sheegayaa inay sababtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diray qoyska iyo ehelada marxuum Cumar Nuur Axmed oo ku geeriyooday Burco

Hargeysa October 30, 2012 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo dhamaan shacbiga reer somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid MARXUUM, CUMAR NUUR AXMED  oo ka mid ahaa Odayaashii ka soo qayb-qaatay halgankii nabadaynta iyo dawladnimada Jamhuuriyada Somaliland oo 29/10/2012 bishan ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Martiqaad: Nagala soo qaybgal shirka Telephone-ka Qurbajooga Somaliland oo uu qabanayo Wasiir Osman Sahardiid Cadaani

Xafiiska Somaliland ee Maraykanka wuxu ku martiqaadayaa dhamaan qurbajooga Somaliland ee degan USA, Canada, Italy, UK, Germany, Natherland, UAE iyo France,  inaad nagala soo qayb gashaan shirka telephoneka oo uu marti noogu yahay Wasiir Osman Sahardiid Cadaani. Wasiir Osman wuxu inooga waramayaa xaalada maanta Somaliland marayso guud ahaan, iyo gaar ahaan xaalada wasaaradiisa Maaliyada. Waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musharaxiinta ku tartameysa xilka Madaxweynenimada Mareykanka oo Barbaro ah iyo codka Soomaalida oo kala saari doona

Columbus Oct 30,2012(SDN)-Tartanka Aqalka Cad ee Mareykanka ee sanadkan 2012ka ee ay ku herdamayaan labada Musharax ee xisbiyada Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee Barack Obama iyo Mitt Romney ayaa u muuqda mid labada musharax ay ilaa iyo haatan heleen isku taageero. Mid ka mida gobolada dalka Mareykanka ee si weyni uu uga socdo loolanka doorashada madaxtinimada […]

Posted in Uncategorized | Read More »