Home » 10:42 am
Entries posted on “October, 2012”
London Oct 31/12 Shaqalo hore uga tirsanaan jiray xafiiska tvga somaliland xafiiskisa london oo la soo xiriiray qurbojoog.com ayaa waxa ay shegeen in anay mudadii uu furnaa xafiiskani anuu wax mushahra anay ka qadan wasarada warfafinta iyo wacyigalinta oo ay si mutadacwima ku shaqayn jireen warjiye ka tirsanaa oo shegay in aan magacisa la shegin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 31,2012(SDN)- Bismilaahi raxmaani raxiim Asalaamu-caleykum, wa-raxmatullaahi Wa-barakaatu Mudanayaal iyo Marwooyin. Ugu horeyn, waxan salaan iyo mahadnaq u dirayaa dhamman shacbiga Somaliland gudo iyo dibedba meelkasta oo ay joogaan. Aniga oo og mar kalena uga mahad celinaya taageerada buuxda ee ay xukuumadda la garab taagan yihiin taageerayaasha iyo bahweynta xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Columbus Oct 31,2012(SDN)-Xisbiyada Dimuqraadiga iyo ka Jamhuuriga ee bisha inagu soo fool leh ku hardemi doona xilka madaxtinimada Mareykanka ayaa si weyn ugu loolamaya taageerada Soomaalida Gobolka Ohio. Ohio ayaa ah mid ka mida gobolada faro ku tiriska ah ee aan ilaa hada kala raacin labada musharax ee Barack Obama iyo Mitt Romney. Xisbiyada ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis-ababa Oct 31,2012(SDN/Hubaal-W/wararla)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda JSL Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa la sheegay inuu Quudaraynayo Xil wasiirnimo oo looga magacaabo Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya loo dhisay, isaga oo ka codsaday Madaxweynaha dalkaasna Xasan Sheekh Maxamuud in loo magacaabo wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya. Sida lagu daabacay bogga wararka ee shabakada Togaherer.com oo warkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 31,2012(SDN/Hubaal)-Kulan laba maalmood ah oo ay Hay’ada Akaadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland ku marti qaaday Suxufiyiinta Hay’adaha Warbaahinta Madaxbanaan iyo ta Dawladda, oo Hudheelka Maansoor ka furmay 29-kii Oktoobar ayaa shalay ku dhammaaday natiijo la’aan iyo is-afgaran waa ka dhex dhashay Warbaahinta Madaxbanaan iyo Hay’adihii soo qaban-qaabiyay. Kulankan oo lagaga wada hadlayay Xeerka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New-york Oct 31,2012(Hubaal-W/wararka)- Duufaano waaweyn ayaa hafiyay Dalka mareykanka, kadib markii ay dabaylaha xawaaraha ku soconayaa maalmo ka hor waxyeelo ka geysteen dalalka Cuba iyo Haiti.Duufaanka oo subaxnimadii Isniinta ku dhuftay wadankaas ayaa illaa xalay saqdii dhexe socday iyagoo sababay cabsi weyn oo dadku ka qabaan noloshooda in ka badan 7 boqol oo kun oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cape Town Oct 31,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Macdanta Somaliland Md Xuseen Cabdi Ducaalle oo saxaafada kula hadlay Shir Koonfur Africa uga Socda wadamada Africa ee Shidaalku dhulkoodu ceegaago ayaa sheegay in dhawaan shidaal qodis laga bilaabi doono Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in ay sadex shirkadood haatan heystaaan heshiisyo ay horena ugu baareen Shidaal iminkana ay tahay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Oct 31,2012(SDN)-Qoraal ay saxaafdu heshay oo ay soo saartay safaarada Jarmalku ku leeyahay Kiinya ayaa ay ku soo baxday in dawlada jarmalku goaansatay in la jaray caawimo ay dawladaasi la garab taagneyd xerada Qaxootiga ee Dhadhaab. Jarmalka ayaa bixin jiray kharashka ku baxa dhawr goobood oo caafimaad oo ay gacanta ku heyso Haya’da Qaxootiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo inta afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Ilahay u Naxariistee, Taariikhdu Tahay 04/11/2012 Maalinta Axada Sacada: 3-11pm GOOBTA :Selby Centre .Selby Road London N17 8JL Wixii Faahfahin ah kala soo Xidhiidh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HANBALYO KA TIMI JAALIYADDA REER SOMALILAND EE KU DHAQAN EAST LONDON. Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan East London waxa hanbalyo aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Cabdi Gaadh Sh. Maxamuud iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Ahmed oo meher koodu kadhacay maalinimaddii axaddii aynu ka soo gudubnay 28-10-2012, waxa uu ka dhacay magaalada London […]
Posted in Uncategorized | Read More »