Home » 5:31 am
Entries posted on “October, 2012”
London Oct 22,2012(SDN)-DAAWO VIDEO DOOD: Wariye Jamaal Osmaan VS Suxufiyiinta Somalida Ee Shilinka Ku Shaqeeya : Warbixin Wariye Jamaal Qoray Oo Gubtay Suxufiyiinta Somalida Intooda Badan +VIDEO
Posted in Uncategorized | Read More »
London 22/10/2012 (SDN) Sida ay qortay jaraidada jariirada caanka ah ee The Sun Ayaa waxay tilmaamtay hadalo ay waydisay In Mohamed Farax waxay ku bilawaday hadaladan oo ay Qof Ayaa wax iga waydiyey Mataankayga Xasan , waxaan ugu jawaabay ma garanayo waxaad ka hadlayso. Hadaan odhan lahaa haa, su’aalo ayey igu wareerin lahaayeen. Waxaan doonayey inaan ciyaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jini Boqor Cabdirahman Ubaxle oo Gudoomiyaha Qurbajooga isku Sheegaya ,Hadana Madaxdii Tv-ga Qaranka Somaliland Aflagadeynay. Marka hore waxaan Salaan u dirayaa dhamaan Shacabka reer Somaliland iyo bahda Saxaafada Meelkasta oo ay Dunida Dacaladeeda ka Joogaan. Maalmahan ugu Danbeyey waxaad Shabakadaha wararka ku arkeyseen Aflagaadada iyo Ceebeen isdaba joog ah oo lagu hayo Dhalinyarada ka hawlgasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadisho, 21, Oct, 2012(SDN)Agaasimhii hore ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha Mudane:Cabdishakur Maxamud Climi ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Xooghayaha Joogtada ah ee dhawaan loo magacaabay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dr. Faarax Cabdi Xassan waxaana xil wareejintaas goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha, Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon, Wasiiru Dowlaha XRW Dr. Cali Nuur Ducaale, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadisho -A Somali reporter for a popular Radio Station and a leading website has been attacked in Mogadishu last night. Gunmen attacked Mohamed Mohamoud Tuuryare of somalidiasporanews.com and Shabeelle Radio at Medina district in Mogadishu. According to witnesses Somali security apparatus rebelled the attackers,but got away without any arrest. Mohamed is in the critical wing of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Maanta waa 21/October waaa maalinkii uu dalka Somalia ka hirgalay kacaankii ciidamadu hogaaminayeen. Hadaba waa muhiim in aan xasuusno Kacaankaas oo dalka Somalia ka hirgaliyay hormaro badan oo la taaban karo. Sidoo kale kacaankaas waxaa lagu eedayaa in uu kow ka ahaa bur burkii dalka. Hadaba aniga oo maanta Xusaya Maalintaan Taarikhiga ah aan ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Oct 21,2012(SDN)-Waxa caawa fiidkii magaalada Muqdisho koox hubeysani ay ku bartilmaansatay wariyaheenii magaalada Muqdisho Maxamed Maxamuud Tuuryare(SHULUNGE). Rag Hubeysan oo ayaa suxuufiga bartilmaansaday kiyoo ka soo baxay Masjid uu salaada cishaaiga ku tukaday. Wariyaha oo qaba dhaawac rasaas ah oo ay burcadu kala dheceen dusha sare ee jirkiisa, Wariye Tuuryare ayaa haatan la dhigay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Concerned Somali Journalist MOGADISHU, Oct. 21— As the emotional effusions caused by the Jamal Osman’s Guardian piece has now subsided a bit, it seems the right moment for those affected by the unsubstantiated claims in the article to have their say and voice their objects to the content and implications of what the writer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa oct21/10/2012 Madaxwaynaha somaliland ayaa saaka subax u ambabaxay gobalka saxil ee xaruuntisa Berbera safarkan oo aan hore loo sii shacin ayaa waxa la shegay in madaxwaynahu u safarkiisani ku wajahan sidii uu u soo furi lahaa mashaaric ay baryahan danbe laga fulinayay caasimada gobolka saaxil ee barbara iyo garoonka kubada cagta ee dhaawaan dhismahiisu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Oct 21,2012(SDN)-Dawlada dalka Iran ayaa markii u horeysay aqbashay in ay wadahadal toosa lagasho dawlada Mareykanka sida ay daabacday barta Internetka ee New York Times. Jariirada ayaa daabacday in Iran ay aqbashay in ay wadahadal Mareykanka kala yeelato mashruuceeda Nuclear ee reer galbeedku ka didsan yahay. Sarkaal ka tirsan dawlada Mareykanka oo ay jariiradu […]
Posted in Uncategorized | Read More »