Home » 7:45 pm
Entries posted on “October, 2012”
Hargeysa Oct 22,2012(SDN)-Hogaamiyihii jabhada SSC ee dhawaanta nabada qaatay ayaa manta xaflad uu xilka wasiirnimo ee loo magacaabay kula wareegayay waxa uu ka sheegay in weli uu yahay hogaamiyaha jabhadii SSC. Wasiirka wasaarada Dib u dejinta Somaliland Md Saleebaan Axmed Ciie Xaglotoosiye ayaa khudbad uu munaasibada xil la wareegidiisa ka jeediyay waxa uu ku yiri;“Waxaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 22, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu socdaal laba maalmood qaatay ku tegay magaalo-xeebeeda Berbera. Madaxweynaha oo shalay socdaal ku tegay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, waxa uu maanta iyo subaxnimadii hore ee saaka magaalada Berbera xadhiga kaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Oct 22.2012(SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka, wuxuuna Ra’iisul wasaaruhu la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo marxaladda cusub ee dalku galay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankaan si daah furnaan ah su’aalo u weydiiyeen haweenkii shirka ka soo qeybgalay waxayna […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Oct 22.2012(SDN) Wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala Idaacadda Shabelle iyo qurbojoog.com ayaa xaaladiisa caafimaad soo hagaagaysa, kadib markii Wariyahaasi ay xalay Maqribkii ku dhaawaceen kooxo Hubaysan, xilli uu ku sii socday gurigiisa oo ku yaala Degmada Wadajir. Maxamed Maxamuud Tuuryare ayey kooxo hubaysan waxay rasaasta uga dhufteen caloosha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Amintii uu aabbihii geeriyooday waxa Xaaji Cabdi hooyadii dumaalay adeerkii Cilmi Yuusuf, oo sidoo kalena la wareegay xilkii caaqilnimada ee uu hayay Xuseen Yuusuf, waxaanay u dhashay shan carruur ah oo ay xagga hooyo Xaaji Cabdi ka walaalo ahaayeen. Milaygii uu geeriyooday Caaqil Cilmi Yuusuf, waxa jagadii caaqilnimada qabtay Xaaji Cabdi walaalkii oo da’ ahaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Oct 22.2012(SDN)-Waxaan halkan idiinku soo guddbineynaa barnaamij lagu eegayo Soomaalida UK u soo hayaantay ee ka tagtay Holland,ee daawaasho haboon.
Posted in Uncategorized | Read More »
Afmadow Oct 22,2012(SDN)-Meliishaadka kooxda Al Shabaab ayaa madaafiicda Hoobiyaha loo yaqaano ku garaacay magaalada Afmadoow ee gobolka Jubadda Hoose. Magaalada Afmadoow ayaa waxa haatan gacanta ku haya ciidamada dawlada Soomaaliya. Hoobiyeyaasha lagu garaacay guddaha magaalada Afmadoow ayaa gebi ahaan ku dhacay goobo dad rayid ahi ay ku noolaayeen. Waxaan weli cadeyn baaxada khasaaraha dhabta ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Oct 22,2012(SDN)-Ciidamada AMISOM qeybtooda Booliiska ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay tababro ay u furayaan ciidamo cusub oo Boolis ah oo Soomaaliya ay yeelaneyso. Ciidamada Booliska loo tababarayo oo isugu jira rag iyo Dumarba ayaa ah markii u horeysay ee lab iyo dhedig wadajir loogu tababro ciidamad aamniga ee dalka. Dumar Soomaaliyeed oo ku lebisan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Oct 22,2012(SDN)-Bulshada Soomalaiyeed ayaa si weyn uga xumaatay weerarkii wuxushnimada ahaa ee xalay loo geystay wariyaheena Muqdisho Maxamed Maxamuud Tuuryare. Wariye Tuuryare ayaa xalay laba ruux oo bastoolado ku hubeysani ay ku weerareen xaafada xaawo taako ee degmedda Wadajir ee magaalada Muqdisho. Fariimo faro badan oo na soo gaadhay ayaa muujinaya sida qeybaha kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct22,2012(SDN)-Ilaalada Madaxtooyada Somaliland ayaa xalay fiidkii la maqlay rasaas faro badan oo ay ku rideenmid ka mida gawaadhida isticmaasha wadada hor marta qasriga madaxtooyada Hargeysa. Gaadhigan oo ah kuwa rayidka ayaa si kedis ah ugu weebday gidaarada difaaca kadinka Madaxtooyada oo askari dhoobneyd. Ilaalada ayaa tacshiirad huwiyay gaadhiga,masaafo yar dabadeedna gaadhiga ayaa joogsaday. Gaadhigan […]
Posted in Uncategorized | Read More »