Home » 5:49 am Entries posted on “October, 2012”

Qormada Boobe Yusuf iyo Qiimeenta Alasow – Falcelin Sheeko xiiso badan

Malaha waa ii balwad oo kama joogi karee mar kastoon Computer dul fadhiisto waxaan booqashada ka bilaabaa Halbeegnews.net ,waxaan u sii dhaafaa Waaheen.com kadibna Qurbejoog.com ayaan ku soo afjaraa baadigoobkeeyga xaqiiqa raadinta warar hufan oo ku saabsan dhacdooyinka Somaliland iyo Musuqmaasuqa Maamulka Siilaanyo. Waqti badan kuma lumiyo inaan Website-yada kale ee  Somaliland booqdo hadii aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hawlgalo ay qaadeen ciidamada Somaliland oo Tahriibeyaal lagu qabqabtay

Lawyacado Oct 23,2012(SDN)-Ciidamada amaanka ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa hawlgal ay qaadeen waxa ay ku soo qabqabteen tiro dad ah oo damacsanaa in ay ka tahriibaan xeebaha Galbeed ee dalka. Taliyaha ciidamadaSomaliland Ismaaciil Cawaale ayaa saxaafada u sheegay in hawlgalada ciidamadu qaadeen ay ku soo qabqateen 40ruux oo tahriib damacsanaa. Taliyuhu waxa uu sheegay in dadkani […]

Posted in Uncategorized | Read More »

A wake up Call From Angry Spirits

Reading the desperate face of the layman on the street is my favorite book. Using his tongue as a pen inked with twisted tears deep, deep from his heart. As we share and have many things in common. That is why his agony and scream shivers my spine. His coughing and sneezing opens my eyes […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Doodii kama danbeysta aheyd iyo Obama oo xilkiisa xejistay

Raton,Florida Oct 23,2012(SDN)-Madaxweynaha Mareykanka iyo ninka xilkiisa ku socda ee Mitt Romney ayaa xalay yeeshay doodii sadexaad ee kama danbeysta aheyd oo looga dooday siyaasada arrimaha dibedda. Madaxweynaha Mareykankaayaa doodan sadexaad u muuqday in uu si weyn uga soo kabtay arbushkii Romney ee doodii u horeysay ee ay labada nin yeesheen. Obama ayaa xalay u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Findland oo laga cabanayo Caruurta Soomaaliya lagu celiyo

Helsinki Oct 22,2012(SDN)-Waalidiinta Soomaaliada ku nool dalka Findland ayaa looga cawday in caruurtooda ay dugsiyada ka saaraan Soomaaliyana ay uga soo tagaan. Warbixin ay dhawaan daabacday Helsingin Sanomat axadii ina dhaaftay ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyin ka dhashay dhalinyaro dalkaa laga kexeeyay oo doonaya in Findland dib loogu soo celiyo. Dhalinta waalidiintaa dhashay ayaa Findland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Japan oo dhaqaaluhu dhulka galay iyo sababaha loo aaneynayo

Tokiyo Oct 22,2012(SDN)-Warbixin ay dawlada Japan soo saartay oo ka waramaysa xaalada dhaqaale ee dalkaas ayaa sawir guran ka bixisay halka xaalka dhaqaale ee dalkaasi uu marayo. Bishii ina dhaaftay ee September ayaa aheyd tii ugu liidatay ee dalkaa soo marta sodonkii sanadood ee u danbeeyay sida warbixintuay tibaaxday. Hoos u dhaca u weyn ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopia sacks the president of Somali Region

The Ethiopian federal government has sacked the president of the Somali regional state according to reports in the regional administrative capital Jigjiga. The ouster of Abdi Mohamud Omar comes on the heels of growing local, regional and international accusations of widespread abuses in the region. Mr Omar has been accused of torturing, killing and the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Cabdi Iley oo xilkii laga qaaday iyo Liyu Polickii oo lakala dirayo

Jigjiga Oct 22,2012(SDN)-Waraka ka soo baxay magaalada Adis Ababa oo uu ku sugan yahay madaxweynihii dawlad degaanka Soomalida Itoobiya ee xilka laga xayuubiyay ayaa tibaaxaya in la qorsheynayo haatan in la kala diro Liyu Policekana. Wararkan ayaa si weyn waxa u daabacaya una hadal haya saxaafada dalka Itoobiya. Xil ka xayuubinta Madaxweyne Cabdi Cumar Iley […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Success Uncertain for European Training Effort

The German soldier is squatting in the Ugandan savanna as 30 pairs of eyes follow the felt-tipped pen in his hand. He is writing the most important commands onto a metal slate, once in English and once in Somali: “Attention” and “Fire.” His muscles twitch under the skin of his tattooed arms, and mosquitoes buzz […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali League reacts to HS article, denounces families for forcibly taking children out of Finland

The Finnish Somali League has condemned the practice of taking children away from Finland against their will. On Sunday Helsingin Sanomat reported that each year a few young people who had lived in Finland and who had been sent back to Somalia by their parents, appear at the Finnish Embassy in neighbouring Ethiopia saying that […]

Posted in Uncategorized | Read More »