Home » 4:38 pm
Entries posted on “October, 2012”
Hargeysa Oct 23,2012(SDN)-Xisbiga cadaaalada iyo daryeelka ee UCID ayaa hore u shaaciyay in golihisa dhexe uu kulmi doono bishan 25keeda si loo sharciyeeyo heshiis ay hore u wada galeen xisbiga iyo xubno cusub oo ku soo biiray. Jamaal Cali Xuseen oo haatan ah musharaxa madaxweynaha ee doorashooyinka soo socda iyo xubno kale oo xisbiga ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Oct23/12 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SHeekh Maxmuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaasi Gulia Terzi. Madaxweynaha iyo wafdiga Dowladda Talyaaniga ka socday ayaa waxay wada yeesheen kulan qaatay saacado kaasi oo ay uga wada hadleen xiriirka labada wadan iyo […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa 23, October 2012 (SDN)- Mudaneyaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa durduro ku ansixiyay xeerka mihnadleyaasha Caafimaadka Somaliland oo ay maalmo kooban ka doodayeen wax-ka-bedel iyo kaabis lagu sameeyay. Fadhigii maanta oo uu shirgudoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golahaas Baashe Maxamed Faarax, wax aka qaybgalay 42 mudane oo ka tirsan 82-ka xubnood ee golaha Wakiiladu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London oct23/12 (SSD) waxa Maanta oo gaadhay Deeganka Gaza ee ka taliso Xamaas Wafdi Balaran oo uu hogaaminayo Amiirka Qatar Sheekh Xamad Bin Khalifa Altahani iyo Xaaskiisa Sheekha Mawza Bint Nasir Almisnad wafdigan balaran ayaa noqonaya wafdigii u horeyey ee carbeed ee gadha deeganaka Gaza oo mudo ay saarnayd cunaqabatayn dhaqaale oo ku soo riday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Oct 23,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa fariimo ay ku baahiyeen bogooda Twitter waxa ay ugu hanjabeen dalka Britain oo ay ku eedeeyeen in ay dagaal kula jiraan Muslimiinta. “weerarada ku fool leh Britain waa qaar ka culus kuwii hore loola beegsaday dalkaas”ayaa lagu yiri qoraalka hanjebaada ah. Al Shabaab ayaa sheegtay in ay ujeedadu tahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Badhaadhe Oct 23,20129SDN)-Waxa shalay ilaa maanta ay dagaalo ku dhex mareen degaano ka tirsan gobolka Jubada hoose ciidamada Amisom oo ay weheliyaan ku wa dawlada iyo kooxda Al Shabaab. Dagaaladan oo ka dhacay degmooyinka Badhaadhe iyo kulbiyoow ayaa waxa uu sababy argagax ku dhacay dadka degaanka. Ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada ayaa sheegay in ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco Oct 23,2012(SDN)-Waxa magaalada Burco maalmihii ina dhaafay si weyn looga hadal hayay safarada soo noqnoqdey ee madaxweyne Axmed Siilaanyo ku gaalaa baxo magaalooyinka ay ka midka yihiin Berbera iyo Gabiley. Taa waxa barbar socday sida madaxweynuhu aanu ilaa iyo haatan intii la doortay aanu si nefisa u sal dhigan degaanada Togdheer ee sida weyn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhagaxbuur Oct 23,2012(SDN)-Warar naga soo gaaraya degaanka Dhagaxbuur ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi maalmihi u danbeeyay ay ka dhacayeen dagaalo u dhexeeyay Jabhada ONLF iyo ciidamada Itoobiya. Dagaladan oo aan ilaa iminka la tira koobin khasaaraha ka dhashay ayaa ahaa qaar degaankaa ku soo noqnoqday ka dib kolkii labada dhan ay rogaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Oct23,2012(SDN)-Warar ay isla dhexmarayaan saxaafada dalkaItoobiyaayaa tibaaxayain haatan lagu guddo jiro baaritaano lagu hayo gabood falo uu hore u geystay madaxweynihii hore ee Dawlad degaankaItoobiya Cabdi Muxamuud Cumar Iley. Cabdi Iley oo haatan ku sugan Adis Ababa ayaa la baarayaa gabood falada ay geeysteen ciidamo si toos ah uga amar qaadanayay oo la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Oct 23,2012(SDN)-Xoghayahaarrimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa war ay soo saartay waxa ay ku shaacisay lacago dheeri ah oo ay ugu deeqday wax ka qabashada xaaladaha guracan ee geeska Africa. Hillary Clinton ayaa sheegtay in dalkeedu ugu deeqayo dalalka geeska Africa aduun dhan $58 million dollars. Haweeneydu waxa ay sheegtay in xaaladaha biniaadam ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »