Home » 4:29 am Entries posted on “October, 2012”

Madaxweynaha Kililka 5aad Iyo Ku-xigeenkiisii Oo Loo Diiday Inuu Safar Ugu Baxaan Debedda

Adis-ababaOct 24,2012 (SDN/Hubaal-W/wararka)- Dawladda Federaalka Ethiopia, ayaa  la sheegay in ay xilkii ka qaaday madaxweynihii Kililka shanaad ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ( Cabdi Iley). Warkan oo aanu ka soo xiganay shabakadda Araweelonews  oo  iyadu boggeeda ku daabacday ayaa sheegaya in Madaxweynaha Kililka Shanaad ee Itoobiya oo qorshaynayay inuu safar dalka debediisa ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waran-Cadde oo Fashiliyey Cudud Qarannimada Somaliland Lid Ku Ah oo Qaramada Miboobey Maleegayaan

Hargeysa Oct 24,2012(SDN/Hubaal)- Siyaasiga Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa cawaaqib xumo ku tilmaamay ciidammo uu sheegay in lagu tabobarayo meelo ka mid ah dalka Soomaliya oo uu ku eedeeyey inay  Qaramada Midoobey dabada ka wadaan. Cali Warancadde waxa uu sheegay in Ciidammadani hor dhac yihiin qorshihii cunaqabataynta lagaga qaaday hubka Soomaaliya ee ay dhawaan Qaramada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AlShabaab oo Deegaannada Ay Ku Hadheen Ka Mamnuucay Gawraca Xoolaha ee Ciidal-Adxaha

Jawhar Oct 24,2012(SDN/W/wararka)-Xarakadda Alshabaab ayaa deegaanadda ay ku sii hadheen maamulkooda ka mamnuucay in gawraca Xoolaha ee maalinta Ciidul-adxaha oo ku beegan Jimcaha soo socda, iyagoo ku dooday In  dadka Soomaalida ahi si khaldan u gawracaan Xoolaha. Dhinaca kale Al-shabaab  ayaa  Ku Hanjabtay Inay Qaraxyo Ka Geysanayso dalka  Ingiriisk.  Sida lagu sheegay Qoraal ay ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xil. Qabille oo Sheegay In Madaxweynuhu Markii uu Tegey Berbera Goddob ka Galay Musharraxiinta Xisbigiisa oo Siraad ku Raadinayay

Hargeysa Oct 24,2012(SDN/Hubaal)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa naqdiyey socdaalkii dhawaan madaxweynuhu ku tegey gobolka Saaxil., isaga oo ku tilmaamay mid reer Berbera lagaga iibinayo musharraxnimadda maayarka Magaaladaasi Cabdalle Maxamed Carab oo kamid ah Musharraxiinta Xisbiga KULMIYE uga tartamaya golaha deegaanka ee Berbera. Xildhibaan Qabille waxa kale oo uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka oo qiimeynaya Barnaamijka Qaxootiga Soomaalida dalkooda loogu soo qaado

Nairobi Oct 24,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa shaacisay in ay qiimeyn ku sameyneyso barnaamijka Qaxootiga Soomaalida ee Kiinya ku sugan loogu soo qaado dalka Mareykanka. Qiimeynta barnaamijka ayaa waxa sameyneysa haweeneyda kaaliyaha u ah xoghayaha arrimaha dibedda Anne Richard oo booqaneysa Nairobi. Dawlada Kiinya ayaa dhankeeda qorsheyneysa in Mareykanka ay ka raarido in Soomaalida Qaxootiga ku ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fadeexad ka dhalay Dhuxul AMISOM ay dalbatay in laga dhoofiyo Kismaayo

Kismaayo Oct 24,2012(SDN)-Taliyaha ciidamada AMISOM ee Kismaayo ayaa qaaday tilaabooyin uu dunida doonayay in uu ugu iibgeeyo Dhuxul ay ugu tageen dekedda Kismaayo kolkeey qabsadeen. Brigadier Anthony Ngere oo ah taliyaha qeybta labaad ee AMISOM oo xarunteedu tahay Kismaayo isla markaana ah taliyaha ciidamada Kiinya ee galay Soomaaliya ayaa dalab qoraal ah oo uu u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War degdeg ah: Koox hubaysan oo toogasho ku dilay Weriyihii Universal TV ee Laascaanood

Laascaanood 23, October 2012 (SDN)- Koox hubaysan ayaa caawa toogasho ku dilay weriyihii magaalada Laascaanood u joogay Telefishanka Universal marxuum AxmedSaki Faarax. Siday shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com u xaqiijiyeen masuuliyiinta Universal TV xafiiskooda Hargeysa iyo weriyeyaal ku sugan Laascaanood, weriyaha waxa toogtay rag hubaysan oo aan la garanaynin, xilli uu abaarro 8:00 caawa ku socday gurigiisa magaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland oo xukun toogasho ah ku riday nin Yemen u dhashay

Garoowe Oct 23,2012(SDN)-Maxkamada derajada koowaad ee Puntland ayaa maanta ku riday xukun dil ah nin u dhashay dalka Yemen ka dib kolkii lagu qabtay kiyoo hub soo geliyay Puntland. Ninkan oo lagu magacaabo Saalixi Cafiif Camuudi ayaa la qabtay kiyoo la socda doon uu ka soo buuxiyay hubka noocyadiisa kala duwan. Xeer ilaaliyaha Puntland Cabdikariim […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Only one Somali pirate attack in three months

KUALA LUMPUR: Policing by international navies in the Gulf of Aden has proven effective as attacks by Somali pirates this year have fallen to its lowest since 2009, according to an International Maritime Bureau (IMB) third quarter report released yesterday. The International Chamber of Commerce IMB revealed that there had only been one attack reported […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safarkii Prof. Cabdiweli M. Cali Gaas uu ku booqday degaanada Gobolka Mudug

Gaalkacyo Oct 23,2012(SDN)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda federaalka Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu dib ugu soo laabtay Magaaladda Gaalkacyo, kadib safaro uu ku booqday deegaano kamid ah Gobolka Mudug, gaar ahaan Dagmadda Galdogob. Prof. C/wali Maxamed Cali oo haatan ah xildhibaan dowladda Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Puntland, ayaa waxaa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »