Home » 3:42 pm Entries posted on “October, 2012”

Wasiirka WarfaafintaSomaliland:Ha’yadaha amniga u xil-saaranina waxay ku hawlan yihiin sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Dambbiileyaashii dilka Axmed-Seki geystay

Hargeysa Oct 24,2012(SDN)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Abiib Diiriye Nuur(Timocad) ayaa wa uu maanta ka soo saaray ku canbaareeyay dil xalay loogu geystay mahaalada Laascaanood wariye Axmed Seki Faarax. Wariyaha oo ka tirsanaa TVga Universal ayaa waxa toogasho ku dilay rag afka soo duubtay. Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa qoraalka uu ka soo saaray dilka u dhignaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diray Agaasimihii hore ee Duulista oo ku geeriyooday Hargeysa

Hargeysa 24, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii, Ehelkii, Wasaaradda Duulista & Hawada, iyo Shacbiga reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid Duuliye Sare, MARXUUM, CABDI CALI OBSIIYE oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, laguna aasay. Marxuumku waxa uu mudo dheer […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SAYIDKAN GACANTA DUUBANI BOOBE IYO XAASKIISA MA SARIIRTU U HOOS JIIFEY!

Salaanta Islaamka ka dib. Dalkeenii iyo dadkeeni halka ay marayaan iyo sida xaalku hayey waxa uu qofkii caqli lihi ka dheehan karaa qoraalada ay qorayaan Boobe Yusuf oo xilkii wasiirnimo laga caydhiiyey, iyo Sayidka sawirkiisu gacanta duuban yahey ee dhanka dawlada dhufeyska ka soo galey. Sow arkimeysay in gabadh la isu soo fadhiistey oo ninkasta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magacyada Gabdhaha iy wiilasha oo si cilmi nafsi ahaan loo fasiray kana turjumeeso qofka wata magacaas dabeecadiisa dhabta ah iyadoona lagu ogaaday tijaabooyin ay sameeyeen baarayaal ku xeel dheer cilmu nafsiga

Aan ku bilaawano dhanka wiilasha:- Axmed: waa qof qalbi wanaagsan iskana saamaxo qofkii ka galo danbiyo waa weyn oo xaq daro ah wax muhiimad ahna masiiyo wax ka imaan doonaa gadaal. Ibraahiim: waa wiil baari ah jecelna walaalihiisa gabdho iyo wiilal in badana u axsaan falo Qaasim: waa qof aad u qosol badan qariyana murugadiisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

OGAYSIIS KA SOO QAYB GAL MUDAHARAD LOOGA SOO HORJEEDO QAADKA

Posted in Uncategorized | Read More »

Ubadkii Wadankeena & Aayihii Ummadeena

Aduunyadu waxay kujirtaa tartan loo tartamayo dhaqaale,horumar ,awood iwm,ummadeena Soomaaliyeed oo xaqiiqdii kahartay tartanka 20 sanoo lasoo dhaafay noqotayna ummad tusaale loosoo qaato marka laga hadlayo Jahliga, nabadgalyo xumida ,gaajada iwm. Ayaa waxaa soo iftiimaya isbedal rabitaan horumar. Iyadoo ay uu muuqato ,ummadaSoomaaliyeedna laga dareemayo hiddidiilo iyo hami ka guuxaya inay kagudbaan dowlad la,aanta raagtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Xaabsade Oo Ka Hadlay Qorshaha Xukuumadooda Uga Meel Yaala Guryihii Iyo Hantidii Kale Ee Ay Xukuumadii Hore Ee UDUB Iibisay

Hargaysa  Oct 24,2012 xigasho Wargayska geeska Afrika : Wasiirkaha hawlaha guud iyo gaadiidka Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa ka hadlay qorshe xukuumadda uu ka tirsanyahay uga meelyaala guryihii iyo dhulkii ay dawladu lahayd ee ay xukuumadii hore ee UDUB iibisay. Md. Xaabsade, wuxuu sheegay inay wasaaradiisu diyaarinayso warbixin ku saabsan hantidaas oo loo gudbin doono […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg Dega :Hamahii Kaydka Shidalka Warshada Laydhka Barbera oo Dab Qabsaday

Berbera Oct 24,2012 waxa saaka abaaro subaxii hore dab qasaday hamahii shidaalka ee warshada laydhka barbara dabkan ayaa sababay in uu shan ruux uu dhawac ka soo gaaro dadkaas uu dhawacu ka soo garay ayaa ahaa gurmadkii u soo gurmaday damista dabkan oo xoog badnaa waxan loo la cararay isbitaalka guud ee magalada barbara Masuuliyiinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abwaan Cabdilaahi Lagjar oo Madal toban qofood isugu timi ku shaaciyay Somaliweynimo(DHEGEYSO)

Toronto Oct 24,2012(SDN)-Waxa magaalada Toronto dhawaan lagu qabtay kulan looga hadlayo arimo dhawr ah oo salka ku hayay nooca ay noqon karaan wadahadalo dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya. Kulankan oo ay ka khudbadeeyeen dad kala taageersan Khaatumo,Awdal iyo Makhir State ayaa khudbadii ugu xiisaha badneyd waxa jeediyay Abwaan hore ugu caan baxay difaaca gooni isu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamad Ha La Horgeeyo Haddii Dembi Lagu Hayo, Ee Yaanu Saldhigga Cid ugu Xidhnaan Walaalkay

Hargeysa Oct 24,2012(SDN)-Muwaadin reer Soomaaliland ah oo Sweden kayimi oo xabsi Hargeysa ku yaal ku jiray mudo todobaad ah ayaa ehelkiisu qoraal ka soo saareen xaaladiisa. Qoraal uu ninka xidhan Muuse Jaamac Nuux walaalkii na soo gaadhsiiyay ayaa sidan u qoraa; “Waxan ka cabanaynaa  annagoo  ah ehelada Muuse Jaamac Nuux  oo muddo toddoba cisho ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »