Home » 4:42 am Entries posted on “October, 2012”

Tacsi ku socota Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Biixi Magan

yusuf biixi Xaaskiisa eynab balyax  ,muse biixi iyo xaaskiisa safiya cabdilahi,nimco biixi iyo odeygeeda iyo ubadkeeda. INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJUCUUN Waxa magaalada Hargeysa xalay ku shalay ku geeriyooday Aabe Maxamed Biixi Magan,hadaba dhamaan dadka hoosta ku xusani waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu marxuumku ka baxay,khaasatanYusuf maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isreal iyo Xamaas oo heshiis xabad joojin ah gaadhay

Gaza Oct 25,2012(SDN)-Dawlada Isreal iyo kooxda xamaas ee ka arrimisa daana Gaza ayaa gaaray heshiis xabad joojin ah oo lagu hakinayo madaafiic labada dhan ay isweydaarsadeen. Colaada labada dhan ee maalmaha socotay ayaa heshiiska lagu hakiyay waxa ka shaqeeyay dawlada Masar. Heshiiska labada dhan ay maanta gaareen ayaan la garaneyn mudada uu socon doono iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mahiga:Waa in la baaraa Toogashadii Tuuryare iyo dilkii Axmed Faarax

Nairobi Oct 25,2012(SDN)-Madaxa Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey u qaabilsan dalka Soomaaliya ayaa war uu soo saaray waxa uu uga waramay dilalaka soo noqnoqday ee suxuufiyiinta loo geysto. Augustine Mahiga ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dilalaka iyo weerarada soo noqnoqdey ee lagu qado wariyeyasha Soomaaliya. “Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa ehelkii iyo qaraabadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burcad badeed weerar ku qaaday Markab ciidan

Muqdisho Oct 25,2012(SDN)-Qaar ka mida Burcad-badeeda Soomaalida ee ka qawleysta xeebaha ku teedsan dalkooda ayaa weerar jac ku siiyay markabka hormuudka u ah maraakiibta ka hawlgala xeebahaSoomaalida. Sida lagu sheegay war laga soo saaray taliska ciidamada NATO ayaa lagu xusay in markabka Rotterdam ee Holland laga leeyahay burcad weerartay. Burcada oo hawlgaladooda ugaarsi ee maraakiibta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

GUDOOMIYAAH URURKA RAYS, AQOONYAHAN LA AAMINI KARO

Waxaa la gaadhay somaliland waqtigii loo hiilin lahaa aqoonta, aragti cusub oo siyaasadeed, iyo hogaan fahamsan isbedelka siyaaasadeed ee saameeynta ku yeelaan kara somaliland. Astaamahaas iyo kuwa kale oo muhiim ayay  tahay inuu yeesho qofka ummad hogaaminaya, hadaba marka aad eegto maanta wadamada aynu deriska nahay iyo aduunka intiisa badan ayaa ku talaabsaday inay hogaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali-American group wins FBI award

MINNEAPOLIS — The Ka Joog nonprofit run by young Somali-Americans from the Twin Cities will receive a community leadership award today from the Minneapolis office of the FBI. The organization takes its name from the Somali phrase meaning “stay away” — a message to encourage young people to avoid drugs, violence, and extremist ideology. The […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Number of Somali journalists murdered in targeted attacks grows to 16; no arrests yet made

MOGADISHU, Somalia – The list of murdered Somali journalists keeps growing longer, and no one seems able to stop it. The death of Ahmed Saakin Farah brought the number to 16 Somali journalists killed this year, most in targeted attacks by gunmen who know there is little chance they will be caught or jailed. Assailants […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prof. Cabdiweli Gaas oo soo gaaray Caasimada Puntland kadib markuu soo maray deegaano badan oo u dhexeeya Gaalkacyo iyo Garowe

Garoowe Oct 24,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya  Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  ayaa Cagta soo mariyay deegaano badan oo u dhexeeya Gaalkacyo iyo Garowe intuusan caasimada Puntland soo gaarin. Dr Gaas ayaa waxaa ka mid ahaa goobihii uu soo maray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 3aad

Fursad uma helin Xaaji Cabdi in uu yaraantiisii waxbarasho toos oo iskuul iyo malcaamadeed bilaabo, waayo xilligii uu dhallaanka ahaa dugsiyo waxbarasho iyo malcaamado ma jirin. Barashada aqoontaDiiniga ahna waxa loogu safri jiray Galbeed, gaar ahaan Harar. In uu halkaas gaadhana waxa ka horjoogsaday kaalinta kaga aaddan qoyska. Waxa uu se helay nolol waayo-aragnimo badan, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

GOORMA, HALKEE, IYO SIDEE, AYAA LOO DOORTAY MURASHAXA MADAXWEYNE EE XUSBIGA NEW UCID?

Waxaa shuruucda xusbiga ucid ka mid ahaan jirtay, (shakhsiga loo doorto gudoomiyaha xusbiga ayuunba u taagan markasta murashaxa madaxweynaha ee xusbiga, halka markaas u ka duwana gudoomiye ku xigeenku ee anu u taagnayn murashaxa madaxweyne ku xigeenka ,ee isaga sharci hoosadku u ogolaa in mar kale laga dhex doorto xusbiga dhexdiisa, cida noqonaysa murashaxa madaxweyne […]

Posted in Uncategorized | Read More »