Home » 6:18 am
Entries posted on “July, 2012”
London July 24,2012(SDN)-Waxa dhawaan Internetka lagu shaaciyay xogta macaamiisha Dahabshiil Bank ka dib kolkii ay kooxda Anonymous ay weerar jac ku siisay Computerada shirkadaasi. Hadalheynta ugu badnina waxa ay ka dhalatay Hantida qaar ka mida shaqsiyaad ka tirsan xukuumada Somaliland. Sidoo kale waxa iyana fajiciso ku noqotay dakii u kuur galay xogtan la soo bandhigay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 24,2012(SDN)-Madxweynaha Dawlada KMG ah ee Soomaaliya Md Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in uu si weyn ugu qanacsan yahay in kolka xilga uu ka dhamaado dib loo dooran doono, Madaxweyne Shariif ayaa sidaa ku sheegay wareysi u siiyaybarta Internetka ee AFP. Madaxweyne Shariif iyo dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu xiligu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kamiroon-July-23-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ku falanqeyneynaa taariikh nololadkii xiddigii baresamaadkii ee reer kamiroon Roger Milla. Roger Milla wuxuu ku dhashey magaalo Madaxda Yaounde sannadkii 20-may-1952,wuxuuna la noolaa aabihiis oo markaa ka shaqeyn jirey wadooyinka tareenada. Haddaba naadigii ugu horeeyey ee uu usaxeexay inuu u ciyaaro isaga oo 13-jir ah wuxuu ahaa (Douala) 18-jirkiisiina wuxuu ku guuleystey […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa, 23, July 2012 (SDN)- Kulan lagu faaqiyado wada-hadala dhowaan u bilaabmay Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa lagu wadaa inuu todobaadkan ka furmo caasimadda Hargeysa. Shirkan oo uu qabanqaabadiisa leeyahay ururka SORADI oo ka mid ah kuwa maxaliga ah, waxa sida qorshuhu yahay uu socon doonaa muddo laba maalmood ah. Sida lagu sheegay qoraal hordhac ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 23, July 2012 (SDN) Wasaaradaha iyo Ha’yadaha dawliga ah ayaa bishan barakaysan ee Ramadaan bilaabay inay lumiyaan saacadaha hore ee shaqada dawladda, waxaana saaka kormeer aanu ku soo maray dhammaan xarumaha Ha’yadaha dawliga ahi intooda badani ay ahaayeen qaar albaabadu u xidhnaayeen, qaarna waxa joogay shaqaale yar, hase yeeshee waxa xafiisyadooda ku sugnaa lix […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dubai July 23,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa dhawaan mar uu booqdey magaalada Dubai ee dalka isutaga Imaraadka Carabta waxa uu booqday xarunta TVga Horn Cable oo uu ka qeybqaatay Barnaamijka Kulanka Maanta,Daawasho wacan.
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka hore dhammaantiin akhristayaal waan idin salaamay, salaan ka dib haddii aan u soo noqdo maqaalkan waxan ku eegaya xaalada imika ku aadan rabitaanka musharaxnimadda gobolaha deegaan oo si baalaadhan ugu socda dalka iyo goboladda. Marka haddii aynu doonayno musharax wax ka bedela dalka oo u adeegaya bulshadda waa in aynu ku doorana kartidiisa iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 23,2012(SDN)- Guddoomiyaha cusub ee Jaamacada Hargeysa Dr.Cabdi Xussen Gaas ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore ee Jaamacada Md Muuse Aadan Maxmed xaflad lagu qabtay qolka shirarka ee Jaamacada. Xil wareejinta ayaa waxa goobjoog ku ahaa Guddoomiyaha guddida joogtada ah ee jaamacada Hargeysa wasiirka Qorsheynta Md Sacad Cali Shire iyo marti sharaf kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 23,2012(SDN)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Ergayga QM Dr. Augstina Mahiga, iyo xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo dadajin lahaa liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda. Ugu horayntii Ergayga QM […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu (SDN)- Wariye Mohamed Abdullahi Dhaaley oo ka tirsan Bahweynt somalidiasporanews, sidoo kalena ah Wariye Sports-ka wax ka qora oo Warbaahin Caalami ah la shaqeeya ayaa la gudoonsiiyay Shahaaddo Caalami ah oo lagu sharfayo dhaqdhaqaaqyada uu Wariyuhu uga qayb-qaato tabinta Wararka Sports-ka Soomaaliya. Xaflad ka dhacday xarunta Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa dhawaan Wariye Mohamed Dhaaley […]
Posted in Uncategorized | Read More »