Home » 9:16 pm Entries posted on “July, 2012”

Dawlada KMG ah iyo Puntland oo isku maandhaafsan ergooyinka ansixineysa Dastuurka

Garoowe July 24,2012(SDN)-Mur hore oo ka dhashay cida xaqa u leh in ay soo xusho ergada Puntland uga qeybgaleysa ansixinta dastuurka dalka Soomaaliya ayaa u dhexeeya maamulka Puntland iyo dawlada KMG ah. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa isagu soo xulay 100 xubnood oo Puntland ku meteli doona shirka ansixinta Dastuurka dalka. Halaka ay dawlada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ghana’s President John Atta Mills Dead at 68

Ghana’s President John Atta Mills has died at the age of 68. The Ghanaian minister of information, Fritz Baffour, confirmed the president’s death in a phone interview with VOA. The official Ghana News Agency, quoting a statement from the office of the presidency, reports that Mills died Tuesday at a military hospital in the capital, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynihii Ghana oo caawa ku geeriyooday caasimadda dalkiisa iyo dawladda oo ka hadashay dhimashada hoggaamiyahooda

Accra 24, July 2012 (SDN)- Madaxweynihii dalka Ghana John Atta Mills, ayaa goor dhawayd ku geeriyooday caasimadda dalkaas ee Accra. Madaxweyne John Atta Mills oo dhintay isagoo da’diisu tahay 68 jir, waxa geeridiisa xaqiijiyay wasiirka Warfaafinta dalkaas Fritz Baffoud oo khadka telefoonka ugu waramay qaybta Ingiriisida ee idaacadda VOA. Wakaalada Wararka rasmiga ah Ghana oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal caawa ka dhacay aaga degaanka Buuhoodle

Buuhoodle July 24,2012(SDN)-Waxa caawa duleedka magaalada Buhoodle ka dhacay dagaal culus oo dhex maray ciidamada Somaliland iyo qaar ka amar qaata Khaatumo,dagaalkan ayaa waxa uu dhacay abaarihii afurka dabadii. Dagaalka ayaa dhacay ka dib kolkii ciidamada Khaatumo ay weerarka ku qaadeen fariisimo ay ciidamada ku leeyihiin aaga Sooljoogto. Ma cada khasaaraha ka dhashay isku dhacan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sudan Rejects South Sudan Oil Offer

NAIROBI, Kenya — Sudan is giving a cool response to several South Sudanese proposals aimed at rejuvenating peace talks and oil production. Khartoum wants to settle security issues before considering Juba’s offers. Sudan says the South Sudanese proposals, submitted Monday at African Union-mediated talks in Addis Ababa, do not break new ground. The package included […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha la doortay ee Masar oo magacaabay Raysal-wasaare cusub oo uu xulashadiisa dhawr todobaad ku hawlanaa

Qaahira 24, July 2012 (SDN)- Madaxweynaha cusub ee dalka Masar, Mohamed Morsi ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Raysal-wasaaraha dalkaas, ka dib markii muddo bil ku dhaw uu xilka hayay. Ka dib markii Madaxweyne Mursi muddo saddex todobaad ah ku hawlanaa xulashada Raysal-wasaare madax-banaan, waxa uu maanta magacaabay Hashem Kandil oo hore u ahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Rebel leader agrees to put down arms

Hargeysa July 24,2012(SDN)-Suleyman Haglotosiye the leader of the SSC rebel group met the president of Somaliland Ahmed Mohamed Silanyo in Hargeisa the Capital of the self declared enclave. The two met in Dubai couple of weeks ago,but little is known about their meeting,but today in Hargeisa where the two have met again talks revolved around […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaglotoosiye oo Hargeysa Gaaray isla markaana la kulmay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

Hargeysa July 24,2012(SDN)-Hogaamiyihii Jebhada SSC Md Suleymaan Xaglotoosiye ee dhawaanta Dubai kula kulmay madaxweynaha Somaliland ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa isla markaana kulan kula qaatay madaxweynaha aqalka madaxtooyada. Md Xaglotoosiye ayaa dhawaan soo maray magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland,balse Hargeysa u soo boqoolay kiyoon masuuliyiinta maamulkaa aan la kulmin. Madxweynaha Somaliland Axmed Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Pirates face off with Puntland forces in Galka’ayo

Galka’ayo(SDN)-Pirates of the Somali enclave of Puntland pull-off a brazen attack on the Puntland armed forces in Galka’ayo. The forces were conducting an anti Pirate activities in the area when caught of gaurd by the daring attack. The Pirates ambushed the Puntland forces killing and injuring some soldiers according to eyewitnesses. “The Puntland forces were […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dahabshiil Bank flip flops on Attack and prosecution of Media

London July 24,2012(SDN)-Dahabshiil Bank has released yet another statement regarding a recent reported attack on their servers by hacktivists group Anonymous in which the group holds customer info hostage. In the latest statement Dahabshiil claims that attack did not happen yet condemns the act. ” Following the early stages of our on-going investigation, we can […]

Posted in Uncategorized | Read More »