Home » 7:12 pm
Entries posted on “July, 2012”
MOGADISHU, Somalia — Somali leaders are debating a new constitution that protects the right to have an abortion to save the life of the mother, and an international law group says the draft guarantees more fundamental rights than the U.S. Constitution. That’s one reason some women are celebrating the document and hardline conservatives are protesting […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 26, July 2012 (SDN)- Guddoomiye kuxigeenka hay’adda Xuquuqul-insaanka ahna kusimaha guddoomiyaha gudidaas Liibaan Ismaaciil Maxamed, ayaa ka xog-waramay waxyaabahii xafiis ahaan u qaybsamay mudadii sanadka ahayd ee uu shaqaynayey. Mr. Liibaan waxa uu sheegay inay ugu horayn dejiyeen nadaamkii uu xafiisku ku shaqayn lahaa sida Maaliyadii iyo qorshahii waxqabad iyagoo ku qoondeeyey sidii shacabweynaha Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Caynabo 26, July 2012 (SDN/Hubaal) – Maamulka Dawladda Hoose ee Magaalada Caynabo ee Gobolka Saraar ayaa shalay Xabsigau taxaabay 4 nin oo kamid ah dadka deegaanka kadib markii sida la sheegay ay ka dhiidhiyeen dhul dan guud ah oo la balloodhaystay. Ismaaciil Salaad (Gacayr) iyo seddex nin oo kale oo ku xidhan Saldhiga booliska ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa(SDN)-The Speaker of the Somaliland lower house Mr Abdirahman Cirro denied that he has received funds from the head of the Djibouti Bank Jama Heyd during the UCID party upheaval. The funds in question came to light after Hactivist group Anonymous hacked into the Dahabshiil Bank servers and published customer’s info. Mr Ciro dismissed that […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 25,2012(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha wakiilada Somaliland Cabdiraxman cabdilahi Cirro ayaa maanta mar uu u waramay HornCable TV waxa uu sheegay in aanu wax lacago ah ka helin Guddoomiyaha Baanka Jabuuti Jaamac Xeyd. Guddomiyaha Wakiilada ee hadana ah guddoomiyaha ururka Wadani ayaa ka jawaabayay lacago uu Dahabshiil u soo dhigay Jaamaca Xeyd mudo ku beegneyd xili […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sheekh July 25,2012(SDN)-Dugsi Goboleedka Xanaanada Xoolaha ee degmada Sheekh ayaa maanta Xafladii Qalin-jibinta ee 6aad u sameeyey 29 arday oo ka qalinjabisay Dugsiga Culuumta Xanaanada Xoolaha ee Magaalada Sheekh, Xafladaas Qalin-Jibinta waxaa ka soo Qeyb-galay Masuuliyiinta Dawlada Somaliland, Urur Goboleedka IGAD, Masuliyinta Jaamacadaha Nayroobi (Nairobi University) iyo Mekereri University oo ku taala wadanka Yugaandha, AU-IBAR, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdiso, 25, July, 2012(SDN)-Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta khudbad xamaasadaysan ka jeediyey furitaanka shirka Ansixinta Dastuurka kaas oo ay ka soo qayb galeen in kabadan 1500 oo qof. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaalia Mudane: Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyaha Baarlamaanaka Mudane: Shariif Xasan Sheek Adan, R’iisul […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 25, July 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa lacago yar gaadhsiisay dadka ay xalay guryuhu kaga dumeen roobab dabaylo watay oo ka da’ay caasimadda Hargeysa. Roobabka xalay fiidkii da’ay, waxay dumiyeen ilaa 40 guri oo sandaqado u badan, kuwaasoo ku yaalay xaafadda Sheekh Muuse Ducaale ee degmada Axmed-dhagax, sida uu Xogyaha gobolka Hargeysa Mr. Xamse […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moqdisho July 25,2012 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa Afur u sameeyey Agaasimayaasha Warbaahinta ka howl gasha magaalada Muqdisho, Afurkaan ayaa u jeedkiisu ahaa is xog waraysi iyo in suxufiyiinta iyo Dowladdu si wada jir ah ugu saaran dalka xiliga KMG. Waxaa Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ku wehliyey kulankaas Wasiir ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 24,2012(SDN)-Waxa maagaalada Hargeysa ka da’ay roob xoogan oo sababay khasaare baaxad leh sida waraka ka imana daafaha magaaladu ay tibaxayaan. Caawa ayaa magaalada laga dareemayay dabeylo roobabka weheliya daka baqdin geliyay,waxaana jira khasaare ka dhashay dabeylaha. Xaafada Axmed Dhagax ayaa la soo sheegayaa ilaa iyo haatan in uu roobku khasaaro baaxad leh u […]
Posted in Uncategorized | Read More »